Muqdisho – Burburinta Al Shabaab iyo kor-u-qaadista awoodda Ciidamada Amniga Soomaaliyeed (SSF) ayaa ah arrimaha mudnaanta ugu sarreysa u leh Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) sanadka 2024ka. …
Highlights
-
-
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISHighlights
HAWL-WADEENNADA CAAFIMAADKA EE CIIDAMADA KDF EE ATMIS AYAA GACAN KA GEYSTEY KOR-U-QAADISTA AQOONTA SHAQAALAHA ISBITAALKA GUUD EE DHOOBLEY
Dhoobley – Isbitaalka Guud ee Dhoobley ee ku yaalla Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa taageera weyn u heley doonistiisii ahayd in uu bixiyo daryeel caafimaad oo tayo leh, ka dib markii siddeed kaalkaaliye…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS OO WAREEJISAY FASALLO CUSUB SI KOR LOOGU QAADO HELIDDA ADEEGGA WAXBARASHO EE DOWLAD-GOBOLEEDKA JUBALAND
Jubaland, 15-ka Disembar 2023 –Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maalintii Arbacada ahayd ayaa wareejiyay laba fasal oo dhowaan laga dhigay Dugsiga Hoose ee Kudhaa taas…
-
-
HighlightsDokamiintiyo Muhiim Ah
(EN) Opening remarks to the Somalia Security Conference by Dr. Alhadji Sarjoh Bah
Sorry, this entry is only available in EN and FR.
-
Wararka ATMISHighlightsQuick Impact Projects
ATMIS OO KA QAYBQAADANEYSA HORUMARINTA TAYADA WAXBARASHO EE DOWLAD-GOBOLEEDKA JUBALAND
Kismaayo, 12-ka Disembar 2023 – Qayb ka mid ah Mashaariicdiisa Saameynta Degdegga leh (Quick Impact Projects) ahaan, ayaa Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) wuxuu Iskuulka Axmed Gurey…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS, DFS AYAA SHEEGAY IN QAADIDDA CUNAQABEYNTA HUBKA EE SOOMAALIYA AY GACAN KA GEYSAN DOONTO DAGAALKA LAGU LA JIRO ARGAGIXADA
Muqdishu, 7-da Disembar, 2023 – Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalintii Arbacadii sheegay qaadidda cunaqabateynta hubka ee QM ee Soomaaliya saarneyd 31-sano…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS OO CAAWISEY 600 QOYS OO AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN DEGAANNADA DOWLAD-GOBOLEEDKA HIRSHABEELLE
Jowhar, 7 Disembar 2023– Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) oo ay iskaashanayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa gargaar siiyey ilaa 600 qoys oo ku…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS IYO KOOXDA QM OO DIIRADDA SAARAYA IN AY SOOMAALIYA KA HIRGELIYAAN ILAALINTA SHACABKA IYO XUQUUQDA AADANAHA
Muqdisho, 4-ta Disembar 2024: Koox Hawleedda Isku-dhafka ah ee Hawlgalka ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Qaramada Midoobay ee Ku Hawlan Sharciga Difaaca Xuquuqda Aadanaha (HRDDP) ayaa…


