Jowhar, 2-da Juun, 2024 – Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa tababar u fidiyay ciidanka dambi baarista hirshabeelle si uu uga caawiyo oggaanshaha iyo la-dagaalanka dembiyada maaliyadda…
To the slider too
-
-
Wararka ATMISTo the slider too
Booliska Dambi Baarista Hirshabeelle ayaa qaatay tababar ku saabsan baaritaanada faraha.
Jowhar, 24 Maajo 2024 –Danbi-baarayaasha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayuu usoo dhamaadey tababar socday muddo shan maalmood ah oo ku saabsanaa baaritaanka faraha iyo aruurinta cadeymaha. Tababarkan…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Askarta Burundi oo lagu maamusay geesinimada iyo sida ay ugu heellan yihiin hawlgalka ATMIS ee Soomaaliya
Jowhar, 19-ka Maajo 2024 – Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo Sabtidii la soo dhaafay ka dhacday Garoonka Diyaaradaha magaalada Jowhar ee xarunta Maamul-goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu maamuusay Ciidamada…
-
Wararka ATMISTo the slider too
(EN) Somali Security and ATMIS Forces complete training on Emergency Battlefield Care
Sorry, this entry is only available in EN and FR.
-
Wararka ATMISTo the slider too
Ciidamada Itoobiya ee Ka Mid ah ATMIS ayaa Lagu Bogaadiyay Sugidda Amniga Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed Intii Lagu Guda Jiray Bishii Ramadaan ee Barakeysan
Baydhabo, 12-ka Abriil 2024 – Maamulka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku ammaanay ciidamada Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) xaqiijinta amniga iyo bedqabka shacabka intii lagu guda jiray…
-
Wararka ATMISTo the slider too
(EN) ATMIS donates food items to vulnerable families to celebrate Eid-Ul-Fitr
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISTo the slider too
ATMIS AYAA U TABBABARTEY SARAAKIIL KA TIRSAN UNUGGA BOOLISKA EE KA SOCDA DALKA SIERRA LEONE ILAALINTA CARRUURTA
Kismaayo, 8-da Maarso 2024 – Soddon sarkaal oo booliis ah oo ka tirsan Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa maanta oo Khamiis ah soo gabagabeeyay tababar karti-dhisid…
-
Wararka ATMISTo the slider too
CIIDAMADA GAANA EE HAWLAHA NABAD-ILAALINTA U JOOGA SOOMAALIY AYAA U DABAAL DAGAY SANAD GUURADII 67-AAD EE KA SOO WAREEGTAY MARKII AY XORNIMADA QAATEEN
Muqdishu, 7-da Maarso 2024 – Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku ammaanay ciidamada nabad-ilaalinta ee Gaana sida ay uga qeyb qaadanayaan nabadda iyo ammaanka Soomaaliya. Munaasabadda…
-
Wararka ATMISTo the slider too
ATMIS AYAA KU MAAMUUSTAY SARAAKIIL KA TIRSAN BOOLISKA GAANA GACAN KA GEYSASHADOODA NABADDA IYO AMNIGA SOOMAALIYA
Baydhabo, 22 Febraayo 2024 – Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku maamuustay saraakiil ka tirsan Unugga Booliska Gaana (FPU) sida gaarka ah ee ay uga qaybqaateen…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Saraakiisha Ciidamada ATMIS Ayaa Looga Mahad Celiyey Kaalinta Ay Ka Qaateen Dhisida Nabadda Iyo Amniga Soomaaliya
Muqdisho, 26 Jannaayo 2024 – Afartan iyo shan sarkaal oo ka tirsan ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa looga mahad celiyey doorkooda muuqda ee ay…


