Waxaan maanta wax ka soo qorayaa Soomaaliya, oo ah qaran ku socoda waddo muhiim ah, oo hadda ka naaloonaaya xaqiiqooyin 15 sano ka hor u ekaa in aysan suurto gal…
Wararka ATMIS
-
-
Wararka ATMISHighlights
Ciidamada ATMIS oo Agab Caafimaad gaarsiiyey Isbitaalka Guud ee Degmada Dhoobley
Dhoobley, 1 Sebteembar 2023 – Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ee qeybta ka ah Howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa shixnad dawo ah guddoonsiiyay Isbitaalka guud ee…
-
Wararka ATMISHighlights
Ciidamada hawlgalka ATMIS ayaa sii wada Taageerada ciidamada Soomaaliya ee dagaalka kula jira Al-Shabaab
Muqdisho, 30 Agoosto 2023 –Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa xaqiijiyey sida ay uga go’an tahay in uu taageero howlgallada milatari ee ay Soomaaliya…
-
Wararka ATMIS
Booliska ATMIS iyo Bahwadaagtiisa ayaa yeeshey Kulan ay Ooga wada hadleen Horumarinta Booliska dadweynaha iyaga oo kaashanaya Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
Muqdisho – Qeybta Booliska Dadweynaha ee Howlgalka Ku Meel Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Bahwadaagtiisa ayaa maalintii Axada aheyd yeeshey kulan ay dib u eegis ugu…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah ee Wajiga Koowaad ee Dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qorsheynta Wajiga labaad ee Dhimista 3000 oo Askari oo ATMIS ah oo si habsami leh usocoto
Baydhabo – Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohammed El-Amine Souef, oo booqasho wadajir ah ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed.…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya si uu uga warbixiyo taageerada ay siinayan Hawlgalka ay DFS hormuudka ka tahay, dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah
Dhuusamareeb – Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohammed El-Amine Souef, iyo Taliyaha Ciidanka ATMIS, Sarreeye Guud Sam. Okiding ayaa Khamiistii la kulmay Madaxweynaha…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Ciidamada ATMIS oo kaashanaya bulshada deegaanka ayaa olole nadaafadeed ka sameeyey Magaalada Qoryooley
Qoryoole – Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Ku meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) oo kaashanaya bulshada ku dhaqan deegaanka ayaa maanta oo Axad Ol’ole nadaafadeed…
-
Wararka ATMISHighlights
Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo bogaadiyay wadashaqeynta ka dhaxeysa Ciidamada ATMIS iyo Bahwadaagta muhiimka ah ee Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed
Baydhabo 24 Agoosto 2023 – Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Maxamed El-Amine Souef, ayaa ku ammaanay Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya (ENDF) ee ka tirsan hawlgalka…
-
Wararka ATMIS
Masuuliyiin Sarsare oo ka tirsan Midowga Afrika, Qaramada Midoobey iyo Dawlada Soomaaliya ayaa yeeshey kulan ay uga wada hadleen wajiga labaad ee dhimista ciidamada ATMIS
Muqdisho 22 Agoosto 2023 – Madaxda sare ee Midowga Afrika, Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, iyo Qaramada Midoobay ayaa yeeshay kulan wadatashi ah oo looga tashanayay wajiga labaad ee ciidamada…
-
Wararka ATMIS
Ciidamada Itoobiya ayaa lagu ammaanay kaalintooda nabadda iyo amniga dowlad Goboleedka Hirshabeelle
Beledweyne, 22 Agoosto 2023 – Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa lagu ammaanay kaalintii ay ka qaateen soo celinta amniga iyo xasilloonida gobolka…


