WARSAXAAFADEED (Oo degdeg ah) Hawlgalka #ATMIS PR/11/2023 Hawlgalka ATMIS ayaa canbaareeyey Weerarkii argagixiso ee ka dhacey Huteel ku yaalo xeebta Lido Mogadishu – Hawlgalka Midawga afrika ee ku meelgaarka ah ee…
Alex Kithumbu
-
-
Wararka ATMISTo the slider too
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hawlgalga Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya(ATMIS) ayaa mar kale dib uxaqiijiyey in ay ka go’an tahay fulinta qorshaha kala guurka ah ee Soomaaliya
Muqdisho, Juun 8, 2023– Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hawlgalga Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya(ATMIS) ayaa mar kale dib uxaqiijiyey in ay ka go’an tahay fududeynta…
-
Wararka ATMISHighlights
Madaxa ATMIS iyo saraakiil sare oo booqday askartii ku dhaawacantay weerarkii Buulo Mareer
Muqdisho – Wakiilka Gaarka ah ee Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Africa ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Mohamed El-Amine Souef, oo ay weheliyaan Ku-simaha Safiirka Uganda…
-
Wararka ATMISHighlights
Iyadoo la xusaayo Maalinta Deegaanka Adduunka, ATMIS iyo QM waxay bilaabeen olole lagu dhireeynaayo Soomaaliya.
Muqdisho – Iyadoo la xusayo Maalinta Deegaanka Adduunka, Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, Qaramada Midoobay iyo dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta bilaabay olole wadajir ah oo lagu ilaalinayo…
-
Wararka ATMISEUHighlights
Wafdi ka socda DFS iyo ATMIS oo madaxda Midowga Yurub uga warbixiyey xalaadaha amni ee Soomaaliya, shir ka dhacay Brussels
Brussels – Madaxa Howlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, Danjire Maxamed El-Amine Souef iyo La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Cali, ayaa kulamo kala duwan kula yeeshay Brussels…
-
Wararka ATMISHighlights
Hawlgalka ATMIS oo boogaadiyey doorka Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay ku leeyahiin Guusha Hawlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab ee Hirshabelle
Beledweyne – Ciidamada Midawga Afrika iyo Ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa Kor uqaadey hawlgalada Ciidan ee isku dhafka ah oo lagula jiro falaagada AL-Shabaab ee Maamul Goboleedka Hirshabeele ka hor…
-
Wararka ATMISHighlights
Ciidamada Kiinya ee kamidka ah ATMIS ayaa Kuxusey Kismaanyo Maalinta Xoriyada Kiinya ee 60aad.(Maalinta Madaraka)
Kismaanyo – Ciidamada Kiinya ee kamidka ah hawlgalka Midawga Afrika ee nabad ilaalinta Soomaaliya ayaa Khamiistii qarankooda la xusey sanadguuradii 60aad ee ay ka xoroobeen Gumeystihii. “Waxey manta oo kale…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Hawlgalka ATMIS ayaa Kordhiyey Tobobarida Ciidamada Amniga Soomaaliya Sidii Looga hortagi lahaa Askareynta caruurta ka hor intuusan bilaabmin dhimista askarta ATMIS
Muqsisho,27 Maay 2023- Hawlgalka Midawga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya ayaa kordhiyey Tabobarada ciidamada amniga Soomaaliya Sidii looga hortagi lahaa askareynta Caruurta xiliyada colaadaha ayadooy soo dhawdahey dhimista…
-
WAR SAXAAFADEED (Faafin Degdeg ah) ATMIS PR/10/2023 Muqdisho, 26 Maay 2023– Saaka abaarihii 5ta subaxnimo ayaa Saldhiga Ciidanka ATMIS ee Buulo mareer oo dhinaca koonfur Galbeed kaxiga 120km magaalada Muqdisho…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS iyo Ciidamada Amniga Soomaaliya Iney sugaan Wadooyinka muhiimka ah Ee Gobolka Shabeelada Dhexe
Jawhar 25 Maay 2023– Masuuliyiin sarsare oo ka tirsan Ciidamada Burundi ee ka midka ah hawgalka ATMIS iyo Masuuliyiinta Shabeelada Dhexe ayaa kawada Hadley sidii loosugi lahaa amniga wadooyinka muhiimka…