{"id":5438,"date":"2024-06-30T15:15:38","date_gmt":"2024-06-30T12:15:38","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=5438"},"modified":"2024-07-03T11:07:31","modified_gmt":"2024-07-03T08:07:31","slug":"atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/","title":{"rendered":"ATMIS Oo Saldhiga Militariga Cabdalla Biroole ee Jubaland Ku Wareejisay Ciidamada Amniga Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<strong>Jubaland, 30 Juun 2024 \u2013\u00a0<\/strong>Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (CQS) ku wareejiyay gacan ku haynta Saldhiga Furiimaha Hore ee Cabdalla Biroole. Saldhiga militeriga, oo ay mas&#8217;uuliyadiisa horey gacanta ugu hayeen Ciidamada Difaaca Kenya ee ATMIS, waa middii afaraad oo la wareejinayo oo qayb ka ah Wajiga Saddexaad ee dhimista ciidamada.<\/p>\n<p>Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya (DSRCC), Siyuvile Bam, ayaa guddoominayay wareejinta saldhiga. Taliyaha Qaybta Labaad ee ATMIS, Sarreeye Guuto Seif Salim Rashid ayaa gacan ku haynta saldhiga ku wareejiyay wakiilka Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed Gaashaanle Muxidiin Axmed iyadoo la joogo munaasabad taariikhi ah oo ay ka soo qaybgaleen wakiilo ka socda Qaramada Midoobay (QM) iyo mas&#8217;uuliyiinta Dowlad-goboleedka Jubaland.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya waxay mar gabbaad u ahayd halgamayaashii xornimada u dirirayay ee dalalka Afrika xilligii ay ku jiraan halgankii ay madaxbanaanida ku doonayeen. Waa waajibaadkeenna in aan dadka Soomaaliyeed u gudno taageeradii iyo nafhurnimadii ay u hureen xorriyadda dalalkeenna,\u201d ayuu yiri Mudane Bam.<\/p>\n<p>Wuxuu hadalkiisa ku darey in, \u201cIn kastoo aan wareejinayno mas&#8217;uuliyadaha amniga, Midowga Afrika meel cidla ah ugama tagayo Soomaaliya wuxuunna sii wadi doonnaa taageeridda hannaanka amniga iyo nabadda ee ay Soomaaliya hormuud ka tahay.\u201d<\/p>\n<p>Taliyaha Qaybta Labaad ee ATMIS, Sarreeye Guuto Rashid wuxuu ammaanay iskaashiga wax-ku-oolka ah ee u dhaxeeya guutada Ciidanka Difaaca Kenya ee ATMIS iyo Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya, kaas oo ka dhashey hawlgallo lagu guulaystay oo ka dhan ah Al-shabaab in laga fuliyo Dowlad-goboleedka Jubaland. Wuxuu ciidamada qaranka Soomaaliyeed ee mas&#8217;uuliyadda la wareegaya ugu baaqay in ay joogteeyaan guulaha amniga iyo sii wadidda guulihii ay soo hoyeen ciidamada ATMIS.<\/p>\n<p>\u201cHawlgal ahaan, waxaan gaarney guulo mug leh, oo si weyn u saameynaya xaaladda amni ee magaalada Kismaayo. Saldhigan Furiimaha Hore waa aag laga ilaaliyo garoonka diyaaradaha Kismaayo waxaanna sidaa iyo si la mid ahna ka filaynaa saaxiibadeenna la wareegaya, waxaan idin rajeynaynaa nasiib wacan. Waxaan diyaar u ahaan doonnaa in aan idinsiino talo iyo taageero hadba sida loogu baahdo,\u201d ayuu yiri Sarreeye Guuto Rashid.<\/p>\n<p>Gaashaanle Muxidiin oo metelaya Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed (CQS), ayaa ugu mahadnaqay ciidanka KDF ee ATMIS sida ay naf ugu hureen sugidda amniga Soomaaliya. Ciidamada Difaaca Kenya ayaa waqti badan u huray dagaalka xoreynta iyo amniga Soomaaliya, iyaga oo gacan ka geysta geeddi-socodka nabadda. Ma jiro qof naftiisa halis-gelinaya ilaa sababta dhabta ah aysan ahayn mid muhiim ah, ayuu yiri Gaashaanle Muxudiin.<\/p>\n<p>Taliyaha Saldhiga Furiimaha Hore ee Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed (CQS) ee mas&#8217;uuliyadda la wareegaya, G. Sare Maxamed Xasan Gaboobe, ayaa yiri \u201cMarkaan la wareegno mas&#8217;uuliyadaha amniga saldhigan, waxaan ku kalsoonahay awoodda aan u leenahay ilaalinta nabadda iyo amniga Aagan Aan Mas&#8217;uulka ka nahay.\u201d<\/p>\n<p>Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa hadiyad ahaan u siiyay qalabkii ay QM lahayd Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed si loo hubiyo in saldhigu uu sii shaqeeyo. Agabka waxaa ka mid ah matooro, warshado lagu daaweeyo biyaha, iyo haamo lagu keydiyo biyaha.<\/p>\n<p>\u201cUNSOS waxay sii wadi doontaa bixinta taageerada loojistiga ee muhiimka ah ee ay siinayso Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ee la wareegaya Saldhigan Furiimaha Hore,\u201d ayuu yiri Santosh Koka, oo ka socda Qaybta Qorsheynta kala-guurka ee UNSOS.<\/p>\n<p>Ku-xigeenka Duqa magaalada Cabdalla Biroole, Axmed Cali, ayaa yiri \u201cTan iyo markii ay ciidamada Kenya ay soo galeen gobolkan, howlgallada weerar iyo difaac ee ay iska kaashanayaan ciidamada ammaanka ee Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa wax badan ka bedalay xaaladda ammaan. Bulshada degaanku waxay hadda ku naaloonaysaa nabad.\u201d<\/p>\n<p>Saldhigan Furiimha Hore ee Cabdalla Biroolle oo ku yaalla meel 52 kilomitir koonfur-galbeed ka xigta magaalada dekedda leh ee Kismaayo waxaa gacanta ku hayay ciidanka KDF ee ATMIS tan iyo sannadkii 2016. Waa saldhig amni istiraatiijig ah oo laga ilaaliyo garoonka caalamiga ah ee Kismaayo, wuxuunna ilaaliyaa waddooyinka muhiimka ah ee isku xira Buula Xaaji iyo magaalada Kismaayo, iyo sidoo kale bulshada degaanka.<\/p>\n<p>Qaraarka Golaha Ammaanka ee tirsigiiu yahay 2741 (2024) ayaa oggolaanaya ATMIS in ay 2,000 askari kala baxdo Soomaaliya markay tahay bisha 30ka bisha Juun iyo 2,000 kale 30-ka Sibtembar 2024 oo hoos imaanaya Wajiga Saddexaad ee dhimista ciidamada.<br \/>\n<div class='photonic-flickr-stream photonic-stream ' id='photonic-flickr-stream-2'>\n\n\t<div id='photonic-flickr-stream-2-container' class='title-display-none photonic-level-1-container sizes-present photonic-random-layout photonic-thumbnail-effect-none' data-photonic-platform=\"flickr\" data-photonic-gallery-columns=\"auto\" data-photonic-query=\"columns=auto&amp;layout=random&amp;display=local&amp;popup=hide&amp;filter=&amp;filter_type=include&amp;more=&amp;panel=&amp;custom_classes=&amp;alignment=&amp;photo_layout=square&amp;caption=none&amp;thumb_size=s&amp;main_size=z&amp;tile_size=same&amp;video_size=Video Original&amp;privacy_filter=&amp;count=500&amp;page=1&amp;paginate=&amp;collections_display=expanded&amp;user_id=195242906@N08&amp;collection_id=&amp;photoset_id=72177720318357969&amp;gallery_id=&amp;photo_id=&amp;media=photos&amp;type=flickr&amp;style=default&amp;view=photosets&amp;headers=none&amp;title_position=none&amp;iterate_level_3=1&amp;per_page=500&amp;photo_count=500&amp;overlay_size=s&amp;overlay_video_size=Video Original\" style='--tile-min-height: 200px'>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823677824_2316dc12a0_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53823677824\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53823677824\/in\/set-72177720318357969&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Abdalle Birolle Forward Operating Base in Jubaland State' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823677824_2316dc12a0_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823345881_eba09c450c_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53823345881\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53823345881\/in\/set-72177720318357969&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Abdalle Birolle Forward Operating Base in Jubaland State' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823345881_eba09c450c_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823345871_7b77b015df_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53823345871\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53823345871\/in\/set-72177720318357969&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Abdalle Birolle Forward Operating Base in Jubaland State' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823345871_7b77b015df_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823586623_e2767e8e8b_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53823586623\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53823586623\/in\/set-72177720318357969&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Abdalle Birolle Forward Operating Base in Jubaland State' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823586623_e2767e8e8b_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823595363_77f7a9bd12_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53823595363\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53823595363\/in\/set-72177720318357969&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Abdalle Birolle Forward Operating Base in Jubaland State' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823595363_77f7a9bd12_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823586748_583cc3af8d_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53823586748\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53823586748\/in\/set-72177720318357969&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Abdalle Birolle Forward Operating Base in Jubaland State' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823586748_583cc3af8d_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823791460_a8660b8d01_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53823791460\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53823791460\/in\/set-72177720318357969&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Abdalle Birolle Forward Operating Base in Jubaland State' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823791460_a8660b8d01_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53822430367_b5c6e874fb_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53822430367\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53822430367\/in\/set-72177720318357969&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Abdalle Birolle Forward Operating Base in Jubaland State' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53822430367_b5c6e874fb_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823787905_b5cee91e42_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53823787905\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53823787905\/in\/set-72177720318357969&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Abdalle Birolle Forward Operating Base in Jubaland State' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823787905_b5cee91e42_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823586583_912498a478_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53823586583\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53823586583\/in\/set-72177720318357969&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Abdalle Birolle Forward Operating Base in Jubaland State' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823586583_912498a478_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823679969_ea45bc1aa5_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53823679969\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53823679969\/in\/set-72177720318357969&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Abdalle Birolle Forward Operating Base in Jubaland State' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823679969_ea45bc1aa5_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823690434_bcd32dc8b9_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53823690434\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53823690434\/in\/set-72177720318357969&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Abdalle Birolle Forward Operating Base in Jubaland State' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823690434_bcd32dc8b9_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53822430052_58c92bd4bb_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53822430052\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53822430052\/in\/set-72177720318357969&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Abdalle Birolle Forward Operating Base in Jubaland State' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53822430052_58c92bd4bb_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823345466_5c8b5cac89_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53823345466\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53823345466\/in\/set-72177720318357969&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Abdalle Birolle Forward Operating Base in Jubaland State' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53823345466_5c8b5cac89_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\n\t<\/div> <!-- .\/photonic-level-1-container -->\n\t<span id='photonic-flickr-stream-2-container-end'><\/span>\n<\/div><!-- .photonic-stream or .photonic-panel -->","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jubaland, 30 Juun 2024 \u2013\u00a0Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (CQS) ku wareejiyay gacan ku haynta Saldhiga Furiimaha Hore ee Cabdalla Biroole. Saldhiga&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5439,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-5438","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS Oo Saldhiga Militariga Cabdalla Biroole ee Jubaland Ku Wareejisay Ciidamada Amniga Soomaaliyeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS Oo Saldhiga Militariga Cabdalla Biroole ee Jubaland Ku Wareejisay Ciidamada Amniga Soomaaliyeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jubaland, 30 Juun 2024 \u2013\u00a0Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (CQS) ku wareejiyay gacan ku haynta Saldhiga Furiimaha Hore ee Cabdalla Biroole. Saldhiga&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-06-30T12:15:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-07-03T08:07:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53823787905_7f44ec3e57_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS Oo Saldhiga Militariga Cabdalla Biroole ee Jubaland Ku Wareejisay Ciidamada Amniga Soomaaliyeed\",\"datePublished\":\"2024-06-30T12:15:38+00:00\",\"dateModified\":\"2024-07-03T08:07:31+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/\"},\"wordCount\":2096,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53823787905_7f44ec3e57_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/\",\"name\":\"ATMIS Oo Saldhiga Militariga Cabdalla Biroole ee Jubaland Ku Wareejisay Ciidamada Amniga Soomaaliyeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53823787905_7f44ec3e57_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-06-30T12:15:38+00:00\",\"dateModified\":\"2024-07-03T08:07:31+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53823787905_7f44ec3e57_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53823787905_7f44ec3e57_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"L&rsquo;ATMIS REMET LA BASE MILITAIRE D&rsquo;ABDALLA BIROLLE AUX FORCES ARM\u00c9ES NATIONALES SOMALIENNES \u00c0 JUBALAND\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS Oo Saldhiga Militariga Cabdalla Biroole ee Jubaland Ku Wareejisay Ciidamada Amniga Soomaaliyeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS Oo Saldhiga Militariga Cabdalla Biroole ee Jubaland Ku Wareejisay Ciidamada Amniga Soomaaliyeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Jubaland, 30 Juun 2024 \u2013\u00a0Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (CQS) ku wareejiyay gacan ku haynta Saldhiga Furiimaha Hore ee Cabdalla Biroole. Saldhiga&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-06-30T12:15:38+00:00","article_modified_time":"2024-07-03T08:07:31+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1366,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53823787905_7f44ec3e57_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS Oo Saldhiga Militariga Cabdalla Biroole ee Jubaland Ku Wareejisay Ciidamada Amniga Soomaaliyeed","datePublished":"2024-06-30T12:15:38+00:00","dateModified":"2024-07-03T08:07:31+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/"},"wordCount":2096,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53823787905_7f44ec3e57_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/","name":"ATMIS Oo Saldhiga Militariga Cabdalla Biroole ee Jubaland Ku Wareejisay Ciidamada Amniga Soomaaliyeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53823787905_7f44ec3e57_k.jpg","datePublished":"2024-06-30T12:15:38+00:00","dateModified":"2024-07-03T08:07:31+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53823787905_7f44ec3e57_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53823787905_7f44ec3e57_k.jpg","width":2048,"height":1366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-abdalla-birolle-military-base-in-jubaland-to-somali-national-armed-forces\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"L&rsquo;ATMIS REMET LA BASE MILITAIRE D&rsquo;ABDALLA BIROLLE AUX FORCES ARM\u00c9ES NATIONALES SOMALIENNES \u00c0 JUBALAND"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5438","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5438"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5438\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5470,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5438\/revisions\/5470"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5439"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5438"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5438"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5438"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}