Home » Fariinta Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Ciidul-Adxaa ee Muslimiinta iyo shacabka Soomaaliyeed

Fariinta Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Ciidul-Adxaa ee Muslimiinta iyo shacabka Soomaaliyeed

by Alex Kithumbu

atmis press release

WAR SAXAAFADEED

(Faafin Degdeg ah)

ATMIS PR/15/2023

Muqdisho, June 28, 2023: Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adhaa.

Waxaan maanta xusaynaa walaaltinimada iyo is-xilqaankii qoto dheeraa ee udhexeeyay dhammaan Muslimiinta. Intaa waxaa dheer, maalintan ayaa astaan u ah acmaasha Xajka, oo ah tiirka shanaad ee Islaamka iyo muujinta ugu muhiimsan ee caqiidada Islaamka iyo midnimada adduunka.

Waxaan Allah ka baryeynaa barakadiisa, nabad, amni iyo xasilooni ay yeelato Soomaaliya.
May the wonderful spirit of this day unite us and cement our resolve to forge ahead as one united Somalia.

Barakada maalintan Allah ha nagumideeyo, Hana noo adkeeyo hiigsigeena Soomaaliya midyasan.
Ciid Mubaarak! Ciid Wanaagsan!

_______________

Wixii faahfaahin dheeraad ah la soo xiriir:

Madaxa Warfaafinta: Marwo Gifty Bingley

Ama Af-hayeenka Ciidamada: G.Dhexe A. Ganale,

Email: Atmismediacenter@gmail.com

Tel: (Soomaaliya) +252 617682175/ +252613665356/ (Nairobi) +254722788975

You may also like