Hirshabelle, 20-ka Disembar 2023 – Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maalintii Arbacada ahayd ku wareejiyay Saldhiga Furiimaha Hore ee Qorilow (FOB) Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (CQS), taas…
To the slider too
-
-
Wararka ATMISTo the slider too
ATMIS OO GARGAAR MUHIIM AH SIISAY QOYSAS AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN MAGAALOOYINKA DHOOBLEY, BAYDHABO
Soomaaliya, 20-ka Disembar 2023 – “Waxaannu hoy ka soo raadsaney xerada barakacayaasha maadaama ay guryaheennu biyo soo galeen iyadoo fatahaaduhu ay qaadeen xoolaheenna iyo dalagyadeenna. Wax kastaba way naga baaba’een, oo…
-
Wararka ATMISTo the slider too
ATMIS OO CAAWISEY 600 QOYS OO AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN MAGAALADA BELEDWEYNE
Beledweyne, 14-ka Disembar 2023 – Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) oo kaalmo ka helaya dowladda Talyaaniga ayaa sii waday dadaallada lagu yareynayo saameynta ay roobabka El Nino…
-
Wararka ATMISTo the slider too
WAKIILKA GAARKA AH EE MIDOWGA AFRIKA U QAABILSAN SOOMAALIYA AYAA BOOQDAY ASKARTA KU JIRTA ISBITAALLADA NAYROOBI
Nayroobi, 9-ka Disembar 2023 –Mas’uuliyiin ka tirsan Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) oo uu hoggaaminayo Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa maalintii sabtida ku booqday hawlwadeennada ATMIS…
-
Wararka ATMISTo the slider too
(EN) ATMIS, FGS and UNSOS announce resumption of Second Phase of Troop Drawdown
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISTo the slider too
ATMIS OO TAAGEERTAY DADAALLADA NABAD-DHISKA IYO DIB-U-HESHIISIINTA EE KA SOCDA DOWLAD-GOBOLEEDKA GALMUDUG
Dhuusamareeb, 01 Disembar 2023 – Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si firfircoon gacan uga geysatey dadaallada nabad-dhiska iyo dib-u-heshiisiinta ka socda Dowlad-goboleedka Galmudug. Tallaabo muhiim ah oo la…
-
Wararka ATMISTo the slider too
ATMIS oo Kaalmo Gaarsiisay Dadka Ay Saameynta Ku Yeesheen Daadadka ee Ku Nool Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Soomaaliya
Baydhabo, 20-ka Nofembar 2023 – Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), oo kaashanaya Maamulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa kaalmo gaarsiiyay dadka ay saameynta ku yeesheen roobabka daran…
-
Wararka ATMISTo the slider too
SARAAKIIL KA TIRSAN DOWLAD-GOBOLEEDKA JUBBALAND OO DHAMMEYSTEY TABABAR LA XIRIIRA ILAALINTA CARRUURTA EE WAQTIYADA AY JIRAAN XAALADAHA DEGDEGGA AH
Kismaayo, 11 Nofembar 2023- Soddon iyo Lix sarkaal oo reer Jubbaland ah ayaa dhammeystey koorso shan maalmood socotey oo Tababarka Tababarayaasha ah oo ku saabsaneyd Xuquuqaha Aadanaha si kor loogu…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Saraakiil Ka Tirsan ATMIS Oo Dhameystey Tababar Ah Sida Looga Hortago Walxaha Qarxa Iyagoo Ku Qaatey Magaalada Jowhar
Jowhar, 5 Noofambar 2023 – Koox la soo xulay oo ka kooban saddex iyo toban sarkaal oo booliis ah oo ka tirsan Hawlgalka Ku Meel Gaarka ah ee Midowga Afrika…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Barnaamijka Shaqo Barashada Oo Saraakiisha Cusub Ee ATMIS Usahley Iney Udiyaar Garoobaan Hawlgalka
Muqdisho, 4 Noofambar 2023 – Laba iyo toban ka mid ah saraakiisha dhawaan ku soo biirey Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si guul leh ugu…


