Muqdisho, 21 Luulyo 2022 – Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika ayaa Arbacadii magaalada Muqdisho kula kulmey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray taageerada Midowga…
ATMIS News
-
-
Wararka ATMISHighlights
Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo booqasho qiimeyn ah ku jooga Soomaaliya
Muqdisho, 21 Luulyo 2022 — Wafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadda Midowga Afrika ayaa booqasho qiimeyn ah ku yimid Muqdisho maalintii talaadada ahayd ee 19-kii Luulyo, taasoo ahayd tii…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS ayaa maamuustay saraakiishii millateriga ee uu waqtigoodu dhamaaday ee nafhuridda ugu adeegey Soomaaliya
Muqdisho,17 Luulyo 2022 – Howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maanta oo Sabti ah billado iyo shahaadooyin guddoonsiiyey 40 sarkaal oo ka tirsan ciidamada…
-
Wararka ATMIS
ATMIS ayaa howlgalisey 160 sarkaal si ay u taageeraan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed nidaamka iyo kala dambaynta
Muqdisho, 13 Luulyo 2022 — Qaybta Booliska ee Howlgalka Kumeel Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa lagu xoojiyey imaatinka 160 sarkaal oo ka tirsan qaybta Booliska Nigeria,…
-
Wararka ATMISQuick Impact Projects
ATMIS waxay taageertaa waxbarashada Soomaaliya iyadoo ku wareejisey iskuul ku yaalla Maamul-goboleedka Jubbaland
Bilis Qooqaanni, 13 Luulyo, 2022 — Hindise loogu talagalay in lagu horumariyo heerarka waxbarashada iyadoo la siinayo xarumo waxbarasho oo ku filan islamarkaana badbaado leh, Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga…
-
Wararka ATMIS
Beddelka ilaalada xilli taliyaha cusub ee Qaybta Booliiska Nigeria uu la wareegayo xilka
Muqdisho, 10 Luulyo 2022 — Ciidanka Booliiska Nigeria ee la sameeyay (NFPU), oo ka hoos shaqeeya Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa isbedel ku sameeyey ilaalada…
-
Wararka ATMISQuick Impact Projects
Qaybta Labaad ee ATMIS Oo Deeq Lacageed Gaarsiisry Isbitaalka Guud Ee Degmada Dhoobley
Dhoobley, 9-ka Luulyo 2022 — Ciidanka Difaaca Kenya (KDF) ee qaybta ka ah Howlgalka Midowga Afrika ee KMG ah ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa deeq isugu jirta dawooyin iyo agabyo raashin…
-
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS, UNSOS waxay dejiyaan xeelado la isku waafajinayo taageerada saad si howlgalku u guulaysto
Muqdisho, 6 Juun 2022 – Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa soo gabagabeeyey wadatashiyo la isku waafajinayo taageerada…
-
Wararka ATMISHighlights
(EN) Somali women receive training to enhance participation in politics and leadership
Sorry, this entry is only available in EN.