Muqdisho, 13 Luulyo 2022 — Qaybta Booliska ee Howlgalka Kumeel Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa lagu xoojiyey imaatinka 160 sarkaal oo ka tirsan qaybta Booliska Nigeria,…
Wararka ATMIS
-
-
Wararka ATMISQuick Impact Projects
ATMIS waxay taageertaa waxbarashada Soomaaliya iyadoo ku wareejisey iskuul ku yaalla Maamul-goboleedka Jubbaland
Bilis Qooqaanni, 13 Luulyo, 2022 — Hindise loogu talagalay in lagu horumariyo heerarka waxbarashada iyadoo la siinayo xarumo waxbarasho oo ku filan islamarkaana badbaado leh, Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga…
-
Wararka ATMIS
Beddelka ilaalada xilli taliyaha cusub ee Qaybta Booliiska Nigeria uu la wareegayo xilka
Muqdisho, 10 Luulyo 2022 — Ciidanka Booliiska Nigeria ee la sameeyay (NFPU), oo ka hoos shaqeeya Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa isbedel ku sameeyey ilaalada…
-
Wararka ATMISQuick Impact Projects
Qaybta Labaad ee ATMIS Oo Deeq Lacageed Gaarsiisry Isbitaalka Guud Ee Degmada Dhoobley
Dhoobley, 9-ka Luulyo 2022 — Ciidanka Difaaca Kenya (KDF) ee qaybta ka ah Howlgalka Midowga Afrika ee KMG ah ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa deeq isugu jirta dawooyin iyo agabyo raashin…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS, UNSOS waxay dejiyaan xeelado la isku waafajinayo taageerada saad si howlgalku u guulaysto
Muqdisho, 6 Juun 2022 – Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa soo gabagabeeyey wadatashiyo la isku waafajinayo taageerada…
-
Wararka ATMISHighlights
(EN) Somali women receive training to enhance participation in politics and leadership
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISHighlights
(EN) ATMIS launches monthly clean-up exercise to preserve Somalia’s environment
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISHighlights
Ciidamada Jabuuti oo u dabbaal degay salad guurada 45aad ee Xorriyadda Jabuuti
Beledwayne–Ciidamada Jabuuti ee qaybta ka ah Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee ATMIS ayaa maanta oo Isniin ah xusay 45-guuradii ka soo wareegtey markii ay xornimada qaateen, taasoo ka…
-
Wararka ATMISHighlights
Howl-galka Kumeel-gaarka ee Midowga Afrika oo Taageeray Qorista Ciidamado Cusub oo Booliska Jubbaland ah
Kismaayo 27 Juun 2022- Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland lagu soo gaba gabeeyay howsha qiimeynta iyo qorista ciidamada Booliska Jubbaland oo socotay muddo saddex maalmood ah. Howshan…
-
Wararka ATMISHighlightsQuick Impact Projects
ATMIS ayaa wareejisay Saldhig Boolis oo dhawaan laga dhisay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
Jowhar, June 23, 2022 – Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa Arbacadii shalay wareejiyay Saldhig Boolis oo dhawaan laga dhisay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Xarunta…


