Sorry, this entry is only available in EN and FR.
Highlights
-
-
Wararka ATMISHighlightsQuick Impact Projects
ATMIS OO KA QAYBQAADANEYSA HORUMARINTA TAYADA WAXBARASHO EE DOWLAD-GOBOLEEDKA JUBALAND
Kismaayo, 12-ka Disembar 2023 – Qayb ka mid ah Mashaariicdiisa Saameynta Degdegga leh (Quick Impact Projects) ahaan, ayaa Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) wuxuu Iskuulka Axmed Gurey…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS, DFS AYAA SHEEGAY IN QAADIDDA CUNAQABEYNTA HUBKA EE SOOMAALIYA AY GACAN KA GEYSAN DOONTO DAGAALKA LAGU LA JIRO ARGAGIXADA
Muqdishu, 7-da Disembar, 2023 – Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalintii Arbacadii sheegay qaadidda cunaqabateynta hubka ee QM ee Soomaaliya saarneyd 31-sano…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS OO CAAWISEY 600 QOYS OO AY FATAHAADUHU KU WAXYEELEEYEEN DEGAANNADA DOWLAD-GOBOLEEDKA HIRSHABEELLE
Jowhar, 7 Disembar 2023– Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) oo ay iskaashanayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa gargaar siiyey ilaa 600 qoys oo ku…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS IYO KOOXDA QM OO DIIRADDA SAARAYA IN AY SOOMAALIYA KA HIRGELIYAAN ILAALINTA SHACABKA IYO XUQUUQDA AADANAHA
Muqdisho, 4-ta Disembar 2024: Koox Hawleedda Isku-dhafka ah ee Hawlgalka ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Qaramada Midoobay ee Ku Hawlan Sharciga Difaaca Xuquuqda Aadanaha (HRDDP) ayaa…
-
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS OO TAAGEERTAY WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA, FEDERAALKA IYO DIB-U-HESHIISIINTA
Muqdisho, 28 Nofembar 2023- Hawlgalka Ku-meelgaarka ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa maalintii Talaadada ku wareejisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta agab xafiiseed kala duwan oo ay ka mid…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS OO SUXUFIYIINTA MUQDISHO GACAN KU SIISEY TABABAR KU SAABSAN KA-HORTAGGA MARIN-HABAABINTA IYO BEDQABKA SUXUFIYIINTA
Muqdisho, 29 Nofembar 2023 – Wararka beenta ah, marin-habaabinta, bedqabka, iyo amniga suxufiyiinta ayaa ka mid ahaa mowduucyada ku jirey tababar aqoon-is-weydaarsi ah oo 30 qof oo xirfadlayaasha warbaahinta ah oo…
-
Wararka ATMISHighlights
Maamulka Jubaland oo Bilaabay Ol’olaha Dhaqdhaqaaq 16 Maalmood ah Iyagoo Taageero Ka Helaya ATMIS
Kismaayo, 26 Noofambar 2023 – Si kor loogu qaado ilaalinta xuquuqda haweenka, maamulka Jubaland oo ay taageerayaan Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa Sabtidii daah-furay 16-ka…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS oo Kaalmo Gaarsiisay Dadka Ay Saameynta Ku Yeesheen Daadadka ee Ku Nool Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Soomaaliya
Baydhabo, 20-ka Nofembar 2023 – Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), oo kaashanaya Maamulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa kaalmo gaarsiiyay dadka ay saameynta ku yeesheen roobabka daran…