KISMAAYO – Ciidamada Kenya ee qaybta ka ah Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo gabagabeeyey tababar labo maalmood socdey oo ku saabsanaa ilaalinta dadka rayidka ah marka ay ku…
ATMIS News
-
-
Multimedia
(EN) Ugandan troops awarded medals for their contribution to the restoration of peace in Somalia
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMIS
Ciidamada Yugaandha oo Billado Sharaf lagu muujinaayo kaalintii ay ku lahaayeen nabad ku soo dabbaalidda Soomaaliya la Guddoonsiiyey
MUQDISHO – Howl-galka Kumeelgaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa ciidamada Yugaandha guddoonsiiyey biladdo sharaf iyo shahaadooyin lagu muujinaayo kaalinta ay leeyihiin hannaanka socda ee nabad ku soo dabaalidda Soomaaliya. Ciidamo ka…
-
War-Saxaafadeedyada
Bayaan kasoo baxay ATMIS oo khusaynaya bandowga Xalane iyo dhaarinta Xildhibaannada Baarlamanka
WAR-SAXAAFADEED Muqdisho – 10-ka Abriil 2022: Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya ( ATMIS) wuxuu jecel yahay inuu sharraxaad ka bixiyo wargelin rasmi ah oo uu sameeyey (ATMIS/HOM/1424.22) oo ku…
-
War-Saxaafadeedyada
Bayaanka Guddoomiyaha oo ku saabsan Shaqada wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya
Addis Ababa, 8-da Abriil 2022: Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, H.E. Moussa Faki Mahamat, ayaa walaac ka muujiyay War-Saxaafadeed dhawaan ka soo baxay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, kaasoo ku aadanaa shaqada…
-
Multimedia
(EN) On International Mine Action Day, ATMIS emphasises elimination of IEDs and explosive devices
Sorry, this entry is only available in EN and FR.
-
War-Saxaafadeedyada
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) oo u wareegaya Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)
ADDIS ABABA, Abriil 1, 2022: Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si hufan ula wareegay Howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), iyadoo la raacayo go’aankii Golaha Nabadda iyo…
-
Wararka ATMIS
Munaasabaddda Maalinta Caalamiga ee Miinooyinka, ATMIS waxay xooga saareysaa ciribtirka IEDs iyo waxyaabaha qarxa
MUQDISHO, 5 Abriil 2022 – Saraakiisha Militari ee Howl-galka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa Isniinti Hay’ada Qaramada Midoobey Uqaabilsan Miinooyinka (UNMAS) kala qeyb galay xuska Maalinta Caalamiga ah…
-
War-Saxaafadeedyada
Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu tahniyadeeyey curashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
by panyoWAR-SAXAAFADEED Muqdisho: Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Francisco Madeira, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya u diray hambalyada bisha barakeysan ee Ramadaan. “Maanta oo Ramadaan…
-
Dokamiintiyo Muhiim Ah
(EN) Resolution 2628 (2022): Adopted by the Security Council at its 9009th meeting, on 31 March 2022
by panyoSorry, this entry is only available in EN.