Sorry, this entry is only available in EN and FR.
War-Saxaafadeedyada
-
-
WAR-SAXAAFADEED WADAJIR AH: Saaxiibada Caalamiga oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub Xasan Sheekh Maxamuud Saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya* waxa ay ugu hambalyeeyeen Xasan Sheekh Maxamuud doorashadiisa madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya.…
-
War-Saxaafadeedyada
Guddoomiyaha Midowga Afrika ayaa u hambalyeeyey madaxwaynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud
Addis Ababa, 16 Maajo 2022: Guddoomiyaha Komishanka Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa u hambalyeeyey H.E. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Axad ah 15-ka Maajo 2022 oo uu kala…
-
War-Saxaafadeedyada
Saaxiibada beesha caalamka oo baaq u diray baarlamaanka habeenka ka horreeya doorashada madaxweynaha
Muqdisho – Iyadoo la joogo habeenka ka horreeya doorashada madaxweynaha Soomaaliya, ayaa, Saaxiibada Beesha Caalamku waxay ugu baaqayaan dhammaan xubnaha Baarlamaanka inay waajibaadkooda dastuuriga ah u gutaan si ay ku jirto…
-
War-Saxaafadeedyada
War-Saxaafadeed Uu Soo Saaray Af-Hayeenka Xog-Hayaha Guud ee Qm- oo Ku Saabsan Soomaaliya
6da Maajo Stéphane Dujarric, Af-Hayeenka Xog-Hayaha Guud Xoghayaha Guud ee QM ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee Al-Shabaab ay shalay la beegsadenn saldhigga Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga…
-
War-Saxaafadeedyada
War-saxaafadeed Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee ku saabsan weerar ka dhanka ah howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya
6 MAAJO 2022 War-saxaafadeedka soo socda ee Golaha Ammaanka waxaa maanta soo saartay Madaxweynaha Golaha Linda Thomas-Greenfield (Mareykanka): Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa erayada ugu kulul ee suurtagalka ah ku cambaareeyay…
-
War-Saxaafadeedyada
War saxaafadeedka kulanka 1081-aad ee Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika oo looga hadlay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen Saldhigga Furunta Hore ee Howlgalka ATMIS ee gobolka Shabeellaha Dhexe
Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika (PSC) oo kulankoodii 1081-aad ee qabsoomay 4-tii Maajo 2022-ka, uga hadlay weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeen Saldhigga Howlgalka ee Furin-horaadka Howlgalka Midowga Afrika ee…
-
War-Saxaafadeedyada
Guddoomiyaha Midowga Afrika oo cambaareeyay weerar lagu qaaday saldhigga ATMIS ee Soomaaliya
Addis Ababa, 3 Maajo 2022. Guddoomiyaha Guddiga, Moussa Faki Mahamat, ayaa erayada ugu kulul ee suurtagalka ah ku cambaareeyay weerarkii argagixisanimo ee mintidiinta Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhig uu hawlgalka…
-
Muqdisho 2 Maajo 2021 – Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya(ATMIS), waxa uu hambalyo diiran u dirayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed munaasibadda Ciidul fitriga waxa uuna ugu hambalyeynayaa sida wanaagsan…
-
War-Saxaafadeedyada
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika oo soo dhoweeyay doorashada guddoomiyeyaasha iyo guddoomiye ku xigeennada baarlamaanka Soomaaliya
28 Abriil 2022, Addis Ababa: Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat waxa uu soo dhoweynayaa doorashooyinkii guusha lahaa ee guddoomiyeyaasha iyo ku xigeennada baarlamaanka ee Golaha Shacabka iyo Aqalka…