Muqdisho, 16 Juun 2022 – Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Qaramada Midoobey ayaa qabtay tababar tayayn ah oo hal maalin ah oo loo qabtey ciidanka…
Wararka ATMIS
-
-
Wararka ATMIS
ATMIS, UNMAS iyo daneeyayaasha muhiimka ah ayaa soo gabagabeeyay shir si looga hortago Aaladaha Qarxa IEDs
Muqdisho, Juun 16, 2022 – Saraakiisha ugu sarraysa Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Miino baarista ee UNMAS, iyo daneeyayaal muhiim ah,…
-
Wararka ATMIS
Howlgalka ATMIS oo maamuusay cutub ciidamada Itoobiya oo ka baxayay Beledweyne oo ay u joogeen horumarinta nabadda Soomaaliya
BELEDWEYNE, 9 Juun 2022 – Cutub ka tirsan ciidamada Itoobiya ee Howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) oo soo gabagabeeyay socdaalkoodii shaqo ee Beledweyne ayaa lagu maamuusay…
-
Wararka ATMIS
Ciidamada Jabuuti ee Howlgalka ATMIS oo xusay 45-guuradii kasoo wareegtay Aas-aaska Ciidanka Jabuuti
BELEDWEYNE, 6 Juun 2022: Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maanta dhiggooda ku sugan dalkooda kala qeyb galay xuska sannad-guurada…
-
Wararka ATMIS
Taliyaha ciidamada Burundi oo booqday Soomaaliya, ayaa ciidamada ATMIS ku amaanay sugidda amniga dalka
Muqdisho, Juun 6, 2022 – Taliyaha guud ee ciidamada Burundi Sarreeye-guuto. Prime Niyongabo ayaa booqasho shaqo oo rasmi ah oo qaadanaysa muddo todobaad ah ku jooga Soomaaliya si uu ula…
-
Wararka ATMIS
Soomaaliya oo ATMIS ku ammaantay doorkeeda ku aaddan bixinta taageerada amniga intii lagu jirey hannaanka doorashada 2021/2022
Muqdisho, 23 Maajo 2022 – Taageerada ballaaran ee dhanka amniga ah ee uu Hawlgalka Ku Meel Gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) siiyo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya kahor, intii lagu guda…
-
Wararka ATMISHighlightsQuick Impact Projects
Saraakiil ATMIS iyo CXD ah ayaa loo tababaray wanaajinta xiriirka ay la leeyihiin dadka rayidka ah
MUQdisho, 28 Maajo 2022 – Ilaa 28 saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada milatariga iyo booliiska ee hawlgalka ku meel gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Ciidanka Xoogga Dalka…
-
Wararka ATMISHighlights
Saraakiil ciidan oo la soo xulay oo ka tirsan ATMIS ayaa loo tababaray maaraynta xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka xilliga dagaalka
Muqdisho, 24 Maajo 2022 – Tababaridda ku-dhawaad 20 sarkaal oo militari oo la siiyay maaraynta dhaawacyada ka soo gaara howlgallada dagaalka ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo saraakiishaasi ay…
-
Wararka ATMIS
Ciidamo ka tirsan ATMIS iyo CXD ayaa loo soo gabagabeeyay tababbar ku saabsanaa hawlgallada militari ee heerka sare
Muqdisho, 19 Maajo 2022 – Soddon iyo laba askari oo ka tirsan ciidamada Hawlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya (ATMIS) iyo Ciidamada Xoogga Soomaaliya (CXD) ayaa…
-
Wararka ATMIS
Saraakiil sar sare oo ka tirsan ATMIS ayaa farxada la qeybsadey ciidamada dhaawacyada ka soo kabanaya ee ku jira isbitaalada
Muqdisho, 11 Maajo 2022 – Hoggaanka sare ee Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa galabnimadii Talaadada waqti la qaatay ciidamada dhaawaca ah iyo kuwo xanuuno la…


