Kismaayo, 19 Sebteembar 2023 – Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa bogaadiyay qeybta booliska Seerra Leone (FPU) ee ATMIS oo soo gaba-gabeeyay waajibaadkoodi shaqo ee Soomaaliya.…
Highlights
-
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS oo tababar ku saabsan Maamulka Saldhigyada Booliska u fidisay Saraakiisha Booliska Hirshabeelle
Jowhar, 19 Sebteembar 2023 – Koox ka tirsan ciidamada booliska dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo gabagabeeyay tababar socday muddo shan maalmood ah oo ku saabsanaa habka loo maamulo saldhigyada booliska…
-
Wararka ATMISHighlights
(EN) High-level AU delegation ends humanitarian fact-finding visit to Somalia
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS oo dib u xaqiijisay sida ay uga go’an tahay in ay taageerto Barnaamijka Dhaqancelinta dadka soo goostay ee Soomaaliya
Muqdisho, 13 Sebtembar 2023 – Iyadoo qayb ka ah dadaallada lagula dagaallamayo xagjirnimada rabshadaha wata, Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) wuxuu ballan-qaaday in uu sii wadi…
-
Wararka ATMISHighlights
Saraakil ka tirsan ATMIS oo soo gabagabeeyay tabobar ku saabsan isticmaalka qalabka culus
Muqdisho – 14 Askari oo ka tirsan Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Somalia (ATMIS) ayaa soo gebagebeeyey Tababar xooggan oo ku saabsan…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS oo saxafiyiinta Jubaland u fidisay tababar dhanka tebinta arrimaha dalxiiska
Kismaayo – 25-suxufi oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee warbaahinta magaalada Kismaayo ayaa tababar muddo saddex maalmood ah socday soo gabagabeeyen kaas oo ku saabsan tebinta arrimaha dalxiiska…
-
Wararka ATMISHighlights
Hawlgalka ATMIS oo Tababar ku saabsan Xuquuqda Aadanaha u qabtay shaqaalaha dadweynaha ee Maamul Goboleedka Jubaland
Kismaayo, 8 Sebteembar 2023 – Kow iyo labaatan sarkaal oo ka kala socday wasaaradaha Maamulka dowlad goboleedka Jubaland iyo ururada bulshada rayidka ah ayaa dhameystey Tabobarka Tabobarayasha oo socday muddo…
-
Wararka ATMISHighlights
Ciidamada ATMIS oo Agab Caafimaad gaarsiiyey Isbitaalka Guud ee Degmada Dhoobley
Dhoobley, 1 Sebteembar 2023 – Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ee qeybta ka ah Howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa shixnad dawo ah guddoonsiiyay Isbitaalka guud ee…
-
Wararka ATMISHighlights
Ciidamada hawlgalka ATMIS ayaa sii wada Taageerada ciidamada Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab
Muqdisho, 30 Agoosto 2023 –Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa xaqiijiyey sida ay uga go’an tahay in uu taageero howlgallada milatari ee ay Soomaaliya…
-
Wararka ATMISHighlights
Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo bogaadiyay wadashaqeynta ka dhaxeysa Ciidamada ATMIS iyo Bahwadaagta muhiimka ah ee Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed
Baydhabo 24 Agoosto 2023 – Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Maxamed El-Amine Souef, ayaa ku ammaanay Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya (ENDF) ee ka tirsan hawlgalka…


