Muqdisho, 27 Luulyo 2023 – Koox ka tirsan Ciidanka Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya (SNCG) ayuu usoo gabagaboobey tababar heer sare ah oo socday laba toddobaad oo ku saabsanaa amniga…
Wararka ATMIS
-
-
Wararka ATMISHighlights
Dhakhaatiirta ciidamada KDF ee ATMIS aya nin dhalinyaro bukaan ah u fidiyay adeeg caafimaad oo noloshiisa wax ka bedelay
Kismaayo, 25 Luulyo 2023 – Muddo toban sano ah oo rajo la’aan iyo darxumo uu la liitay, Jaamac Cismaan waxa uu habeen kasta la noolaa xanuun u diiday hurdada. “Ma…
-
Wararka ATMISTo the slider too
ATMIS oo ku sharaftay Saraakiisha Booliska ATMIS ee Nigeria kaalintooda hannaanka nabadda iyo sugidda amniga ee Soomaaliya
Muqdisho – Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maamuusay saraakiil ka tirsan booliiska Nigeria oo si guul ah u soo gabagabeeyay muddadoodi shaqo ee howlgalka. “Waan…
-
Wararka ATMISHighlights
Hawlgalka ATMIS waxay hoos Udhaadhiciyeen Maamulka Saadka iyo Shidaalka si loo horumariyo in si wanaagsan loo isticmaalo Shidaalka
Muqdisho, 14 Luulyo 2023 – Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) waxaa ay hoos udhaadhicisey maamulka saadka iyo shidaalka si loo horumariyo keenista iyo isticmaalo shidaalka iyo…
-
Wararka ATMISHighlights
Soomaaliya waxay ku yaboohday 10 milyan oo doolar si wax looga qabto isbeddelka cimilada iyo Dibaatooyinka Noolaha
Muqdisho – Soomaaliya ayaa ku yaboohday $10 milyan oo doolar si wax looga qabato caqabadaha saddexda ah ee kala ah Xaalufinta, isbeddelka cimilada iyo Dhibaatooyinka noolaha oo qayb ahaan keena…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS iyo UNSOS oo Ciidamada Milateriga iyo Booliska ku tabobaraya hanaanka sahayda shidaalka iyo Ilaalinta deegaanka xiliyada dagaalka iyo goobaha colaadaha
Muqdisho, 11 Luulyo 2023 – Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa tababaraya 55 askari oo isugu jira millatari iyo booliis, tabobarkaas oo ku saabsan sida ugu…
-
Wararka ATMISHighlights
Dhakhaatiirta ka tirsan ciidamada ATMIS ayaa baaritaan caafimaad u fidiyay barakacayaasha Jowhar
Jowhar 10 Luulyo 2023 – Dhakhaatiir ka tirsan ciidamada Burundi ee qeybta ka ah Howlgalka Kumeel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa daryeel caafimaad oo lacag la’aan…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Hawlgalka ATMIS ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Saldhigyo ciidan, Dowladda Federaalka ee Soomaaliya
Muqdisho – Hawlgalka Midowga Afrika ee Kumeelgarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya lix Saldhig kuwaas oo kala ah Xaaji Cali, Mirtiquo, Cadale,…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Wafdi heer sare ah oo ka socda Midowga Afrika ayaa soo gebagebeeyey booqashadii ay ku joogeen Soomaaliya ee la xiriirtay dhimista ciidamada iyo Waajibaadka cusub ee ATMIS
Muqdisho, 9 Luulyo 2023 – Wafdi heer sare ah oo ka socda Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Agaasimaha Maareynta Khilaafaadka, Dr. Alhaji Sarjoh Bah, ayaa soo gebagebeeyey socdaal shaqo oo…
-
Wararka ATMIS
ATMIS waxay ballan qaaday in dhimista ciidamada aysan wax u dhimi doonin amniga iyo xasilloonida
Mogadishu, Luulyo 7 2023 – Wakiilka Gaarka ah ee Gudoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa sheegay…


