6da Maajo Stéphane Dujarric, Af-Hayeenka Xog-Hayaha Guud Xoghayaha Guud ee QM ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee Al-Shabaab ay shalay la beegsadenn saldhigga Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga…
War-Saxaafadeedyada
-
-
War-Saxaafadeedyada
War-saxaafadeed Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee ku saabsan weerar ka dhanka ah howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya
6 MAAJO 2022 War-saxaafadeedka soo socda ee Golaha Ammaanka waxaa maanta soo saartay Madaxweynaha Golaha Linda Thomas-Greenfield (Mareykanka): Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa erayada ugu kulul ee suurtagalka ah ku cambaareeyay…
-
War-Saxaafadeedyada
War saxaafadeedka kulanka 1081-aad ee Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika oo looga hadlay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen Saldhigga Furunta Hore ee Howlgalka ATMIS ee gobolka Shabeellaha Dhexe
Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika (PSC) oo kulankoodii 1081-aad ee qabsoomay 4-tii Maajo 2022-ka, uga hadlay weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeen Saldhigga Howlgalka ee Furin-horaadka Howlgalka Midowga Afrika ee…
-
War-Saxaafadeedyada
Guddoomiyaha Midowga Afrika oo cambaareeyay weerar lagu qaaday saldhigga ATMIS ee Soomaaliya
Addis Ababa, 3 Maajo 2022. Guddoomiyaha Guddiga, Moussa Faki Mahamat, ayaa erayada ugu kulul ee suurtagalka ah ku cambaareeyay weerarkii argagixisanimo ee mintidiinta Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhig uu hawlgalka…
-
Muqdisho 2 Maajo 2021 – Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya(ATMIS), waxa uu hambalyo diiran u dirayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed munaasibadda Ciidul fitriga waxa uuna ugu hambalyeynayaa sida wanaagsan…
-
War-Saxaafadeedyada
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika oo soo dhoweeyay doorashada guddoomiyeyaasha iyo guddoomiye ku xigeennada baarlamaanka Soomaaliya
28 Abriil 2022, Addis Ababa: Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat waxa uu soo dhoweynayaa doorashooyinkii guusha lahaa ee guddoomiyeyaasha iyo ku xigeennada baarlamaanka ee Golaha Shacabka iyo Aqalka…
-
War-Saxaafadeedyada
Bayaan kasoo baxay ATMIS oo khusaynaya bandowga Xalane iyo dhaarinta Xildhibaannada Baarlamanka
WAR-SAXAAFADEED Muqdisho – 10-ka Abriil 2022: Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya ( ATMIS) wuxuu jecel yahay inuu sharraxaad ka bixiyo wargelin rasmi ah oo uu sameeyey (ATMIS/HOM/1424.22) oo ku…
-
War-Saxaafadeedyada
Bayaanka Guddoomiyaha oo ku saabsan Shaqada wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya
Addis Ababa, 8-da Abriil 2022: Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, H.E. Moussa Faki Mahamat, ayaa walaac ka muujiyay War-Saxaafadeed dhawaan ka soo baxay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, kaasoo ku aadanaa shaqada…
-
War-Saxaafadeedyada
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) oo u wareegaya Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)
ADDIS ABABA, Abriil 1, 2022: Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si hufan ula wareegay Howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), iyadoo la raacayo go’aankii Golaha Nabadda iyo…
-
War-Saxaafadeedyada
Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu tahniyadeeyey curashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
by panyoWAR-SAXAAFADEED Muqdisho: Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Francisco Madeira, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya u diray hambalyada bisha barakeysan ee Ramadaan. “Maanta oo Ramadaan…


