Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), waa hawlgal dhinacyo badan leh (militari, booliis iyo rayid), oo uu oggolaansho siiyay Midowga Afrika, isla markaana uu waajibaad shaqo siiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay – War-murtiyeedka Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika ee kulankii 1068-aad iyo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, Qaraarka 2628 (2022).
Waxa ay ku bedeshaa Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) oo si qeexan u siinaya in si buuxda loo fuliyo Qorshaha Kala-guurka ee Soomaaliya (STP). ATMIS waxaa uu hawlgal noqday 1-da Abriil 2022.
Guji dokumentiyadan hoose ee fasaxaya sharciyaddana siinaya ATMIS: