MUQDISHO – Howl-galka Kumeelgaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa ciidamada Yugaandha guddoonsiiyey biladdo sharaf iyo shahaadooyin lagu muujinaayo kaalinta ay leeyihiin hannaanka socda ee nabad ku soo dabaalidda Soomaaliya. Ciidamo ka…
Alex Kithumbu
-
-
War-Saxaafadeedyada
Bayaan kasoo baxay ATMIS oo khusaynaya bandowga Xalane iyo dhaarinta Xildhibaannada Baarlamanka
WAR-SAXAAFADEED Muqdisho – 10-ka Abriil 2022: Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya ( ATMIS) wuxuu jecel yahay inuu sharraxaad ka bixiyo wargelin rasmi ah oo uu sameeyey (ATMIS/HOM/1424.22) oo ku…
-
War-Saxaafadeedyada
Bayaanka Guddoomiyaha oo ku saabsan Shaqada wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya
Addis Ababa, 8-da Abriil 2022: Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, H.E. Moussa Faki Mahamat, ayaa walaac ka muujiyay War-Saxaafadeed dhawaan ka soo baxay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, kaasoo ku aadanaa shaqada…
-
Multimedia
(EN) On International Mine Action Day, ATMIS emphasises elimination of IEDs and explosive devices
Sorry, this entry is only available in EN and FR.
-
War-Saxaafadeedyada
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) oo u wareegaya Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)
ADDIS ABABA, Abriil 1, 2022: Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si hufan ula wareegay Howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), iyadoo la raacayo go’aankii Golaha Nabadda iyo…
-
Wararka ATMIS
Munaasabaddda Maalinta Caalamiga ee Miinooyinka, ATMIS waxay xooga saareysaa ciribtirka IEDs iyo waxyaabaha qarxa
MUQDISHO, 5 Abriil 2022 – Saraakiisha Militari ee Howl-galka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa Isniinti Hay’ada Qaramada Midoobey Uqaabilsan Miinooyinka (UNMAS) kala qeyb galay xuska Maalinta Caalamiga ah…