Sorry, this entry is only available in EN.
Wararka ATMIS
-
-
Wararka ATMIS
Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu dhiirigeliyay in ay cilmiga xoogga saaraan si ay u horseedaan isbeddel qaran
Muqdisho, 10 Agoosto 2022 – Shirweynaha sanadlaha ah ee Sayniska, Teknolojiyadda, Injineernimada iyo Xisaabta (STEM) ayaa maanta oo Talaado ah lagu soo gebagebeeyey magaalada Muqdisho, iyadoo dhallinyarada Soomaaliyeed loogu baaqay in…
-
Wararka ATMIS
ATMIS oo lagu deeqey baabuurta gaashaaman si ay u xoojiso dadaallada nabadaynta iyo amniga Soomaaliya
Muqdisho, 3 Ogosto 2022 –Si kor loogu qaado waajibaadka ka saaran wiiqidda awoodda Al Shabaab iyo ilaalinta rayidka iyo kaabayaasha muhiimka ah, Howlgalka Ku Meel Gaarka ah ee Midowga Afrika…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kor u qaadey awoodda looga hortagayo qaraxyada
Muqdisho, 22 Luulyo, 2022 – Saraakiil Melatari oo ka kala socday Howgalka Kumeelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) ayaa soo gabagabeeyay tababar…
-
Wararka ATMISHighlights
Wafdi ka socday Midowga Afrika oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyagoo ka wadahadley taageerada iyo iskaashiga
Muqdisho, 21 Luulyo 2022 – Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika ayaa Arbacadii magaalada Muqdisho kula kulmey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray taageerada Midowga…
-
Wararka ATMISHighlights
Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo booqasho qiimeyn ah ku jooga Soomaaliya
Muqdisho, 21 Luulyo 2022 — Wafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadda Midowga Afrika ayaa booqasho qiimeyn ah ku yimid Muqdisho maalintii talaadada ahayd ee 19-kii Luulyo, taasoo ahayd tii…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS ayaa maamuustay saraakiishii millateriga ee uu waqtigoodu dhamaaday ee nafhuridda ugu adeegey Soomaaliya
Muqdisho,17 Luulyo 2022 – Howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maanta oo Sabti ah billado iyo shahaadooyin guddoonsiiyey 40 sarkaal oo ka tirsan ciidamada…
-
Wararka ATMIS
ATMIS ayaa howlgalisey 160 sarkaal si ay u taageeraan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed nidaamka iyo kala dambaynta
Muqdisho, 13 Luulyo 2022 — Qaybta Booliska ee Howlgalka Kumeel Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa lagu xoojiyey imaatinka 160 sarkaal oo ka tirsan qaybta Booliska Nigeria,…
-
Wararka ATMISQuick Impact Projects
ATMIS waxay taageertaa waxbarashada Soomaaliya iyadoo ku wareejisey iskuul ku yaalla Maamul-goboleedka Jubbaland
Bilis Qooqaanni, 13 Luulyo, 2022 — Hindise loogu talagalay in lagu horumariyo heerarka waxbarashada iyadoo la siinayo xarumo waxbarasho oo ku filan islamarkaana badbaado leh, Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga…
-
Wararka ATMIS
Beddelka ilaalada xilli taliyaha cusub ee Qaybta Booliiska Nigeria uu la wareegayo xilka
Muqdisho, 10 Luulyo 2022 — Ciidanka Booliiska Nigeria ee la sameeyay (NFPU), oo ka hoos shaqeeya Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa isbedel ku sameeyey ilaalada…