Baydhabo, 12-ka Abriil 2024 – Maamulka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku ammaanay ciidamada Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) xaqiijinta amniga iyo bedqabka shacabka intii lagu guda jiray…
ATMIS News
-
-
War-Saxaafadeedyada
(EN) Eid-Ul-Fitr message from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS)
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISTo the slider too
(EN) ATMIS donates food items to vulnerable families to celebrate Eid-Ul-Fitr
Sorry, this entry is only available in EN.
-
HighlightsDokamiintiyo Muhiim Ah
(EN) Communiqué of the 1205th Meeting of the Peace and Security Council held on 26 March 2024 and 3 April 2024 on the Briefing by the Federal Republic of Somalia on its Proposal for a Post-ATMIS Security Arrangement in Somalia, Pursuant to UNSC Resolution 2710 (2023)
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS oo Maamuus u Sameysay Taliyaha Ciidanka ee Xilka Ka Degaya, Sarreeye Guuto Sam Okiding
Muqdisho, 01 Abriil 2024 – Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku maamusay Taliyaha Ciidanka ee xilka ka tagaya Sarreeye Guuto Sam Okiding hoggaamintiisa ku dayashada mudan…
-
Wararka ATMISHighlights
Cutubka Booliska Dhisan ee Gaana Ee Qaybta Ka Ah ATMIS Ayaa Qaatey Tababbar Ku Saabsan Ilaalinta Carruurta
Baydhabo – Soddon askari oo boolis ah oo ka tirsan Cutubka Booliska Dhisan ee Gaana ee qaybta ka ah Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa dhammeystay tababbar…
-
Wararka ATMISHighlights
CIIDAMADA ATMIS AYAA LOO TABABBAREY ILAALINTA CARRUURTA XAALADAHA COLAADDA HUBEYSAN
Baydhabo, 24-ka Maarso 2024 – Soddon sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa soo dhameystay tababbar labo maalmood socday oo ku saabsanaa ilaalinta…
-
Wararka ATMISHighlights
CIIDANKA BOOLISKA ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBAREY BAARISTA DEMBIYADA MAALIYADAHA
Muqdishu, 21 Maarso 2024 – Shan-iyo-labaatan askari oo ka tirsan ciidamada danbi baarista ee Booliska Soomaaliyeed (CBS) ayaa dhammeystay tababbar soconayay muddo shan maalmood ah oo ku saabsanaa sida loo…
-
Wararka ATMISHighlights
MIDOWGA AFRIKA CIIDAMO KA TIRSAN BOOLISKA UGANDA KU SHARFAY KA-QAYBQAADASHADA NABADDA SOOMAALIYA
Muqdisho, 20 Maarso 2024 – Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku ammaanay xubno ka tirsan Ciidamada Booliska Uganda (FPU) in ay si hawlkarnimo ah u hirgeliyeen…
-
Wararka ATMISHighlights
WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA OO BOOQASHO KU TAGEY DHOOBLEY, AYAA CARRABKA KU ADKEEYAY IN LA ISKA KAASHADO NABADDA SOOMAALIYA
Dhoobley, 19-ka Maarso 2024 – Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa maalintii Isniinta ahayd booqday magaalada Dhoobley, ee Dowlad-goboleedka Jubaland, si uu u…