Home » War Saxaafadeed ku saabsan Weerarkii Al-Shabaab ee Buulo Mareer

War Saxaafadeed ku saabsan Weerarkii Al-Shabaab ee Buulo Mareer

by Alex Kithumbu

atmis press release

WAR SAXAAFADEED

(Faafin Degdeg ah)

ATMIS PR/10/2023

Muqdisho, 26 Maay 2023– Saaka abaarihii 5ta subaxnimo ayaa Saldhiga Ciidanka ATMIS ee Buulo mareer oo dhinaca koonfur Galbeed kaxiga 120km magaalada Muqdisho kana tirsan Gobolka Shabeelada Hoose ay soo weerareen maleeshiyaadka AL-Shabaab iyagoo Adeeg sanayo baabur Qarax laga soo buuxiyey iyo ismiidaamin.

Dagaalka udhaxeeya argagixisada iyo Ciidanka ATMIS waxaa xigey iney Soo xoojiyeen waaxda Ciidamada Cirka ee ATMIS iyo saaxiibadooda kuwaas oo Burburiyey dhamaan hubkii ay wateen maleeshiyada Al-Shabaab.

Hawlgalka ATMIS waxuu ucadeynayaa dhamaan bulshada iyo hayadaha kale ee wadanka jooga in xaalada ladajiyey hawlahana ay caadigii ku soo laabteen.

Hawlgalka ATMIS waxaa ka go’an ladagaalanka Argagixisada iyo inuu sii wado lashaqeynta dawlada fadaraalka ah ee Soomaaliya, Maamul Goboleedyada dalka iyo saaxibada caalamiga ah si loola dagaalamo Al-Shabaab iyo kooxaha kale ee hubeysan ee kusugan Soomaaliya.

_______________

Wixii faahfaahin dheeraad ah la soo xiriir:

Madaxa Warfaafinta: Marwo Gifty Bingley

Ama Af-hayeenka Ciidamada: G.Dhexe A. Ganale,

Email: Atmismediacenter@gmail.com

Tel: (Soomaaliya) +252 617682175/ +252613665356/ (Nairobi) +254722788975

You may also like