Biyo Cadale – Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maalinti axadda ahayd bilaabay wajigii labaad ee dhimista ciidamada ka jooga Soomaaliya, iyadoo lagu wareejiyay Ciidanka Qaranka…
ATMIS News
-
-
-
Wararka ATMISHighlights
(EN) High-level AU delegation ends humanitarian fact-finding visit to Somalia
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Multimedia
(EN) ATMIS reiterates its commitment to support Somalia’s defectors rehabilitation programme
Sorry, this entry is only available in EN.
-
Wararka ATMIS
ATMIS oo tababar maamulka Saldhigyada Booliska u fidisay Saraakiil ka mid ah Booliska Soomaaliyeed
Muqdisho, 14 Sebtember 2023 – Ugu yaraan 20 sarkaal oo ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay tababarka tababarayaasha oo socday muddo 10 maalmood ah oo sis are loogu…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS oo dib u xaqiijisay sida ay uga go’an tahay in ay taageerto Barnaamijka Dhaqancelinta dadka soo goostay ee Soomaaliya
Muqdisho, 13 Sebtembar 2023 – Iyadoo qayb ka ah dadaallada lagula dagaallamayo xagjirnimada rabshadaha wata, Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) wuxuu ballan-qaaday in uu sii wadi…
-
Wararka ATMISHighlights
Saraakil ka tirsan ATMIS oo soo gabagabeeyay tabobar ku saabsan isticmaalka qalabka culus
Muqdisho – 14 Askari oo ka tirsan Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Somalia (ATMIS) ayaa soo gebagebeeyey Tababar xooggan oo ku saabsan…
-
Wararka ATMISHighlights
ATMIS oo saxafiyiinta Jubaland u fidisay tababar dhanka tebinta arrimaha dalxiiska
Kismaayo – 25-suxufi oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee warbaahinta magaalada Kismaayo ayaa tababar muddo saddex maalmood ah socday soo gabagabeeyen kaas oo ku saabsan tebinta arrimaha dalxiiska…
-
WAR SAXAAFADEED (Faafin Degdeg ah) ATMIS PR/16/2023 Muqdisho – Maalinta Axadda ahayd ee lasoo dhaafay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku meelgaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa fashiliyey iskuday lagu doonayay…
-
Wararka ATMISHighlights
Hawlgalka ATMIS oo Tababar ku saabsan Xuquuqda Aadanaha u qabtay shaqaalaha dadweynaha ee Maamul Goboleedka Jubaland
Kismaayo, 8 Sebteembar 2023 – Kow iyo labaatan sarkaal oo ka kala socday wasaaradaha Maamulka dowlad goboleedka Jubaland iyo ururada bulshada rayidka ah ayaa dhameystey Tabobarka Tabobarayasha oo socday muddo…