Muqdisho, 9 Juun 2024 – Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Qaramada Midoobay (QM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa ballanqaaday horumarinta dhawrista deegaanka si wax looga qabto isbeddelka cimilada…
Wararka ATMIS
-
-
Wararka ATMISTo the slider too
Saraakiil KDF oo ka tirsan ATMIS oo qaatay tababar ku saabsanaa ilaalinta shacabka ku sugan xaaladaha dagaalka
Dhoobley, 9 Juun 2024 – Soddon saraakiil ka tirsan Ciidanka Difaaca Kenya (KDF) oo ku jira Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa qaatay tababar shan maalmood socday oo la…
-
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISTo the slider too
Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ayaa booqday Ceel-jaale si uu ugu kuurgalo xaaladda amniga iyo hawlgal u-diyaarsanaanta ciidanka
Ceel Jaale, 2-da Juun 2024 – Isaga oo sii wata booqashooyinkii uu ku tagayey saldhigyada, Madaxa Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa maalintii…
-
Wararka ATMISTo the slider too
ATMIS iyo Booliska Hirshabeelle oo iska kaashanaya la-dagaalanka dembiyada maaliyadda iyo maaliyadsiinta argagaxisada
Jowhar, 2-da Juun, 2024 – Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa tababar u fidiyay ciidanka dambi baarista hirshabeelle si uu uga caawiyo oggaanshaha iyo la-dagaalanka dembiyada maaliyadda…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Booliska Dambi Baarista Hirshabeelle ayaa qaatay tababar ku saabsan baaritaanada faraha.
Jowhar, 24 Maajo 2024 –Danbi-baarayaasha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayuu usoo dhamaadey tababar socday muddo shan maalmood ah oo ku saabsanaa baaritaanka faraha iyo aruurinta cadeymaha. Tababarkan…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Askarta Burundi oo lagu maamusay geesinimada iyo sida ay ugu heellan yihiin hawlgalka ATMIS ee Soomaaliya
Jowhar, 19-ka Maajo 2024 – Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo Sabtidii la soo dhaafay ka dhacday Garoonka Diyaaradaha magaalada Jowhar ee xarunta Maamul-goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu maamuusay Ciidamada…
-
Wararka ATMISTo the slider too
(EN) Somali Security and ATMIS Forces complete training on Emergency Battlefield Care
Sorry, this entry is only available in EN and FR.
-
Wararka ATMISHighlights
Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ayaa bartey sida looga hortago khatarta Walxaha Qarxa
Muqdisho, 17 Maajo 2024 – Siddeetan askari oo ka kala socday ciidamada Amaanka Soomaaliya (SSF) iyo kuwa hawlgalka kumeelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayuu usoo dhamaadey tababar…
-
Sorry, this entry is only available in EN.


