Sorry, this entry is only available in EN.
Wararka ATMIS
-
-
Wararka ATMISHighlights
Midowga Afrika (UA) oo Soomaaliya Dib-Ugu-Xaqiijiyey Taageero Ka Hor Bixitaanka ATMIS
Muqdisho, 5 Maajo 2024 – Wafdi heer-sare ah oo ka socda Guddiga Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxa Qaybta Hawlgallada Taageerada Nabadda (PSOD), Sarreeye Guud Cheick Dembele, ayaa shacabka Soomaaliyeed u…
-
Sorry, this entry is only available in EN and FR.
-
Wararka ATMISHighlights
Saraakiil Ka Tirsan Hawlwadeennada ATMIS oo Soo Gebbogabeeyay Tababbar Indho-Fur Ah
Muqdisho, 26-ka Abriil 2024 – Koorso indho-fur degdeg ah oo shan maalmood soconeysa loo qabtey 32 sarkaal oo dhowaan dalka la keenay oo ka hawlgalaya Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Ciidamada Itoobiya ee Ka Mid ah ATMIS ayaa Lagu Bogaadiyay Sugidda Amniga Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed Intii Lagu Guda Jiray Bishii Ramadaan ee Barakeysan
Baydhabo, 12-ka Abriil 2024 – Maamulka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku ammaanay ciidamada Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) xaqiijinta amniga iyo bedqabka shacabka intii lagu guda jiray…
-
Wararka ATMISTo the slider too
(EN) ATMIS donates food items to vulnerable families to celebrate Eid-Ul-Fitr
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS oo Maamuus u Sameysay Taliyaha Ciidanka ee Xilka Ka Degaya, Sarreeye Guuto Sam Okiding
Muqdisho, 01 Abriil 2024 – Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku maamusay Taliyaha Ciidanka ee xilka ka tagaya Sarreeye Guuto Sam Okiding hoggaamintiisa ku dayashada mudan…
-
Wararka ATMISHighlights
Cutubka Booliska Dhisan ee Gaana Ee Qaybta Ka Ah ATMIS Ayaa Qaatey Tababbar Ku Saabsan Ilaalinta Carruurta
Baydhabo – Soddon askari oo boolis ah oo ka tirsan Cutubka Booliska Dhisan ee Gaana ee qaybta ka ah Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa dhammeystay tababbar…
-
Wararka ATMISHighlights
CIIDAMADA ATMIS AYAA LOO TABABBAREY ILAALINTA CARRUURTA XAALADAHA COLAADDA HUBEYSAN
Baydhabo, 24-ka Maarso 2024 – Soddon sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa soo dhameystay tababbar labo maalmood socday oo ku saabsanaa ilaalinta…
-
Wararka ATMISHighlights
CIIDANKA BOOLISKA ATMIS AYAA BOOLISKA SOOMAALIYEED U TABABBAREY BAARISTA DEMBIYADA MAALIYADAHA
Muqdishu, 21 Maarso 2024 – Shan-iyo-labaatan askari oo ka tirsan ciidamada danbi baarista ee Booliska Soomaaliyeed (CBS) ayaa dhammeystay tababbar soconayay muddo shan maalmood ah oo ku saabsanaa sida loo…


