Muqdisho, 29 Nofembar 2023 – Wararka beenta ah, marin-habaabinta, bedqabka, iyo amniga suxufiyiinta ayaa ka mid ahaa mowduucyada ku jirey tababar aqoon-is-weydaarsi ah oo 30 qof oo xirfadlayaasha warbaahinta ah oo…
Highlights
-
-
Wararka ATMISHighlights
Maamulka Jubaland oo Bilaabay Ol’olaha Dhaqdhaqaaq 16 Maalmood ah Iyagoo Taageero Ka Helaya ATMIS
Kismaayo, 26 Noofambar 2023 – Si kor loogu qaado ilaalinta xuquuqda haweenka, maamulka Jubaland oo ay taageerayaan Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa Sabtidii daah-furay 16-ka…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS oo Kaalmo Gaarsiisay Dadka Ay Saameynta Ku Yeesheen Daadadka ee Ku Nool Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Soomaaliya
Baydhabo, 20-ka Nofembar 2023 – Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), oo kaashanaya Maamulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa kaalmo gaarsiiyay dadka ay saameynta ku yeesheen roobabka daran…
-
HighlightsDokamiintiyo Muhiim Ah
(EN) Resolution 2710 (2023) Adopted by the Security Council at its 9477th meeting, on 15 November 2023
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISHighlights
Wadashaqeynta adag ee Hogaanka ATMIS iyo Madaxda Soomaaliya ayaa kaalin weyn ku leh degenaanshaha ayey tiri Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Afrika
Muqdisho, 11 Noofambar 2023: Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (ASG) ee Afrika ee Waaxda Qaramada Midoobay ee Arrimaha Siyaasadda iyo Dhismaha Nabadda, Martha Ama Akyaa Pobee ayaa boogaadisey wadashaqeynta…
-
Wararka ATMISHighlights
Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramad Midoobey Uqaabilsan Aafrica oo Bogaadisey ATMIS
Muqdisho, 9 Noofambar 2023 – Wafdi heer sare ah oo ka socda Qaramada Midoobay (QM) oo ay hoggaaminayso Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay uqaabilsan Afrika (ASG), Martha Pobee ayaa…
-
Muqdisho – Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maanta qalab kala duwan ugu deeqay ciidanka Booliska Soomaaliyeed (SPF) si kor loogu qaado adeeg bixinta. Agabkan…
-
Wararka ATMISHighlights
Saxafiyiinta Soomaaliyeed ayaa xusey maalinta caalamiga ah ee joojinta isla-xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta
Muqdisho, 3 Noofambar 2023 – Saxafiyiinta ku sugan Soomaaliya ayaa shalay ku biiray caalamka intiisa kale si ay u xusaan maalinta caalamiga ah ee joojinta isla xisaabtan la’aanta dambiyada ka…
-
Wararka ATMISHighlights
(EN) ATMIS Intensifies Joint Offensives with Somali Security Forces Against Al-Shabaab
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Sorry, this entry is only available in EN.