Muqsisho,27 Maay 2023- Hawlgalka Midawga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya ayaa kordhiyey Tabobarada ciidamada amniga Soomaaliya Sidii looga hortagi lahaa askareynta Caruurta xiliyada colaadaha ayadooy soo dhawdahey dhimista…
ATMIS News
-
-
WAR SAXAAFADEED (Faafin Degdeg ah) ATMIS PR/10/2023 Muqdisho, 26 Maay 2023– Saaka abaarihii 5ta subaxnimo ayaa Saldhiga Ciidanka ATMIS ee Buulo mareer oo dhinaca koonfur Galbeed kaxiga 120km magaalada Muqdisho…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS iyo Ciidamada Amniga Soomaaliya Iney sugaan Wadooyinka muhiimka ah Ee Gobolka Shabeelada Dhexe
Jawhar 25 Maay 2023– Masuuliyiin sarsare oo ka tirsan Ciidamada Burundi ee ka midka ah hawgalka ATMIS iyo Masuuliyiinta Shabeelada Dhexe ayaa kawada Hadley sidii loosugi lahaa amniga wadooyinka muhiimka…
-
Baladweyn- Ciidamo ka tirsan hawlgalka Midawga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa Deeq Cuno iyo Dawo ah gaarsiiyey shacabka ay guryahoodu ka soo barakiciyeen fatahaadii ku dhufatey…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS iyo EUCAP oo tababar dhanka amniga badda ah u fidiyay ciidamada bada iyo ilaalada xeebaha ee Soomaaliya
Muqdisho – Shan iyo toban kamid ah Ciidamada bada iyo ilaalinta xeebaha Soomaaliya ayaa dhameystey tabobar heer sare ah oo ku saabsanaa Ilaalada bada. tabobarkaas oo ay soo agaasimeen hawlgalka…
-
Wararka ATMIS
ATMIS iyo Booliska Hirshabeelle ayaa ku heshiiyey in ay kordhiyaan wadashaqeyntooda magaalada Jawhar
Jawhar-Masuuliyiin Sarsare oo ka tirsan booliska iyo Militariga Hawlgalka ku meelgaarka ah ee Midawga Afrika ee Soomaliya ayaa lakulmey booliska Maamul Goboleedka Hirshabeelle si ay ooga wada hadlaan sidii looxoojin…
-
Wararka ATMISHighlights
Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo booqday askarta ATMIS ee lagu dabiibaayo Isbitaallada Nairobi
Nairobi – Hogaanka sare ee Hawlgalka Ku-meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa shaley booqdey ciidamada dhaawaca ah ee lagu daweynayo Isbitaallada kala duwan ee kuyaala caasimada…
-
Wararka ATMISHighlights
Madaxa ATMIS oo booqday Baydhabo – lana kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed
Baydhabo – Dib-u-heshiisiinta siyaasadda, dadaallada bini’aadantinimada, amniga iyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ayaa ka mid ahaa qodobbo muhiim ah oo ay ka hadleen saraakiisha sare ee Halwgalka Ku-meel gaarka…
-
Wararka ATMISQuick Impact Projects
ATMIS oo mashruuca biyo gelin ah ka hirgelisay gobolka Shabeellaha Hoose
Janaale – Shacabka ku dhaqan deegaanka Jannaale ayaa ka faa’ideystay biyo nadiif ah oo ay si wadajir ah u maalgaliyeen Hay’adda Mareykanka u qaabilsan Horumarinta Caalamiga ee USAID, Safaaradda Ingiriiska…
-
Muqdisho – Abaanduulaha cusub ee ciidamada ATMIS Sarreeye Guud Sam Okiding ayaa manta oo axad ah dalka soo gaaray isagoo isla markiiba xilka si rasmi ah ula wareegay. Abaanduulaha oo…