To the slider too Archives - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)

(EN) ATMIS Zambian peacekeepers celebrate 60th Independence Anniversary
Sorry, this entry is only available in EN.

The post (EN) ATMIS Zambian peacekeepers celebrate 60th Independence Anniversary appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

HADAL-JEEDINTII ERGEYGA GAARKA AH EE GUDDOOMIYAHA GOLAHA MIDOWGA AFRIKA EE SOOMAALIYA AHNA MADAXA ATMIS H.E DANJIRE MOHAMED EL-AMINE SOUEF UU KA JEEDIYEY GOLAHA AMMAANKA EE QARAMADA MIDOOBAY NEW YORK, 03 OKTOOBAR 2024
HADAL-JEEDINTII ERGEYGA GAARKA AH EE GUDDOOMIYAHA GOLAHA MIDOWGA AFRIKA EE SOOMAALIYA AHNA MADAXA ATMIS H.E DANJIRE MOHAMED EL-AMINE SOUEF UU KA JEEDIYEY GOLAHA AMMAANKA EE QARAMADA MIDOOBAY

NEW YORK, 03 OKTOOBAR 2024

Hadal-jeedintii

H.E Danjire Mohamed El-Amine Souef

Oo ah

Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa ATMIS

uu ka jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

New York, 03 Oktoobar 2024

Marwo, Madaxweynaha Golaha Ammaanka.

Xubnaha sharafta leh ee Golaha.

Mudanayaal iyo Marwooyin

Marwo Madaxweyne, Marka hore ii ogolow in aan si kal iyo laab ah uga mahadceliyo fursadda aad maanta ii siisay in aan khudbad ka jeediyo Golaha Ammaanka. Haddaba, waxaan jeclaan lahaa, marwo Madaxweyne, inaan kugu hambalyeeyo sida uu dalkaagu u qabtay shir-guddoonka Golaha Ammaanka bishan Oktoobar, waxaanan kaaga mahadcelinayaa qabsoomidda shirkan looga hadlayo  Soomaaliya kaliya.

Sidoo kale waxaa sharaf ii ah in uu iwehliyo Mudane. James Swan, oo ah Ku-simaha Madaxa Xafiiska Kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Joogitaankayaga wadajirka ah waxay muujinaysaa ka go’naanta iyo ka qaybgalka taageerada Soomaaliya ee Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay.

Marlabaad ii ogolow, anigoo ku hadlaya magaca ATMIS, inaan u mahadceliyo ciidamada amniga Soomaaliya iyo sidoo kale militariga, booliiska, iyo shaqaalaha rayidka ah ee ka Howlgalka sida hagar la’aanta ah ee ay uga go’an tahay nabadda iyo amniga Soomaaliya, inta badana halis ugu jirto noloshooda. Waxaan aad u sharfayaa kuwa naftoodii qiimaha badnayd ku waayey gudashada waajibaadkooda, waxaanan caafimaad degdeg ah u rajaynayaa intii ku dhaawacantay. Geesinimadooda iyo naf-hurnimadooda waxay ina xasuusinayaan qiimaha dhabta ah ee ay nabada ku fadhido iyo awooda waarta ee geesinimada iyo sharafta.

Marwo Madaxweyne,,

Tan iyo warbixintii ugu dambeysay ee aan siiyay Golahan sharafta leh bishii Juun, Soomaaliya waxay sii waday inay muujiso dadaal weyn oo lagu kobcinayo xasilloonida, nabadda, iyo horumarka qaranka. Horumarka la gaaray ilaa hadda waxa uu ka tarjumayaa sida ay Soomaaliya uga go’an tahay in ay sare u qaaddo dowladnimada, amniga, iyo kobaca loo dhan yahay, ku waasoo aasaas u ah mustaqbal sharaf iyo barwaaqo leh.

Horumarkaan waxaa saldhig u ahaa shirkii tobnaad ee Golaha Wadatashiga Qaran (NCC), 2dii Oktoobar, kaa soo diiradda lagu saarayo howlgallada militari ee ka dhanka ah Al-Shabaab, horumarinta geeddi-socodka dimuqraadiyeynta, iyo dib u eegista dhaqangelinta heshiisyadii hore ee Golaha NCC. Waa inaan sii wadnaa dhiirigelinta Puntland inay dib ugu soo noqoto Golaha Wadatashiga Qaran si uu u qabsoomo wada-hadal loo dhan yahay loona fuliyo waxyaabaha muhiimka ah oo ee mudnaanta u leh qaranka.

Waxaa Iyana sidoo kale horumarro laga sameeyay dib u eegista iyo wax ka bedelka Dastuurka KMG ah, iyadoo ay socdaan doodo lagu xaqiijinayo in aragtiyada iyo fikradaha dhammaan dhinacyada ay khuseyso lagu tixgaliyo dib u eegista cutubyada 5 ilaa 9 ee Dastuurka KMG ah. Sidoo kale Horumarkan waxaa daba socday ansixinta, Golaha Wasiirada XFS ay ansixiyeen hindise sharciyeedka dhismaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Xuduudaha. Tani waxay xoojin doontaa hababka dimoqraadiyada ee dalka waxayna kor u qaadi doontaa daahfurnaanta iyo isla xisaabtanka doorashooyinka mustaqbalka.

Waxaan soo dhaweyneynaa go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ay ku mamnuucday ka ganacsiga, tahriibinta la xiriira hubka iyo rasaasta ee ay adeegsadaan dad aan dowli ahayn.

Muhiimad ahaan, waxaan Soomaaliya ku ammaanayaa sida ay uga go’an tahay horumarinta amniga iyo ilaalinta nabadda tan iyo markii laga qaaday cunaqabateynta hubka, waxaanan ku boorrinayaa dadaallada wadajirka ah ee lagu horumarinayo dhaqangelinta Nidaamka Xakamaynta Hubka iyo Rasaasta Soomaaliya, oo muhiim u ah ka hortagga faafidda hubka sharci darrada ah.

Ka sokow horumaradaas, xiisadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa sii socota tan iyo bishii Janaayo 2024. Sidaa darteed, waxaan soo dhaweynayaa dadaallada socda ee lagu doonayo in lagu xalliyo khilaafka labada dal, waxaana rajeynayaa natiijo ku saleysan mabaadi’da madax-bannaanida, ixtiraamka madaxbannaanida dhuleed iyo u hoggaansanaanta sharciyada caalamiga ah, oo fure u ah horumarinta nabadda iyo amniga iyo sidoo kale iskaashi iyo horumar wax ku ool ah.

Marwo Madaxweyne

Hadaan fiirino xaaladda amniga.

Bilihii la soo dhaafay waxaa Soomaaliya laga dareemayay jawi ammaan oo Jilicsan, kaasoo isugu jira horumar iyo dib u dhac. Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya ayaa xoojiyey dadaallada lagu wiiqayo awoodda Al-Shabaab, iyadoo la sii xoojinayo howlgallada ka dhanka ah argagixisada, taasoo keentay in la ciribtiro hoggaamiyayaasha nabad-diidka, lagana burburiyo dhowr xarumood oo hawlgallo ah.

Si kastaba ha ahaatee, Al-Shabaab waxa ay sii wadeen in ay adeegsadaan xeelado aan toos ahayn, oo ay ka mid yihiin weerarrada qalafsan, isticmaalka qaraxyada, iyo rasaas dadban. Weeraradii ugu dambeeyay ee hoobiyeyaal lagu weeraray xerooyinka Midawga Afrika iyo Qaramada Midoobey ee Baydhabo, Muqdisho iyo Kismaayo, iyo weeraro kale oo ka dhan ah rayidka iyo ciidamada oo ka dhacey Muqdisho iyo guud ahaan qeybaha ATMIS, ayaa muujinaya adkaysiga Al-Shabaab, waxuuna cadeeyey baahida loo qabo in la helo habab xog-wadaag ah oo xooggan.

Waxaa intaa dheer, wararka sheegaya in Al-Shabaab ay heshay gantaalada iyo diyaaradaha aan duuliyaha laheyn taasoo ah walaac kale oo sii kordhaya, khatarta sii kordheysa ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo looga baqayo xarumaha DFS, ATMIS, QM, CXDS iyo bartilmaameedyada rayidka ah.

Sidoo kale, khatarta sii kordheysa ee ku wajahan isdhaxgalka iyo iskaashiga ka dhexeeya Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta ayaa ah caqabad weyn oo dhanka ammaanka ah, taasoo khatar gelinaysa xasilloonida gobolka Geeska Afrika , marin-biyoodka iyo marinnada maraakiibta ee Badda Cas, Badweynta Hindiya iyo Kanaalka Mozambique. Walaacyadani waxay hoosta ka xariiqayaan dabeecadda khatarta amniga wadamada badan iyo baahida loo qabo dadaallo caalami ah oo dhamaystiran oo la isku dubarido oo mudnaan siiya xalal wax ku ool ah oo waara.

Haddaba, iyadoo Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay sii waddo fulinta Qorsheheeda Horumarinta Waaxyaha Amniga si kor loogu qaado awoodda ciidamada, waxaa muhiim ah in lahelo iskaashiga caalamiga ah iyo taageerada joogtada ah ee xoojinta qaab-dhismeedka amniga ee jira, taasoo awood u siineysa Soomaaliya inay si wax ku ool ah wax uga qabato khataraha amniga ee soo ifbaxaya.

Marwo Madaxweyne

Waxaan ku faraxsanahay in aan ka warbixiyo horumarka la taaban karo ee laga gaaray in masuuliyada aminga laga wareejiyo ATMIS laguna wareejiyo Ciidanka Amniga Soomaaliya.

Iyadoo la fulinayo go’aankii Golahan ee ku saabsanaa habka wejiyada ah ee loo wajahayo dhimista ciidamada ayey wajigii 3-aad ATMIS oo kaashaneysa UNSOS, dhameystirtay wareejinta lix ka mid ah 8-dii saldhig ee loo qoondeeyay in lagu wareejiyo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.

Iyada ooy qaar ka mid ah meelaha aanu ka hawlgalno ay xaalada deegaanka adagtahey ayna hooseeyaan kaabeyaasheeda laakin waxaan sii wadeynaa inaan si dhow ula shaqeyno UNSOS si aan u sahamino xalalka suurtagalka ah, waxaana sameyneynaa horumar la taaban karo, anagoo rajeyneyna in labada saldhig ee ugu dambeeya la soo gabo-gabeyndoono dhamaadka bishaan.

Sidoo kale, Wajiga 3-aad, qaybtiisa B dhimista 2,000 oo askari oo dheeraad ah oo ATMIS ah ayaa lagu jaheeyey CONOPS, Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kawaas oo ka koobnaandoono Wajiga u horeeya ee hawlgalka ka danbeeya ATMIS.

Tani waxay qasabtay in la hakiyo wejiga 3b, oo loo qorsheeyay Sebtembar, si loo helo awoodda qorshaynta bixitaanka ATMIS ee ugu dambeeya 31ka Diseembar 2024 iyo hawlgelinta Hawlgalka cusub ee 1da Janaayo 2025 si waafaqsan mudnaanta hawlgelinta Soomaaliya. Iyadoo waliba ka hortageysa in uu yimaado faaruq amni.

Marwo Madaxweyne,

Hadaan fiirino xaaladda qorshaynta bixitaanka ATMIS ka dib.

Qorshaynta kala-guurka waa geeddi-socod adag oo ku xidhan dhaqdhaqaaqyada hoggaanka qaranka iyo lahaanshihiisa arrinkan, waxaan ku ammaanayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya, ee uu gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, sida ay u qaadatay lahaanshaha iyo mas’uuliyadda buuxda ee geeddi-socodka qorshaynta, iyadoo kor u qaadaysa wada-shaqeynta iyo isku-xirnaanta bah-wadaagta muhiimka ah.

Tani waxay sahashay in la sameeyo qorshaha CONOPS, oo si wadajir ah loola diyaariyey Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, laguna tixgaliyey Qorshaha Horumarinta Amniga Soomaaliya, si waafaqsan baahida amniga ee Soomaaliya iyo awoodda Midowga Afrika si wax looga qabto.

Dhanka kale, CONOPS, oo tusaale u ah Hawlgal toosan, oo leh difaac iyo waajibaad shaqo oo xaddidan, qorsho cad oo xaddidan iyo istiraatiijiyad bixitaan cad, ayaa saldhig u ah qorshaynta isku-dhafka ah ee waafaqsan Qaraarka 2748 (2024).

Arrinkan ayaa ah in Kooxda Wadajirka ah ee Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay ee fulinta qaraarka tirsigiisu yahay 2748 ee dhawaan yimaadey Muqdisho si ay wadatashiyo ballaaran ula sameeyaan Dowladda Federaalka Soomaaliya, ATMIS, QM iyo hay’adaha kala duwan ee ka shaqeeya amniga, xasilinta, iyo kuwa horumarinta si loo xaqiijiyo in la helo talooyinkooda iyo taageeradooda taasoo muhiim u ah sameynta qorshe cad, isku xidhan, oona dabacsan lana jaanqaadi karo qorshaha bixitaanka ATMIS kadib kaas oo waafaqsan baahiyaha Soomaaliya, qaab-dhismeedka taageerada, deeqaha la rajeynayo lehna natiijooyin waara.

Marwo Madaxweyne,

Iyadoo hawshan la socotey, waxaa jira dadaalo socdo oo lagu xaqiijinayo helitaanka taageero maaliyadeed oo joogto ah oo la saadaalin karo, kuna filan bixitaanka ATMIS oo ay heyso dhaqaalo yari iyo in dhaqaale maaliyadeed oo ku filan loo helo hawgalka badalaya ATMIS.

Iyadoo la ogsoon yahay caqabadaha maaliyadeed ee hadda jira iyo baahiyaha tartamaya, Midowga Afrika wuxuu qaatay habab dhinacyo badan leh oo lagu abaabulo kheyraadka, iyadoo diiradda la saarayo ilo maalgelineed oo cusub iyo iskaashiyo kor u qaadaya awoodda hawlgelinta.

Haddaba, iyadoo la kaashanaysa Qaramada Midoobay, Midowga Afrika ayaa sameeyay guddi hawleed ka shaqeeya hirgelinta Qaraarka tirsigiisu yahay 2719. Taas waxaa kaabaya go’aanka Guddoomiyaha Midowga Afrika ee lagu magacaabay Wakiilka Sare ee Midowga Afrika ee maalgelinta Midowga iyo dhaqaale u uruurinta Nabadda. si loo soo jeediyo qaababka maalgelinta ee kala guurka ATMIS iyo AUSSOM.

Ayada oo ay sii socdaan dadaalladan, waxaan u mahadcelinayaa dhammaan bah-wadaagta taageertay hawlaha shaqo ee Midowga Afrika uu ka hayo Soomaaliya, lacag ahaan iyo alaab ahaanba, waxaanan ku baaqayaa in la joogteeyo taageerada si loo ilaaliyo guulaha ay gaareen ATMIS, CXDS, iyo UNSOS. Tani waxay xaqiijin doontaa in qorshaynta isku dhafan ee socda ee Hawlgalka ATMIS ka dambeeya, iyo qorshayaasha hawlgelinta ee soo socda si ku filan loo maalgeliyo loona helo agab si ay si joogto ah u gaadhaan yoolalkooda.

Marwo Madaxweyne,,

Gabagabadii, waxaan jeclaan lahaa inaan hoosta ka xariiqo in kastooy jiraan caqabado, hadana waxaa jira fursado cad oo lagu xoojin karo si loo gaaro horumaro dheeraad ah. Labada bilood ee soo socota, ilaa dhamaadka sanadka, waxay Soomaaliya u noqon doontaa xilli muhim ah. Waxay u baahan doonaan waxqabad wadareed iyo iskaashi, fure u noqda qaabaynta mustaqbalka qaran adkaysiga leh.

Arrinkan, waxaan si qoto dheer ugu qanacsanahay in go’aanka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ah in la dhiso kalsooni iyo is afgarad, isla markaana la abuuro dhaqan ku dhisan xilkasnimo iyo mas’uuliyadda dhammaan dhinacyada ay khuseyso si wax looga qabto arrimaha soo ifbaxaya ay muhiim u tahay in la joogteeyo dagaalka lagula jiro Al-Shabaab iyo in la soo bandhigo xaalada ugu wanaagsan ee u uku dhici karo hanaanka kala guurka.

Sidaa darteed, waxaan ugu baaqayaa Golahan inay dib u xaqiijiyaan taageeradooda Soomaaliya iyo inay sii wadaan dhiirigelinta taageerada joogtada ah ee caalamiga ah, oo ay ku jiraan kobcinta awooda iyadoo la raacayo hindisayaasha qaran-dhisidda maadaama ay Soomaaliya ay ku sii socoto waddada nabad waarta, xasillooni, iyo horumar.

Waad ku mahadsantihiin.

The post HADAL-JEEDINTII ERGEYGA GAARKA AH EE GUDDOOMIYAHA GOLAHA MIDOWGA AFRIKA EE SOOMAALIYA AHNA MADAXA ATMIS H.E DANJIRE MOHAMED EL-AMINE SOUEF UU KA JEEDIYEY GOLAHA AMMAANKA EE QARAMADA MIDOOBAY  NEW YORK, 03 OKTOOBAR 2024 appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

(EN) ATMIS Burundi troops train on Civilian Protection and International Humanitarian Law
Sorry, this entry is only available in EN.

The post (EN) ATMIS Burundi troops train on Civilian Protection and International Humanitarian Law appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

(EN) Newly Deployed ATMIS Officers Undergo Training In Civil-Military Relations
Sorry, this entry is only available in EN.

The post (EN) Newly Deployed ATMIS Officers Undergo Training In Civil-Military Relations appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

(EN) ATMIS honours Nigerian Police Officers for contributions to Somalia’s peace
Sorry, this entry is only available in EN.

The post (EN) ATMIS honours Nigerian Police Officers for contributions to Somalia’s peace appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

(EN) ATMIS Trains Somali Police Officers on Community Policing and Child Protection
Sorry, this entry is only available in EN.

The post (EN) ATMIS Trains Somali Police Officers on Community Policing and Child Protection appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

(EN) ATMIS Police officers trained on security screening
Sorry, this entry is only available in EN.

The post (EN) ATMIS Police officers trained on security screening appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

(EN) AU Special Representative visits ATMIS personnel in Nairobi hospitals
Sorry, this entry is only available in EN.

The post (EN) AU Special Representative visits ATMIS personnel in Nairobi hospitals appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

(EN) ATMIS Kenya troops conclude course on civilian protection in conflict situations
Sorry, this entry is only available in EN.

The post (EN) ATMIS Kenya troops conclude course on civilian protection in conflict situations appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya (ENDF) ee ATMIS ayaa sahay caafimaad ku deeqay Isbitaalka Gobolka Baay
Baydhabo, 20 July 2024 – Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya (ENDF) ee ka tirsan Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) waxay sahayd caafimaad ku deeqeen Isbitaalka Gobolka Baay ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeedka si loo kor loogu qaado daryeelka caafimaadka ee gobolka.

Deeqda, oo looga jawaabayay codsi ka yimid maamulka Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa ka koobnayd 73 daawo oo kala duwan iyo sahay aasaasi ah oo ay ku jiraan antibiyootig sida amoxicillin, azithromycin, erythromycin, cetirizine, dextrose iyo insulin. Sidoo kale, ciidamada waxay bixiyeen gargaar qaliin sida saliingooyin, gacmo-gashiyo, af-xir, faashado iyo kateetaro.

“Waxaan ku rajo weynahay in sahay caafimaad oo kala duwan ee maanta isbitaalka lagu deeqay in ay si weyn u haqabtirayso oo u sii wanaajineyso baahiyada caafimaadka degdegga ah ee dadka degaanka,” ayuu yiri Gaashaanle Dr Terefe Nigussie, madaxa isbitaalka Heerka Labaad ee ATMIS ee magaalada Baydhabo ku yaalla.

Dr Nigussie ayaa sidoo kale tilmaamay dadaallada caafimaadka socda ee ATMIS wuxuuna sheegay in, “Deeqdan ay bogaadinayso daaweynta caafimaadka bilaashka ah ee toddobaadlaha ah ee ay dhakhaatiirteenna ku bixiyaan isbitaalka Heerka Labaad ee ATMIS ee la siiyo dadka degaanka ee raba caafimaad dheeraad ah ama loo gudbiyay daaweyn takhasusi ah.”

Duqa magaalada Baydhabo, Cabdulaahi Watiin, oo deeqda ka guddoomay isaga oo ka wakiil ah maamulka Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa ATMIS ugu mahadceliyay taageerada ay siiyeen bulshada degaanka.

“Waxaan ciidamada ATMIS ugu mahadcelinaynaa in ay gargaar la soo gaaraan bulshadeenna. Mar kasta oo aan u yeerno, waxay had iyo jeer ka soo jawaabaan codsiyadeenna,” ayuu yir Duqa Magaalada Watin.

Agaasimaha Guud ee isbitaalka, Cabdifataax Ibraahim Xaashi, ayaa ballanqaaday in uu hubinayo deeqda in ay ka faa’iidi doonaan bulshada degaanka gaar ahaan kuw nugul iyo danyarta.

“Waxqabashada ATMIS waa mid la bogaadin karo. Deeqdan waxaa ay timid xilli uu isbitaalku ay ka dhammaanayeen sahayda caafimaadka aasaasiga ah.  Waxaad saadaalin kartaa saameynta ay ku yeellan karaan bukaanadeenna” ayuu yiri Cabdifataax.

Isbitaalka Gobolka Baay oo la dhisay sannadkii 1936, waa xarun caafimaad oo dowladdu leedahay oo ku taalla bartamaha magaalada Baydhabo waxayna u adeegtaa dadka deggan gobolada Baay iyo Bakoo ee Dowlad-goboleedka Koonfur galbeed iyo sidoo kale gobolka Gedo ee ka tirsan Dowlad-goboleedda Jubaland ee deriska la ah.

Isbitaalka wuxuu bixiyaa adeegyo daryeel caafimaad oo lacag la’aan ah oo ay ka mid yihiin qalliin, daryeelka hooyada, daryeelka caafimaadka carruurta, nafadada, daaweyn bukaan-socod iyo adeegyo shaybaar.

The post Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya (ENDF) ee ATMIS ayaa sahay caafimaad ku deeqay Isbitaalka Gobolka Baay appeared first on Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).