Somalia Archives - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)

(EN) ATMIS supports Somali Police in securing government facilities
Sorry, this entry is only available in EN.

The post (EN) ATMIS supports Somali Police in securing government facilities appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

ATMIS ayaa maamuustay saraakiishii millateriga ee uu waqtigoodu dhamaaday ee nafhuridda ugu adeegey Soomaaliya
Muqdisho,17 Luulyo 2022 – Howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maanta oo Sabti ah billado iyo shahaadooyin guddoonsiiyey 40 sarkaal oo ka tirsan ciidamada millateriga ee shaqada ka baxaya, kuwaas oo ku mutaystay doorkii wanaagsanaa ee ay ka gaysteen Soomaaliya si ay u hesho nabad waarta, amni iyo xasillooni.

Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee ATMIS ee Guddoomiyaha Midowga Afrika (DSRCC) Marwo Fiona Lortan, oo guddoominaysey xafladda ayaa sheegtay in “adeegga naf-hurnimada ah” ballaaran ee ay sameeyeen saraakiishu ay gacan ka gaysteen horumarinta yoolalka Qorshaha Kala-guurka ah ee Soomaaliya.

“Waqtigii aan halkan joogey, waxaan ogaadey in tani aysan ahayn wax fudud in lagu geeyo. Waloow ay jiraan caqabado badan, waxaad siiseen wax walba si aad u taageertaan Soomaaliya,” ayay tiri Ms. Lortan. “Waa calaamad muujinaysa wadajirka Afrikaanka oo dhan, waana arrin aan isku dayayno inaan ka abuurno oo aan kor ugu qaadno qaaraddan,” ayay tiri DSRCC.

Ms. Lortan ayaa carrabka ku dhufatay in ATMIS ay ka go’an tahay qorshaha kala guurka ee Soomaaliya iyo in si tartiib tartiib ah loo dhimo ciidamada ATMIS kahor inta aan la wareejin mas’uuliyadaha amniga ee lagu wareejinayo Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya bisha Diseembar 2024. Qorshaha kala guurka ee Soomaaliya ayaa ah mid muhiim ah oo lagu fulin karo waajibaadka ATMIS ee lagu heshiiyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo saaxiibadeeda.

Taliyaha ciidamada ATMIS Jen. Diomede Ndegeya oo munaasabadda ka hadlay ayaa saraakiisha ku bogaadiyey sida hufan ee ay u guteen waajibaadkooda ku aaddan qorshaynta, isku xirka iyo taageerada dhanka maamulka iyo saadka intii ay ku guda jireen waajibkooda shaqo.

“Ruuxda isku duubnida ee aad muujiseen ayaa tilmaamaysa sida ay Afrikaanku ugu heellan yihiin soo celinta nabadda qaaradooda,” ayuu yiri Taliyaha Ciidanku.

Saraakiisha ayaa si gaar ah loogu ammaanay doorka ay ku lahaayeen taageeridda ujeedooyinka istaraatiijiyadeed ee ATMIS sida lagu qeexay Fikradda Hawlgallada (CONOPS). CONOPS waxay samaysaa qorshayaal la is waafajiyey iyo hawlgallo la bartilmaameedsaday oo u dhexeeya ATMIS iyo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya si hoos loogu dhigo Al-Shabaab iyo kooxaha kale ee argagixisada.

“Waxaan goobjoog u ahaa adkaysiga ruuxa Afrikaanka ah. Dhowr waddan ayaa isu yimid si ay u taageeraan waddan Afrikaan ah waqtigiisa baahida. Intii aan ku guda jirey kormeerka shaqada, waxaan arkay waxqabadka rag iyo dumar u heellan hadafka howlgalka,” ayuu yiri Injineerkii ATMIS ee xilka kasii degaya, Gaashaanle Sare Saheed Olalekan Sadiiq.

Flickr API error: Invalid API Key (Key has invalid format)

The post ATMIS ayaa maamuustay saraakiishii millateriga ee uu waqtigoodu dhamaaday ee nafhuridda ugu adeegey Soomaaliya appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).