Sorry, this entry is only available in EN.
To the slider too
-
-
Wararka ATMISTo the slider too
Ciidamada nabad-Ilaalinta Jabuuti ee ATMIS ayaa xusay Sannadguurada 47-aad ee Ka Soo Wareegatay Madaxbannaanida Dalkooda
Beledweyne, 29 Juun 2024 – Ciidamada Jabuuti ee ka tirsan Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa u dabbaaldegay Maalinta Madaxbanaanida dalkood ee 47aad iyagoo maalintii Khamiista ahayd magaalada…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Saraakiil Ka Tirsan Hawlwadeennada ATMIS Oo Dhowaan Hawlgalka Loo Keenay Ayaa Soo Gebbogabeeyay Tababbar Indho-Fur ah
Muqdisho, 29 Juun 2024 – Saraakiil militari cusub oo dhowaan Soomaaliya la keenay oo ka tirsan Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa soo gebbogabeeyay tababar indho-fur…
-
-
Wararka ATMISTo the slider too
ATMIS Oo Diyaarad Dowlad-Goboleedyada Ku Geysay Agabka Imtixaanaadka ee Aadka Loogu Baahnaa
Muqdisho, 21-ka Juun 2024: Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku guulaystay in uu diyaarad ku geeyo agabka imtixaanaadka muhiimka ah in ka badan 21 goobood, maalmo…
-
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Bariire, 15-ka Juun 2024 – Iyadoo ah guul muhiim u ah kala-guurka Amniga Soomaaliya, Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (CQS) ku wareejiyay Saldhiga…
-
Wararka ATMISTo the slider too
ATMIS, QM oo ballanqaaday horumarinta arrimaha deegaanka ee Soomaaliya
Muqdisho, 9 Juun 2024 – Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Qaramada Midoobay (QM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa ballanqaaday horumarinta dhawrista deegaanka si wax looga qabto isbeddelka cimilada…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Saraakiil KDF oo ka tirsan ATMIS oo qaatay tababar ku saabsanaa ilaalinta shacabka ku sugan xaaladaha dagaalka
Dhoobley, 9 Juun 2024 – Soddon saraakiil ka tirsan Ciidanka Difaaca Kenya (KDF) oo ku jira Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa qaatay tababar shan maalmood socday oo la…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ayaa booqday Ceel-jaale si uu ugu kuurgalo xaaladda amniga iyo hawlgal u-diyaarsanaanta ciidanka
Ceel Jaale, 2-da Juun 2024 – Isaga oo sii wata booqashooyinkii uu ku tagayey saldhigyada, Madaxa Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa maalintii…


