Balidoogle, Soomaaliya – 20 Agoosto 2023: Taliye ku-xigeenka Kooxda 36-aad ee Ciidamada Difaaca Uganda (UPDF), oo ka tirsan Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS); G. Dhexe Peter…
Highlights
-
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS oo tababar dhanka Maamulka Saldhigyada Booliska u fidisay Taliyeyaasha Booliska Soomaaliyeed
Muqdisho, 14 Agoosto 2023 – Labaatan iyo Lix sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed (SPF), ayaa soo gabagabeeyey tababar muddo toban maalmood ah socday oo ku saabsanaa maamulka saldhigyada…
-
Wararka ATMISHighlights
Hawlgalka ATMIS Wuxuu Ladabaaldagayaa Saraakiisha Shaqada Ka Sii Baxaya Sida Ay U Hormariyeen Ujeedooyinkii Iyo Hadafyadii Hwlgalka ATMIS
Muqdisho, 11 Agoosto 2023 – 18 ka mid ah Saraakiisha sarsare ee ka hawlgala Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa maalintii Khamiista aheyd ah la guddoonsiiyey…
-
Wararka ATMISHighlights
Saraakiil ka tirsan hawlgalka ATMIS ayaa qaatay tababar ku saabsan xuquuqda aadanaha iyo ilaalinta shacabka
Dhoobley, 3 Agoosto 2023 – Soddon iyo shan sarkaal oo isugu jira milateri iyo booliis oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa…
-
Wararka ATMISHighlights
Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika waxaa uu dib u xaqiijinayaa in Hawlgalka ATMIS ay ka go’an tahay hannaanka dowlad-dhisidda Soomaaliya
Kismaayo, 2 Agoosto 2023 – Madaxa howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Maxamed El-Amine Souef, ayaa Isniintii booqasho ku tagay magaalada Kismaayo, halkaas oo…
-
Wararka ATMISHighlights
Taliyeyaasha ciidamada ATMIS oo soo gabagabeeyay shir looga hadlayay dhimista ciidamada
Muqdisho, 31 Luulyo 2023 – Taliyeyaasha ugu sarreeya ciidamada Hawlgalka Ku meel-gaarka ah ee Midowga Afrika (ATMIS) ayaa soo gabagabeeyay shir socday muddo afar maalmood ah oo lagu qiimeynayay wajiga…
-
Wararka ATMISHighlights
Hawlgalka ATMIS iyo EUCAP ayaa Tabobaray qaybtii labaad ee Ciidanka Bada iyo ilaalada Xeebaha Soomaaliya oo ay ku tabobareen amniga Badaha
Muqdisho, 27 Luulyo 2023 – Koox ka tirsan Ciidanka Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya (SNCG) ayuu usoo gabagaboobey tababar heer sare ah oo socday laba toddobaad oo ku saabsanaa amniga…
-
Wararka ATMISHighlights
Dhakhaatiirta ciidamada KDF ee ATMIS aya nin dhalinyaro bukaan ah u fidiyay adeeg caafimaad oo noloshiisa wax ka bedelay
Kismaayo, 25 Luulyo 2023 – Muddo toban sano ah oo rajo la’aan iyo darxumo uu la liitay, Jaamac Cismaan waxa uu habeen kasta la noolaa xanuun u diiday hurdada. “Ma…
-
HighlightsMultimedia
Documentary: ATMIS oo dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejisay lix Saldhigyo Ciidan
30kii Juun, ATMIS waxay si guul ah u soo gebagebeysay wejigii koowaad ee dhimista ciidamada iyadoo la raacayo Qaraarradii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigoodu yahay 2628 iyo 2670…
-
Wararka ATMISHighlights
Hawlgalka ATMIS waxay hoos Udhaadhiciyeen Maamulka Saadka iyo Shidaalka si loo horumariyo in si wanaagsan loo isticmaalo Shidaalka
Muqdisho, 14 Luulyo 2023 – Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) waxaa ay hoos udhaadhicisey maamulka saadka iyo shidaalka si loo horumariyo keenista iyo isticmaalo shidaalka iyo…


