Hawlgalka ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), waa hawlgal dhinacyo badan leh (militari, boolis iyo rayid), kaas oo ogolaanshiyo ka haysta Midowga Afrika sharciyadna ay siiyeen Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay iyo Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika. ATMIS waxaa uu hawlgal noqday 1-da Abriil 2022.
(EN) ATMIS mentorship program empowers Somali girls
Sorry, this entry is only available in EN.
(EN) Head of ATMIS visits officers in Nairobi Hospitals
Sorry, this entry is only available in EN.
(EN) ATMIS honours Ugandan troops for contributions to Somalia’s stability
Sorry, this entry is only available in EN.
(EN) ATMIS Honours Ethiopian Troops for Contributions to Somalia
Sorry, this entry is only available in EN.
(EN) ATMIS hands over water projects to Somali Police
Sorry, this entry is only available in EN.
Waa maxay ATMIS?
Wararka
Sorry, this entry is only available in EN.
Highlights
FARIINTA GUDDOOMIYAHA GOLAHA MIDOWGA AFRIKA

“AMISOM waxay gaartey guulo la taaban karo 15-kii sanadood ee la soo dhaafay iyadoo la taageeranayo soo ifbaxa Ciidan Qaran oo Soomaaliyeed oo tayo leh, Boolis Soomaaliyeed oo xirfad leh iyo hay’ado federaal ah.
Howlgalkan cusub ee dhowaan la isla qaatay, waxa uu ka tarjumayaa xaaladda isbedalaysa ee dalka, iyo sida ay Midowga Afrika uga go’an tahay sii wadidda taageerada ay u fidiyaan dalka walaalaha ah ee Soomaaliya, si ay u soo celiyaan nabad waarta, amni iyo xasillooni,”
~ayuu yiri Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, H.E. Moussa Faki Mahamat.


