Kaaliyaha Kormeeraha Guud ee Booliska (AIGP) Augustine Magnus Kailie oo u dhashay dalka Sierra Leone ayaa ah Taliyaha Qeybta Booliska ee Hawlgalka.
Waxa uu xilka soo hayay tan iyo noofambar 2019.
Waxa uu 6 dii Ogoosto 1966 ku dhashay magaalada Bo, koonfurta Sierra Leone.
Magnus Kailie waxa uu leeyahay waayo-aragnimo xirfadeed in ka badan 30 sano waxa ay kor u kacday heerarkii. Sannadkii 1989kii ayaa laga qoray Ciidanka Booliska ee dalka Sierra Leone.
Ka hor inta aan loo magacaabin Taliyaha Booliska AMISOM, waxa uu ahaa Madaxa Qeybta Taageerada Hawlgalka (OSD) ee garabka hubaysan ee Ciidanka Booliska Sierra Leone.
Waxa uu shahaadada Masterka ka haystaa Nabadda iyo Horumarka.