Muqdisho – Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maamuusay saraakiil ka tirsan booliiska Nigeria oo si guul ah u soo gabagabeeyay muddadoodi shaqo ee howlgalka. “Waan…
To the slider too
-
-
Wararka ATMISTo the slider too
Hawlgalka ATMIS ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Saldhigyo ciidan, Dowladda Federaalka ee Soomaaliya
Muqdisho – Hawlgalka Midowga Afrika ee Kumeelgarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya lix Saldhig kuwaas oo kala ah Xaaji Cali, Mirtiquo, Cadale,…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Wafdi heer sare ah oo ka socda Midowga Afrika ayaa soo gebagebeeyey booqashadii ay ku joogeen Soomaaliya ee la xiriirtay dhimista ciidamada iyo Waajibaadka cusub ee ATMIS
Muqdisho, 9 Luulyo 2023 – Wafdi heer sare ah oo ka socda Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Agaasimaha Maareynta Khilaafaadka, Dr. Alhaji Sarjoh Bah, ayaa soo gebagebeeyey socdaal shaqo oo…
-
Wararka ATMISTo the slider tooHighlights
Madaxa ATMIS ayaa ku baaqay in Beesha Caalamku taageerto Soomaaliya xiliga kala guurka ah ee ay Soomaaliya kala wareegeyso masuuliyada Amniga ATMIS
New York, 24 Juun 2023 – Madaxa Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Ambassador Mohamed El-Amine Souef ayaa saaxiibada beesha caalamka ka codsaday inay bixiyaan taageero dheeraad…
-
Wararka ATMISTo the slider tooHighlights
Madaxa Hawlgalka ATMIS oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay warbixin ka siiyey Taageerada uu howlgalka Midowga Afrika siiyo Soomaaliya.
New York, 23 Juun 2023 – Madaxa Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Mohamed El-Amine Souef ayaa Khamiistii warbixin siiyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxaana…
-
Wararka ATMISTo the slider tooHighlights
Hawlgalka ATMIS ayaa bilaabey Dhimista Ciidamada, iyagoo Ka bilaabey wareejinta saldhiga Ciidamada EE XAAJI CALI
Muqdisho – Hawlgalka Kumeelgaarka ah ee Midawga Afrika ee Soomaaliya ayaa bilaabey Dhimista Ciidamada iyada oo la raacayo Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSCR) 2628 (22) iyo 2670 (22)…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Saraakiil ka tirsan Hawgalka ATMIS ayaa dhameystey tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqul Insaanka iyo sinaanta Jinsiga
Muqdisho – Sodon sarkaal oo katirsan hawlgalka ATMIS ayaa dhameystey shan cisho oo tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo horumarinta sinaanta jinsiga xiliyada hawlgalada nabad ilaalinta. Si loo…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Saraakiil ka tirsan ATMIS oo soo gabagabeeyay tababar ku saabsan ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo sinnaanta jinsiga
Muqdisho– Sodon sarkaal oo katirsan hawlgalka ATMIS ayaa dhameystey shan cisho oo tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo horumarinta sinaanta jinsiga xiliyada hawlgalada nabad ilaalinta. Si loo fahamsiiyo…
-
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISTo the slider too
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hawlgalga Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya(ATMIS) ayaa mar kale dib uxaqiijiyey in ay ka go’an tahay fulinta qorshaha kala guurka ah ee Soomaaliya
Muqdisho, Juun 8, 2023– Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hawlgalga Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya(ATMIS) ayaa mar kale dib uxaqiijiyey in ay ka go’an tahay fududeynta…


