Quick Impact Projects Archives - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)

(EN) ATMIS provides humanitarian aid to flood-affected families in Hirshabelle State
Sorry, this entry is only available in EN.

The post (EN) ATMIS provides humanitarian aid to flood-affected families in Hirshabelle State appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

(EN) ATMIS troops supply water to IDPs
Sorry, this entry is only available in EN.

The post (EN) ATMIS troops supply water to IDPs appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

ATMIS OO KA QAYBQAADANEYSA HORUMARINTA TAYADA WAXBARASHO EE DOWLAD-GOBOLEEDKA JUBALAND
Kismaayo, 12-ka Disembar 2023 – Qayb ka mid ah Mashaariicdiisa Saameynta Degdegga leh (Quick Impact Projects) ahaan, ayaa Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) wuxuu Iskuulka Axmed Gurey ee magaalada Kismaayo ka dhisay dhisme ka kooban shan-fasal oo uu qallabeeyay.

Hawlgalka ATMIS ayaa si rasmi ah u wareejiyay maalintii Isniinta ahayd xaruntan waxbarasho ee cusub, oo ay maalgelisay dowladda Talyaaniga.

“Waxbarashadu waxay muhiim u tahay horumarinta qaranka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Afrika. Waxay aasaas u tahay kor u qaadidda nabadda, xasilloonida iyo koboca. Mashruucan wuxuu muujinayaa sida ay ATMIS ugu go’an tahay doorka muhiimka ay ee ay waxbarashadu ka qaadaneyso qaabeynta mustaqbalka Soomaaliya,” ayuu yiri Sareeye Guuto. Marius Ngendabanka, oo ah Taliye Ku-xigeenka Ciidamada ATMIS ee ka mas’uulka Hawlgallada iyo Qorsheyaasha, oo ka hadlay munaasabadii furitaanka rasmiga ah ee mashruuca.

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Dhaqanka ee Dowlad-goboleedka Jubaland, Mukhtaar Kaamil Kule, oo metelayay dowlad goboleedka iyo bulshada degaanka, ayaa ATMIS ugu mahadceliyay taageeridda waxbarashada dowlad-goboleedka.

“Ciidamada Difaaca Kenya ee ka tirsan ATMIS ayaa si weyn uga qayb qaatay horumarinta dalkeena marka laga soo tago ilaalinta amniga iyo in ay caruurteena siiyaan meel xasilloon oo ay wax ku bartaan. Inkasta oo aan maanta magaalada Kismaayo ka hadlayno waxbarasho, haddana suurtagal ma ahayn in waxbarashada laga hadlo kow iyo toban sano ka hor imaanshaha ATMIS,” ayuu yiri wasiir ku-xigeenka.

Isaga oo hadalkiisa sii wata ayuu yiri “waaxda waxbarashada Soomaaliya waxa ay si weyn uga faa’iideysteen taageerada ATMIS” sida dhismaha iskuullo, bixinta agab waxbarasho, tayaynta tayada wax-barista iyo barashada iyo abuurista jawi wanaagsan oo ay ardaydu wax ku bartaan.

Iyadoo ah qayb ka mid ah barnaamijka Xasillinta iyo Ka soo Kabashada Hore, ayay ATMIS wadaa taageeridda horumarinta waxbarashada Soomaaliya iyadoo dhisaysa dhismayaasha iskuullada oo loo marayo Mashaarciida Saameynta Degdegga ah leh Quick Impact Projects (QIPs) ee goobaha laga xorreeyay Al-Shabaab.

Sarkaalka Sare ee Arrimaha Bulshada u qaabilsan ATMIS, Dr Opiyo Ododa, ayaa bogaadiyay iskaashiga u dhaxeeya ATMIS iyo maamullada Dowlad-goboleedka Jubaland oo fududeeyay hirgelinta Mashaariicda Saameynta Degdegga ah leh (Quick Impact Projects).

“ATMIS waxay waxbarashadu u aragtaa in ay tahay cunsur muhiim u ah dalkan soo koraya. Waxaan dadaalkeenna gelinno in aan iskuullo, isbitaallo iyo saldhigyo boolis ka dhisno magaalada Kismaayo. Waxaan ku faraxsanahay in aan wada shaqeyno dowladda Jubaland,” ayuu yiri Dr Ododa.

Waxaa sidoo kale munaasabadda ka soo qaybgaley Taliyaha Ciidamada Qaybta-Lixaad ee ATMIS Sareeyo Guuto Lukas Kutto, Taliyaha Guutada 2aad ee Ciidamada Lugta Qalabka Sita Gaashaanle Dhexe Eric Lovega, oo ay wehliyaan saraakiil ka socota maamulka Dowlad-goboleedka Jubaland iyo kooxda maamulka iskuulka.

Flickr API error: Invalid API Key (Key has invalid format)

The post ATMIS OO KA QAYBQAADANEYSA HORUMARINTA TAYADA WAXBARASHO EE DOWLAD-GOBOLEEDKA JUBALAND appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

ATMIS iyo Dowladda Kazakhstan oo iska kaashanaya mashaariicda biyaha nadiifta ah ee Soomaaliya
Muqdisho, 4ta Diseembar 2023 – Si wada jir ah oo iskaashi ah ayey Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Dowladda Kazakhstan iska kaashanaya hirgalinta mashaariic biyo nadiif ah oo guud ahaan laga hirgalinayo Saldhigyada Booliiska. Hindisaha waxaa looga golleeyahay in kor loogu qaado awoodda booliska iyo horumarinta tayada nolosha ee meelaha la xoreeyey ee Soomaaliya.

Iyadoo la raacayo barnaamijka xasilinta iyo soo kabashada iyo maalgelinta US$137,000 oo laga heley Kazakhstan, ATMIS ayaa lagu wadaa inay hogaamiso mashaariicdan oo laga hirgalinayo Hirshabeelle, Jubaland, iyo Koonfur-galbeed oo ah Dawladaha xubnaha ka ah dawlada Federaalka.

Mashruucan ayaa waxaa ka mid ah in la dhiso saddex ceel oo ku shaqeeya solar, oo leh agabka dhameystiran oo ay ku jiraan haamaha biyaha lagu keydiyo. Xarumahan laga dhisayo ayaa noqon doona kuwa istaraatiiji ah oo kala ah Saldhiga Booliska ee Garoonka Diyaaradaha Jowhar, Saldhiga Baakin ee Magaalada Baydhabo, iyo Xarunta Booliska Jubbaland ee Magaalada Kismaayo.

Waxaa lagu xushey wadatashiyo dhameystiran oo ay sameeyeen Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Dawladaha xubnaha ka ah Federaalka, iyo bulshada deegaanka, mashaariicda waxaa loogu talagalay in lagu kobciyo awoodaha shaqo ee saldhigyada booliiska iyadoo sidoo kale loo adeegayo baahiyaha bulshooyinka ku xeeran.

Sanadkii 2018, Dowladda Kazakhstan ayaa isla barnaamijkaan ku dhistey 16 ceel biyood oo laga dhisay dowlad goboleedka Hirshabeelle, waxaana ku baxday lacag dhan US$78,000. Qorshahan, oo uu fuliyay qandaraasle maxalli ah, ayaa si gaar ah u xoojisey helitaanka biyo nadiif ah ee Jowhar, taasoo yaraysay dhacdooyinka cudurrada biyaha ka dhasha.

Wadashaqeynta ATMIS iyo Jamhuuriyadda Kazakhstan waxay muujineysaa sida ay uga go’an tahay hagaajinta xaaladaha nololeed ee bulshada deegaannada laga saaray Al-Shabaab iyo wax ka qabashada caqabadaha ka dhashay abaaraha soo noqnoqda iyo isbeddelka cimilada ee Soomaaliya.

The post ATMIS iyo Dowladda Kazakhstan oo iska kaashanaya mashaariicda biyaha nadiifta ah ee Soomaaliya appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

(EN) ATMIS troops and local administration officials in Dhobley strategise on security
Sorry, this entry is only available in EN.

The post (EN) ATMIS troops and local administration officials in Dhobley strategise on security appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

ATMIS oo mashruuca biyo gelin ah ka hirgelisay gobolka Shabeellaha Hoose
Janaale – Shacabka ku dhaqan deegaanka Jannaale ayaa ka faa’ideystay biyo nadiif ah oo ay si wadajir ah u maalgaliyeen Hay’adda Mareykanka u qaabilsan Horumarinta Caalamiga ee USAID, Safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya iyo Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

Goobtan biyaha nadiifka ah laga helo ayaa  waxay siin doontaa biyo la cabbi karo in ka badan 200 oo qoys waxayna yaraynaysaa masaafada dheer ee ay dadku u safri jireen biyo dhaamiska gaar ahaan haweenka iyo carruurta.

Guud ahaan, mashruucan ayaa awood u leh in uu 3000 oo litir oo biyo ah maalin walba gaarsiiyo bulshada ku dhaqan Jannaale iyo deegaanada ku xeeran ee gobolka Shabeellaha Hoose.

“Waxaan mar walba ka mahadcelin doonnaa mashruucan oo u sahlaya dadkeenna in ay helaan biyo nadiif ah oo la cabi karo. Waxa kale oo ay hoos u dhigi doontaa khatarta ah in ay qaadaan cudurrada ka dhasha biyaha,” ayuu yiri guddoomiyaha degmada Jannaale, Cabdiraxmaan Yuusuf Cabdi.

Gudoomiye Cabdi oo si rasmi ah u guddoomay mashruucan isagoo ku hadlaya magaca maamulka gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa uga mahadceliyey Halgalka ATMIS iyo bah-wadaagta horumarinta sida ay u xaliyeen caqabadaha biyaha ee joogtada ah ee dadka deegaanka ah ay wajahaayeen.

Jannaale iyo bulshada ku xeeran ayaa waxaa ay muddo badan la wajahaayeen cudurro ka dhasha biyaha iyagoo dadka deegaanka ay inta badan ku tiirsanaayeen webi-xilliyeedka Shabeelle. Si kastaba ha ahaatee, heerka biyaha ayaa hoos u dhacay sababo la xiriira isbeddelka cimilada iyo dhaqamada deegaanka wax yeeleeya.

Gaashaanle Dhexe Nelson Baringaya oo ka socday Ciidamada Uganda ee ka tirsan ATMIS, qaybtooda Battle Group 37, oo ka qayb qaatay munaasabadda wareejinta mashruuc biyoodkan ayaa sheegay in ciidamada ATMIS ay sugi doonaan amniga goobta mashruucan laga hirgeliyay si ay uga difaacaan falal kasta oo ay ku dhibaateynayaan maleeshiyaadkaa Al-Shabaab.

“Waan taageeri doonaa, waana ilaalin doonaa bulshada deegaanka si ay u helaan biyaha lagu isticmaalo guryaha iyo isticmaalka kale,” ayuu yiri Gaashaanle Dhexe Baringaya.

The post ATMIS oo mashruuca biyo gelin ah ka hirgelisay gobolka Shabeellaha Hoose appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

Ciidamada KDF ee ATMIS oo dayactiray garoonga diyaardaha Dhoobley
Dhobley – Ciidamada Difaaca Kiinya (KDF) ee qaybta ka ah Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Africa ATMIS ayaa dayactiray garoonka diyaaradaha magaalada Dhoobley ee Gobolka Shabeelada Hoose oo ku taala xuduudda Kiinya iyo Soomaaliya.

Injineero kamid ah Ciidamada Difaaca Kiinya ayaa balaadhiyay balaca qaybta ay diyaaradaha ku ordaan iyagoo xaaqay caro tuuryo kuyaalay goobta, adkeeyayna dhulka iyagoo iskuugu daray buuxin iyo nabidd. Ciidamada ayaa sidoo kale guray geedo kuyaaley agagaarka qaybta ay diyaaradaha ku ordaan.

Garoonkan oo isku xidhka bulshada gobolka iyo dalka intiisa kale muhiimad gaar ah u leh ayay waxyeelo wayn kasoo gaartay nabadguur ka dhashay dabaylo iyo roobab dhowaan ka da’ay magaalada taaso caqabad ku noqotay badqadbka diyaarada ee xilliga kicitaanka ama degitaanka.

“Dayactirka garoonkan Dhoobley wuxuu muhiim uyahay dib usoo-celinta isu socodka dadka iyo alaabaha ee Gobolka. Wuxuuna sahlayaa isu socod badqaba. Waxaa kale oo uu ka qaybqaadanayaa kobaca bulsho iyo kan dhaqaale ee deegaanka isagoo sidoo kale ku yeelanaya samayn wanaagsan, xoojinaayana nabada iyo deganaanshaha Gobolka”. Sidaas waxaa yiri Taliyaha qaybta 2-aad ee ATMIS Sareeye Guuto William Kamoiro, oo xariga ka jaray hawlgalinta garoonka la dayactiray.

Duulimaadyada ayaa dib u bilowday, taasoo sare u qaaday dhaq-dhaqaaqa ganacsi ee magaalada Dhoobley iyo deegaanada ku hareeraysan.

Ciidamada Difaaca Kiinya ee KDF waxay fulinta mashruucan kala shaqeeyeen bulshada deegaanka iyo Maamulka Dawlad-goboleedka Jubaland, mashruucan oo qayb ka ah iskaashiga ciidamada hawlgalka ATMIS iyo bulshada deeganka kaas oo lagu xoojinayo xiriirka bulshada deegaanka iyo horumarinta bulsho iyo tan dhaqaale ee deegaanka.

usechatgpt init success

The post Ciidamada KDF ee ATMIS oo dayactiray garoonga diyaardaha Dhoobley appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

ATMIS waxay taageertaa waxbarashada Soomaaliya iyadoo ku wareejisey iskuul ku yaalla Maamul-goboleedka Jubbaland
Bilis Qooqaanni, 13 Luulyo, 2022 — Hindise loogu talagalay in lagu horumariyo heerarka waxbarashada iyadoo la siinayo xarumo waxbarasho oo ku filan islamarkaana badbaado leh, Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika (ATMIS) ayaa Talaadadii shalay ahayd dugsi casri ah ku wareejiyey bulshada ku dhaqan degaanka Bilis Qooqaanni ee Maamul-Goboleedka Jubbaland.

Dugsigan oo ka kooban shan fasal waxa loo dhisay inuu qayb ka yahay Mashaariicda Saamaynta Deg dega ah ee ATMIS, kaas oo lagu fuliyo mashaariic wax ka qabata baahiyaha aasaasiga ah ee dadka degaanka.

Iyadoo ka hadlaysey wareejintii iskuulka, Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Komishanka Midowga Afrika (DSRCC), Ms. Fiona Lortan, ayaa sheegtay in bixinta waxbarasho tayo leh ay tahay aasaaska lagu dhisi karo Soomaaliya cusub.

“Soomaaliya sanado badan oo colaado ah waxay si wayn u saameeyeen horumarka dhaqan-dhaqaale, taas oo markaa adkaynaysa in dadku ay si fudud u helaan waxbarasho hufan iyo baahiyaha kale ee aasaasiga ah ee aadanaha.

Goobaha waxbarashada oo aan ku filnayn waxay dhalinaysaa inay carruurta ka dhigaan kuwo u nugul ka qayb qaadashada dhaqdhaqaaqyada xun xun sida ku biirista kooxaha malleeshiyooyinka si ay isugu maareeyaan,” ayay tiri.

U weecashada ardayda, Ms. Lortan waxa ay u jeedisey erayo dhiirigelin ah, “Waa in aynaan ku niyad-jebin xaaladaha liidata, ama asalkeenna nololeed ee hooseeya. Adduunka, waxaa jira dad badan oo guulo gaarey oo ka yimid nololo aad u hooseeya. Marka aad waxbarashadaada meel sare ka gaarto, waxa aad ku wanaagsanaan doontaa nolosha, waxaana aad awood u yeelan doontaa in aad wax wanaagsan ku soo kordhiso bulshadaada, dalkaaga iyo xataa bini’aadamka oo dhan”.

Guddoomiyaha degaanka Bilis Qooqaanni Muusa Macalin Aadan ayaa sheegay in bulshadu aysan kaliya faa’idaysan doonin in carruurtooda ay wax ku baraan degaan nabdoon oo ammaan ah, balse ay sidoo kale u baahan yihiin in ay iskuulka daryeelaan si ay uga faa’iideystaan jiilka soo socda.

“Waxaan u gudbinney baahida aan u qabno iskuul wanaagsan oo degaankan ah, aad ayaan ugu faraxsan ahay in ATMIS ay si wanaagsan noogu soo jawaabtey. Dugsigani waa dugsi ay ka faa’iidaysan doonaan jiilasha dadkeenna, si fiicana waanu u daryeeli doonaa,” ayuu yiri.

Marka laga soo tago dhaq-dhaqaaqyada dagaal ee lagu wiiqayo Al-Shabaab, ciidamada ATMIS ee ka howlgala Maamul-goboleedka Jubbaland waxay qabteen dhowr mashruuc oo deg deg ah oo ay ka mid yihiin qodista ceelasha biyaha, dib u habeynta isbitaallada iyo saldhigyada booliska, dhisidda iyo qalabaynta dugsiyada iyo suuqyada, iyo sidoo kale taageeridda kooxaha haweenka ee  abuurista mashaariic kala duwan oo abuuraya dakhliyo kala duwan.

The post ATMIS waxay taageertaa waxbarashada Soomaaliya iyadoo ku wareejisey iskuul ku yaalla Maamul-goboleedka Jubbaland appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

Qaybta Labaad ee ATMIS Oo Deeq Lacageed Gaarsiisry Isbitaalka Guud Ee Degmada Dhoobley
Dhoobley, 9-ka Luulyo 2022 — Ciidanka Difaaca Kenya (KDF) ee qaybta ka ah Howlgalka Midowga Afrika ee KMG ah ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa deeq isugu jirta dawooyin iyo agabyo raashin ah gaarsiiyey Isbitaalka guud ee Dhoobley.

Taliye Xigeenka qaybta labaad ee ATMIS, Korneyl Joel Maiyo, ayaa sheegay in deeqdan raashinka ihi ay tahay mid ay kaga qayb qaadanayaan quudinta bukaannada, gaar ahaan carruurta ay soo food saartay nafaqo darrada daran ee ka dhalatay abaarta jirta. Qalabkan caafimaad ayaa looga gol leeyahay in isbitaalku uu u kaashado in uu daboolo baahiyaha caafimaad ee bukaannada.

“Waxaan u nimid Isbitaalka Guud ee Dhoobley in aan ku deeqno dawooyin iyo raashiin lagu taageerayo dhammaan bukaannada, gaar ahaan carruurta, haweenka, iyo dadka waayeelka ah ee jiifa isbitaalkan.

Waajibaadkeenna ATMIS ahaan waa in aannu taageerno shacabka Soomaaliyeed, taasna waxaa ka mid ah in aan ka taageerno Ciidamada Ammaanka Soomaaliya dhanka ilaalinta iyo daryeelka shacabka. Deeqdani waxay qayb ka tahay howlaha iskaashiga rayidka iyo millateriga (CIMIC),” ayuu yiri Col. Mayyo.

Agaasimaha Isbitaalka Dhoobley, Maxamed Yuusuf Xasan, oo guddoomey agabkan ayaa ku baaqay in la taageero ATMIS iyo saaxiibada Soomaaliya ee caalamiga ah si ay gacan uga gaystaan sidii loo yarayn lahaa dhibaatada soo gaartey dadka jilicsan ee bulshada.

“Waan ka mahadcelinaynaa deeqdan timid waqtigii ku habboonaa, waana in la sheegaa in ATMIS ay had iyo jeer na taageerto waqtiyada baahida. Deeqdani waxay naga caawin doontaa yaraynta qaar ka mid ah caqabadaha aan wajahayno.

Marar badan, ATMIS waxay naga caawisay wax ka qabashada xaalado caafimaad oo halis ah oo aan lagu dawayn karin isbitaaladeenna daryeel takhasus leh oo aan jirin dartiis. Bukaannada waxaan gayney isbitaalka ATMIS oo lagu daweeyey, aad iyo aad ayaana uga mahadcelineynaa,” ayuu yiri agaasimaha isbitaalku.

Marka laga soo tago dhaq-dhaqaaqyada dagaal ee lagu wiiqayo Al-Shabaab, ciidamada ATMIS-ka ee Soomaaliya waxay fuliyaan Mashaariic Saamayn Deg deg ah leh, kuwaas oo ah mashruucyo yar yar oo wax ka qabta baahiyaha aasaasiga ah ee dadka degaanka.

Qaar ka mid ah waxqabadyadu waa qodista ceelasha riigagga ah, dib u habaynta isbitaallada, dhisidda iskuullo iyo suuqyo si ay gacan uga gaystaan horumarinta nolosha iyo daryeelka bulshada degaanka ee ku hoos nool degaannada ay mas’uuliyaddu ka saaran tahay.

Flickr API error: Invalid API Key (Key has invalid format)

The post Qaybta Labaad ee ATMIS Oo Deeq Lacageed Gaarsiisry Isbitaalka Guud Ee Degmada Dhoobley appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

(EN) ATMIS hands over the newly constructed police station at Jowhar Airport in Hirshabelle State
Sorry, this entry is only available in EN.

The post (EN) ATMIS hands over the newly constructed police station at Jowhar Airport in Hirshabelle State appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).