Muqdisho – Hawlgalka Kumeelgaarka ah ee Midawga Afrika ee Soomaaliya ayaa bilaabey Dhimista Ciidamada iyada oo la raacayo Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSCR) 2628 (22) iyo 2670 (22)…
Wararka ATMIS
-
-
Wararka ATMISTo the slider too
Saraakiil ka tirsan Hawgalka ATMIS ayaa dhameystey tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqul Insaanka iyo sinaanta Jinsiga
Muqdisho – Sodon sarkaal oo katirsan hawlgalka ATMIS ayaa dhameystey shan cisho oo tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo horumarinta sinaanta jinsiga xiliyada hawlgalada nabad ilaalinta. Si loo…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Saraakiil ka tirsan ATMIS oo soo gabagabeeyay tababar ku saabsan ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo sinnaanta jinsiga
Muqdisho– Sodon sarkaal oo katirsan hawlgalka ATMIS ayaa dhameystey shan cisho oo tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo horumarinta sinaanta jinsiga xiliyada hawlgalada nabad ilaalinta. Si loo fahamsiiyo…
-
Wararka ATMISHighlights
(EN) SRCC visits Cadale FOB to assess preparations for ATMIS handover to Somali forces
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISHighlights
Guddiga Shaqaalaha Milateriga Midowga Afrika oo soo gabagabeeyay booqasho xaqiiqo raadin ah oo ay ku joogeen Soomaaliya
Muqdishu – Wafdi ka socda Guddiga Midowga Afrika ee shaqaalaha militeriga, qeybtana ka ah Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa soo gebagebeeyey socdaal ay ku jogeen dalka Soomaaliya…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hawlgalga Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya(ATMIS) ayaa mar kale dib uxaqiijiyey in ay ka go’an tahay fulinta qorshaha kala guurka ah ee Soomaaliya
Muqdisho, Juun 8, 2023– Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hawlgalga Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya(ATMIS) ayaa mar kale dib uxaqiijiyey in ay ka go’an tahay fududeynta…
-
Wararka ATMISHighlights
Madaxa ATMIS iyo saraakiil sare oo booqday askartii ku dhaawacantay weerarkii Buulo Mareer
Muqdisho – Wakiilka Gaarka ah ee Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Africa ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Mohamed El-Amine Souef, oo ay weheliyaan Ku-simaha Safiirka Uganda…
-
Wararka ATMISHighlights
Iyadoo la xusaayo Maalinta Deegaanka Adduunka, ATMIS iyo QM waxay bilaabeen olole lagu dhireeynaayo Soomaaliya.
Muqdisho – Iyadoo la xusayo Maalinta Deegaanka Adduunka, Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, Qaramada Midoobay iyo dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta bilaabay olole wadajir ah oo lagu ilaalinayo…
-
Wararka ATMISEUHighlights
Wafdi ka socda DFS iyo ATMIS oo madaxda Midowga Yurub uga warbixiyey xalaadaha amni ee Soomaaliya, shir ka dhacay Brussels
Brussels – Madaxa Howlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, Danjire Maxamed El-Amine Souef iyo La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Cali, ayaa kulamo kala duwan kula yeeshay Brussels…
-
Wararka ATMISHighlights
Hawlgalka ATMIS oo boogaadiyey doorka Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay ku leeyahiin Guusha Hawlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab ee Hirshabelle
Beledweyne – Ciidamada Midawga Afrika iyo Ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa Kor uqaadey hawlgalada Ciidan ee isku dhafka ah oo lagula jiro falaagada AL-Shabaab ee Maamul Goboleedka Hirshabeele ka hor…


