Sorry, this entry is only available in EN.
Alex Kithumbu
-
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS oo tababar dhanka Maamulka Saldhigyada Booliska u fidisay Taliyeyaasha Booliska Soomaaliyeed
Muqdisho, 14 Agoosto 2023 – Labaatan iyo Lix sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed (SPF), ayaa soo gabagabeeyey tababar muddo toban maalmood ah socday oo ku saabsanaa maamulka saldhigyada…
-
Wararka ATMISHighlights
Hawlgalka ATMIS Wuxuu Ladabaaldagayaa Saraakiisha Shaqada Ka Sii Baxaya Sida Ay U Hormariyeen Ujeedooyinkii Iyo Hadafyadii Hwlgalka ATMIS
Muqdisho, 11 Agoosto 2023 – 18 ka mid ah Saraakiisha sarsare ee ka hawlgala Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa maalintii Khamiista aheyd ah la guddoonsiiyey…
-
Wararka ATMIS
Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo booqday Baydhabo, kuna amaanay ciidamada Itoobiya ka qeyb qaadashada nabadeynta Soomaaliya
Muqdisho, 9 Agoosto 2023 – Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maxamed El-Amine Souef ayaa Arbacadii booqday magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed, wuxuuna ku…
-
Wararka ATMIS
Booliska ATMIS oo ugu Deeqay Agab Caafimaad Xarunta Taliska Booliska Jubalanta Hoose Socdaalkoodii is barashada
Kismaayo, 12 Juun 2023 – koox saraakiil ah oo ka socotay Xarunta Taliska Hawlgalka ATMIS ee Muqdisho oo ay hogaaminayeen sargaalka isku xiraha ciidanka booliska ATMIS, SP. Kisaba Rimamnyang iyo…
-
Wararka ATMIS
Ciidanka Booliska Gaana ee qaybta ka ah ATMIS oo sugay amniga xilli ay kooxda qiimeynta hubka ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay booqasho ku yimaden Baydhabo
Baydhabo, 11 Luulyo, 2023 – Saraakiil ka socotay Ciidanka Booliska Ghana (GFPU-3) ee qaybta ka ah Howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa sugay amniga…
-
Wararka ATMISTo the slider too
Dawladaha safka hore iyo ATMIS ayaa ku heshiiyey in kor loo qaado wada shaqaynta dhanka amniga
Muqdisho, 6 Ogoosto 2023 – Howlgalka ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Dawladaha safka hore, oo hindiso goboleedka amniga wadamada xuduuda la leh Soomaaliya ayaa…
-
Wararka ATMISHighlights
Saraakiil ka tirsan hawlgalka ATMIS ayaa qaatay tababar ku saabsan xuquuqda aadanaha iyo ilaalinta shacabka
Dhoobley, 3 Agoosto 2023 – Soddon iyo shan sarkaal oo isugu jira milateri iyo booliis oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa…
-
Wararka ATMISHighlights
Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika waxaa uu dib u xaqiijinayaa in Hawlgalka ATMIS ay ka go’an tahay hannaanka dowlad-dhisidda Soomaaliya
Kismaayo, 2 Agoosto 2023 – Madaxa howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Maxamed El-Amine Souef, ayaa Isniintii booqasho ku tagay magaalada Kismaayo, halkaas oo…
-
Sorry, this entry is only available in EN.