Muqdisho, 2 Luulyo 2023 – Ciidamada Burundi ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa maanta sabtida farxadda la qaybsaday dalkooda iyagoo qabtay munaasabad ay ug uku…
Wararka ATMIS
-
-
Wararka ATMISHighlights
Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya ayaa soo gebagebeeyey wajigii koowaad ee dhimista ciidamada – oo lagu wareejiyey labadii saldhig ee u dambeeyay
Muqdisho, 30 Juun 2023 – Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa soo gebagebeeyey wejigii koowaad ee dhimista ciidamada kadib markii ay ku wareejiyeen labadii…
-
Wararka ATMISHighlights
Ciidamada Nabad Ilaalinta ee Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya ayaa si weyn u xusay munaasabadda Ciidul-Adxa
Muqdisho, 28 Juun 2023 – Nabad-ilaaliyeyaalka Muslimiinta ah ee ka midka ah Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa manta walaalahood muslimiinta adduunka la xusey Ciida Ciidul-Adxa.…
-
Cadale, Albao, 28 Juun 2023 – Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku wareejiyay laba saldhigoo kale, taasoo ka dhigaysa tirada guud afar Saldhig…
-
Wararka ATMISHighlights
Taliyaha Ciidanka Hawlgalka ATMIS oo booqday ciidamada Ugandha si uu u qiimeeyo diyaargarowgooda dagaalka
Muqdisho – Taliyaha Ciidamada Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) Gen. Sam Okiding ayaa maanta oo Isniin ah booqday Saldhigyada Ciidamada ee Qoryoole iyo Jannaale ee Gobolka…
-
Wararka ATMISTo the slider tooHighlights
Madaxa ATMIS ayaa ku baaqay in Beesha Caalamku taageerto Soomaaliya xiliga kala guurka ah ee ay Soomaaliya kala wareegeyso masuuliyada Amniga ATMIS
New York, 24 Juun 2023 – Madaxa Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Ambassador Mohamed El-Amine Souef ayaa saaxiibada beesha caalamka ka codsaday inay bixiyaan taageero dheeraad…
-
Wararka ATMISHighlights
Hawlgalka ATMIS ayaa Booliska Soomaaliya siiyey tabobar ku saabsan maareynta iyo badbaadada waddooyinka
Muqdisho, 23 Juun 2023 – 55 askari oo ka tirsan ciidanka nabad-gelyada waddooyinka ee @SoPoliceForce, ayaa soo gabagabeeyey tababar tababarayaalka oo ku saabsan maaraynta wadooyinka, si kor loogu qaado awooddooda…
-
Wararka ATMISTo the slider tooHighlights
Madaxa Hawlgalka ATMIS oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay warbixin ka siiyey Taageerada uu howlgalka Midowga Afrika siiyo Soomaaliya.
New York, 23 Juun 2023 – Madaxa Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Mohamed El-Amine Souef ayaa Khamiistii warbixin siiyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxaana…
-
Muqdisho, 23 juun 2023 – Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa maanta ku wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Saldhig kale. Waa saldhigii labaad ee la wareejiyo…
-
Wararka ATMISWar-Saxaafadeedyada
Warbixinta Golaha Amaanka ee QM ee Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef
Warbixinta Golaha Amaanka ee QM ee Danjire Mohamed El-Amine Souef Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, New York, 22 Juun 2023 Mudane Madaxweyne, Mudanayaal/Marwooyin Xubnaha…


