Sorry, this entry is only available in EN.
Alex Kithumbu
-
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS oo Saldhiga Militeriga Magaalada Jowhar Ku Wareejisay Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed
Jowhar, 21 Juun 2024 – Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maalintii Khamiista ahayd Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (CQS) ku wareejiyay gacan ku haynta Saldhiga Furiimaha Hore ee…
-
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISHighlights
Madaxa ATMIS ayaa Mar Labaad Xaqiijiyay Habsami u Socodka Wareejinta Mas’uuliyadaha Amniga Isagoo Ku Guda Jira Booqasho uu Ku Tagey Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle
Jowhar, 15 Juun 2024 – Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa booqasho ku tagey dowlad-goboleedka Hirshabeelle si uu dib ugu xaqiijiyo shacabka Soomaaliyeed…
-
Bariire, 15-ka Juun 2024 – Iyadoo ah guul muhiim u ah kala-guurka Amniga Soomaaliya, Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (CQS) ku wareejiyay Saldhiga…
-
Kismaayo – Taliyaha Booliska Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Hillary Sao Kano, ayaa muujisay sida ay ugu qanacsan tahay mashaariicda tababarka iyo towjiihinta ee socda ee loogu…
-
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISTo the slider too
ATMIS, QM oo ballanqaaday horumarinta arrimaha deegaanka ee Soomaaliya
Muqdisho, 9 Juun 2024 – Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Qaramada Midoobay (QM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa ballanqaaday horumarinta dhawrista deegaanka si wax looga qabto isbeddelka cimilada…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Saraakiil KDF oo ka tirsan ATMIS oo qaatay tababar ku saabsanaa ilaalinta shacabka ku sugan xaaladaha dagaalka
Dhoobley, 9 Juun 2024 – Soddon saraakiil ka tirsan Ciidanka Difaaca Kenya (KDF) oo ku jira Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa qaatay tababar shan maalmood socday oo la…