Kismaayo, 21 Oktoobar 2023 – 26 ka mid ah mas’uuliyiinta dowlad-goboleedka Jubbaland iyo Qaybo kamid ah ururada bulshada rayidka ah ayuu usoo gabagaboobey tababarka tabobarayaasha oo socday muddo shan maalmood…
Wararka ATMIS
-
-
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISTo the slider too
Ciidamada Kenya ee Soomaaliya ku suganay ayaa xusey maalinta ciidanka kinya
Soomaaliya, 14 Oktoobar 2023 – Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa Sabtidii qabtay munaasabado lagu xusayay maalinta ciidanka…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Ciidamada Atmis Ee Jooga Dhobley Ayaa Gabdhaha Siiyey Talo Bixino Ku Saabsan Xaalada Caafimaad Ee Caadada
Dhoobley, 11 Oktoobar 2023 – Ciidamada Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ee fadhigoodu yahay Dhoobley ayaa Arbacadii ku biirey kooxda haweenka deegaanka si ay talo bixino usiiyaan…
-
Wararka ATMISHighlights
(EN) Head of ATMIS joins Ugandan nationals in Somalia to mark 61st Independence Day
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISTo the slider tooQuick Impact Projects
(EN) ATMIS troops and local administration officials in Dhobley strategise on security
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Dhoobley – Ka hor inta aan la dhigin Isbitaalka Heerka Labaad ee Dhoobley si loogu daweeyo Sacdiya Maxamed waxaa soo martey bilo xanuun iyo darxumo ah. Waxay soo martey isbitaalo badan…
-
Wararka ATMIS
SARAAKIISHA MACLUUMAADKA DADWEYNAHA ATMIS AYAA TABABAR KU SAABSAN ISGAADHSIINTA ISTARAATIIJIGA AH QAATEY.
Muqdisho, 28 Sebtembar 2023 – Labaatan sarkaal oo cusub oo uqaabilsanaa macluumaadka dadweynaha oo ka socday Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa xirfadahooda ku aadanaa xiriir…
-
Wararka ATMISHighlights
Ciidamada ATMIS IYO CIIDAMADA AMaanka SOOMAALIYA ayaa wareeg WADA JIR AH oo roondo ah ku sameeyey magaalada BARAAWE
Baraawe – Ciidamo ka tirsan hawlgalka Midowga Afrika ee kumeelgaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) iyo kuwa amaanka Soomaaliya ayaa si wadajir ah oogu sameeyey rondo degmada Baraawe ee maamulka Koonfur…


