The UN Security Council Resolution 2767 (2024) endorsed the African Union Peace and Security Council’s decision to replace the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) with the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM) with effect from 1 January 2025.
Home » Documentary: ATMIS oo dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejisay lix Saldhigyo Ciidan

Documentary: ATMIS oo dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejisay lix Saldhigyo Ciidan

by Alex Kithumbu

30kii Juun, ATMIS waxay si guul ah u soo gebagebeysay wejigii koowaad ee dhimista ciidamada iyadoo la raacayo Qaraarradii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigoodu yahay 2628 iyo 2670 (2022) iyadoo ku wareejisay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya lix saldhig oo furimaha hore ah. Daawo muuqaalkan si aad wax badan uga ogaato.

You may also like