Muqdisho – Soomaaliya ayaa ku yaboohday $10 milyan oo doolar si wax looga qabato caqabadaha saddexda ah ee kala ah Xaalufinta, isbeddelka cimilada iyo Dhibaatooyinka noolaha oo qayb ahaan keena…
Highlights
-
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS iyo UNSOS oo Ciidamada Milateriga iyo Booliska ku tabobaraya hanaanka sahayda shidaalka iyo Ilaalinta deegaanka xiliyada dagaalka iyo goobaha colaadaha
Muqdisho, 11 Luulyo 2023 – Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa tababaraya 55 askari oo isugu jira millatari iyo booliis, tabobarkaas oo ku saabsan sida ugu…
-
Wararka ATMISHighlights
Dhakhaatiirta ka tirsan ciidamada ATMIS ayaa baaritaan caafimaad u fidiyay barakacayaasha Jowhar
Jowhar 10 Luulyo 2023 – Dhakhaatiir ka tirsan ciidamada Burundi ee qeybta ka ah Howlgalka Kumeel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa daryeel caafimaad oo lacag la’aan…
-
HighlightsDokamiintiyo Muhiim Ah
(EN) Resolution 2687 (2023) Adopted by the Security Council at its 9359th meeting, on 27 June 2023
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISHighlights
Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya ayaa soo gebagebeeyey wajigii koowaad ee dhimista ciidamada – oo lagu wareejiyey labadii saldhig ee u dambeeyay
Muqdisho, 30 Juun 2023 – Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa soo gebagebeeyey wejigii koowaad ee dhimista ciidamada kadib markii ay ku wareejiyeen labadii…
-
Wararka ATMISHighlights
Ciidamada Nabad Ilaalinta ee Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya ayaa si weyn u xusay munaasabadda Ciidul-Adxa
Muqdisho, 28 Juun 2023 – Nabad-ilaaliyeyaalka Muslimiinta ah ee ka midka ah Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa manta walaalahood muslimiinta adduunka la xusey Ciida Ciidul-Adxa.…
-
Cadale, Albao, 28 Juun 2023 – Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku wareejiyay laba saldhigoo kale, taasoo ka dhigaysa tirada guud afar Saldhig…
-
Wararka ATMISHighlights
Taliyaha Ciidanka Hawlgalka ATMIS oo booqday ciidamada Ugandha si uu u qiimeeyo diyaargarowgooda dagaalka
Muqdisho – Taliyaha Ciidamada Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) Gen. Sam Okiding ayaa maanta oo Isniin ah booqday Saldhigyada Ciidamada ee Qoryoole iyo Jannaale ee Gobolka…
-
Wararka ATMISTo the slider tooHighlights
Madaxa ATMIS ayaa ku baaqay in Beesha Caalamku taageerto Soomaaliya xiliga kala guurka ah ee ay Soomaaliya kala wareegeyso masuuliyada Amniga ATMIS
New York, 24 Juun 2023 – Madaxa Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Ambassador Mohamed El-Amine Souef ayaa saaxiibada beesha caalamka ka codsaday inay bixiyaan taageero dheeraad…
-
Wararka ATMISHighlights
Hawlgalka ATMIS ayaa Booliska Soomaaliya siiyey tabobar ku saabsan maareynta iyo badbaadada waddooyinka
Muqdisho, 23 Juun 2023 – 55 askari oo ka tirsan ciidanka nabad-gelyada waddooyinka ee @SoPoliceForce, ayaa soo gabagabeeyey tababar tababarayaalka oo ku saabsan maaraynta wadooyinka, si kor loogu qaado awooddooda…


