Dhoobley, 28 Oktoobar 2023 – Taliye ku-xigeenka ciidanka Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ee waaxda Taageerada iyo Saadka, Sarreeye Gaas Peter Muteti, ayaa soo gabagabeeyey booqasho…
To the slider too
-
-
Wararka ATMISTo the slider too
Hawlgalka Atmis Ayaa Tababar Ku Saabsan Ka Hortagga Dhibaatooyinka Jinsiga Siiyey Masuuliyiinta Jubaland
Kismaayo, 21 Oktoobar 2023 – 26 ka mid ah mas’uuliyiinta dowlad-goboleedka Jubbaland iyo Qaybo kamid ah ururada bulshada rayidka ah ayuu usoo gabagaboobey tababarka tabobarayaasha oo socday muddo shan maalmood…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Ciidamada Kenya ee Soomaaliya ku suganay ayaa xusey maalinta ciidanka kinya
Soomaaliya, 14 Oktoobar 2023 – Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa Sabtidii qabtay munaasabado lagu xusayay maalinta ciidanka…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Ciidamada Atmis Ee Jooga Dhobley Ayaa Gabdhaha Siiyey Talo Bixino Ku Saabsan Xaalada Caafimaad Ee Caadada
Dhoobley, 11 Oktoobar 2023 – Ciidamada Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ee fadhigoodu yahay Dhoobley ayaa Arbacadii ku biirey kooxda haweenka deegaanka si ay talo bixino usiiyaan…
-
Wararka ATMISTo the slider tooQuick Impact Projects
(EN) ATMIS troops and local administration officials in Dhobley strategise on security
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISTo the slider too
ATMIS oo bilowday wajigii labaad ee dhimista ciidamada – kuna wareejisay Saldhigga Biyo Cadale Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Biyo Cadale – Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maalinti axadda ahayd bilaabay wajigii labaad ee dhimista ciidamada ka jooga Soomaaliya, iyadoo lagu wareejiyay Ciidanka Qaranka…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah ee Wajiga Koowaad ee Dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qorsheynta Wajiga labaad ee Dhimista 3000 oo Askari oo ATMIS ah oo si habsami leh usocoto
Baydhabo – Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohammed El-Amine Souef, oo booqasho wadajir ah ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed.…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya si uu uga warbixiyo taageerada ay siinayan Hawlgalka ay DFS hormuudka ka tahay, dhimista Ciidamada ATMIS iyo Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah
Dhuusamareeb – Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohammed El-Amine Souef, iyo Taliyaha Ciidanka ATMIS, Sarreeye Guud Sam. Okiding ayaa Khamiistii la kulmay Madaxweynaha…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Ciidamada ATMIS oo kaashanaya bulshada deegaanka ayaa olole nadaafadeed ka sameeyey Magaalada Qoryooley
Qoryoole – Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Ku meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) oo kaashanaya bulshada ku dhaqan deegaanka ayaa maanta oo Axad Ol’ole nadaafadeed…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Dawladaha safka hore iyo ATMIS ayaa ku heshiiyey in kor loo qaado wada shaqaynta dhanka amniga
Muqdisho, 6 Ogoosto 2023 – Howlgalka ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Dawladaha safka hore, oo hindiso goboleedka amniga wadamada xuduuda la leh Soomaaliya ayaa…


