Kismaayo 27 Juun 2022- Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland lagu soo gaba gabeeyay howsha qiimeynta iyo qorista ciidamada Booliska Jubbaland oo socotay muddo saddex maalmood ah. Howshan…
Highlights
-
-
Wararka ATMISHighlightsQuick Impact Projects
ATMIS ayaa wareejisay Saldhig Boolis oo dhawaan laga dhisay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
Jowhar, June 23, 2022 – Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa Arbacadii shalay wareejiyay Saldhig Boolis oo dhawaan laga dhisay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Xarunta…
-
HighlightsMultimedia
(EN) Somalia salutes ATMIS for its role in providing security support during the 2022 electoral process
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISHighlightsQuick Impact Projects
Saraakiil ATMIS iyo CXD ah ayaa loo tababaray wanaajinta xiriirka ay la leeyihiin dadka rayidka ah
MUQdisho, 28 Maajo 2022 – Ilaa 28 saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada milatariga iyo booliiska ee hawlgalka ku meel gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Ciidanka Xoogga Dalka…
-
Wararka ATMISHighlights
Saraakiil ciidan oo la soo xulay oo ka tirsan ATMIS ayaa loo tababaray maaraynta xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka xilliga dagaalka
Muqdisho, 24 Maajo 2022 – Tababaridda ku-dhawaad 20 sarkaal oo militari oo la siiyay maaraynta dhaawacyada ka soo gaara howlgallada dagaalka ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo saraakiishaasi ay…
-
Muqdisho, 30 Abriil 2022 – Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa hub lagu soo qabtay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ku wareejiyey Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS). Hubka ayaa isugu jirey…