{"id":5398,"date":"2024-06-21T16:02:39","date_gmt":"2024-06-21T13:02:39","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=5398"},"modified":"2024-06-25T14:46:29","modified_gmt":"2024-06-25T11:46:29","slug":"atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/","title":{"rendered":"ATMIS  oo Saldhiga Militeriga Magaalada Jowhar Ku Wareejisay Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<strong>Jowhar, 21 Juun 2024 \u2013\u00a0<\/strong>Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maalintii Khamiista ahayd Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (CQS) ku wareejiyay gacan ku haynta Saldhiga Furiimaha Hore ee magaalada Jowhar. Waa saldhigii labaad ee la wareejiyo Wajiga Saddexaad ee dhimista ciidamada.<\/p>\n<p>Saldhigan oo ku yaalla gobolka istiraatiijiga ah ee Shabeellaha Dhexe, waa saldhiga magaalada Jowhar waxaanna gacanta ku hayay taliska Ciidamada Difaaca Qaranka ee Burundi (BNDF) tan iyo 2014. Saldhigan, oo ay ka mid yihiin saldhigyada militeriga Horseed, Baarlamaanka, iyo Madaxtooyada, waa soohdin lagu ilaaliyo Madaxtooyada Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Baarlamaanka iyo bulshada degaanka.<\/p>\n<p>Xarunta waxay sidoo kale muhiim u tahay sugidda amniga Waddada Weyn Ay Sahaydu marto ee u dhaxeysa Muqdisho-Jowhar, galbinta iyo sugidda amniga madaxda, iyo caawinta hay&#8217;adaha arrimaha bani&#8217;aadamnimada ka shaqeeya ee gobolka.<\/p>\n<p>Taliyaha Qaybta Shanaad ee ATMIS, Gaashaanle Oscar Hatugimana oo ka hadlay munaasabadii wareejinta ayaa yiri \u201cWareejintan waxay muujinaysaa horumarka iyo sida ay Soomaaliya ugu go&#8217;an tahay dib-u-dhista dalkeeda. Idinka ayaan idinku halleynaynaa in aad ilaalisaan shacabka, sugtaan amniga iyo nabadda degaamada gacantiina ku jira, iyo ilaalinta guulahii sida adkayd lagu gaarey.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaxaan kalsooni buuxda ku qabnaa dhiggeenna Soomaaliyeed. Waxaan aragnay iyagoo ku guulaysanaya in ay weerar ku qaadaan, qabsadaan, oo ay sii haystaan dhul. Tani waxay farriin cad u direysaa kooxaha argagaxisada ah in maalmahoodu ay tirsan yihiin. Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo si xirfadeed u tababaran oo si fiicanna u qalabeysan ayaa run ahaantii wax ka beddelaya la-dagaalanka argagaxisada Soomaaliya,\u201d ayuu hadalkiisa ku darey.<\/p>\n<p>Gaashaanle Suleyman Ibraahim, oo metalaya Taliye Ku-xigeenka ATMIS ee ka mas&#8217;uulka ah Taageerada iyo Loojistika, ayaa yiri, \u201cMunaasabadda waa munaasabad weyn maadaama ay muujinayso sida ay uga go&#8217;an tahay iyo kartida Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed in ay la wareegaan mas&#8217;uuliyadaha amniga iyadoo ATMIS ay taageero bixinayso.\u201d<\/p>\n<p>Madaxa Unugga Qorsheynta Kala-guurka ee UNSOS, Patrick Duah, ayaa hoosta ka xariiqay doorka muhiimka ah ee UNSOS ay ku leedahay kobcinta hannaanka kala-guurka iyadoo la dhisayo kartida lana siinaya taageero lojistik Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed iyo ATMIS.<\/p>\n<p>\u201cUNSOS waxay 30 farsamo-yaqaanno oo ka tirsan Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed u tababartey hawlgelinta iyo gacan ku haynta qalabka aan halkan maanta ku wareejinayno. Qalabka ay QM leedahay ee aan tabarucayno waxaa ka mid ah matooro, haamo kayd, warshado lagu daaweeyo biyaha, qaboojiyayaal, ceel-riigyo, iyo soolaro,\u201d ayuu yiri Patrick Duah.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga Qaranka Soomaaliyeed ee gobolka Shabeellaha Dhexe, Sarreeye Guuto Ibraahim Yuusuf Nuur, ayaa ATMIS ku ammaanay kaalinta wax-ku-oolka ah ee ay ka qaateen burburinta Al-Shabaab wuxuunna dib mar kale u xaqiijiyay sida Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed ay uga go&#8217;an tahay in ay ku guulaystaan hanashada xasilloonida gobolka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan hubaa in Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ee la wareegaya saldhiga in ay ku guulaysan doonaan gudashada mas&#8217;uuliyadahooda. Ma jiri doonnaan wax dal-daloolo ah. Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed waxay la wareegi doonnaan sugidda amniga gobolka,\u201d ayuu yiri Sarreeye Guuto Nuur.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda Dowlad-goboleedka, Cabdiraxmaan Ciise Dadow, oo ka wakiil ahaa Madaxweynaha Dowlad-goboleedka, ayaa xaqiijiyay sida ay dowlad-goboleedka ugu go&#8217;an tahay in ay gacan ka siiyaan Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed sugidda amniga qaranka.<\/p>\n<p>Ciidan dhimistu waxay waafaqsan tahay Qaraarrada Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ee tirsigoodu yahay 2628 (2022), 2710 (2023), iyo 2719 (2023), kuwaas oo ATMIS ku waajibinaya in ay mas&#8217;uuliyadaha amniga ku wareejsio Dowladda Federaalka Soomaaliya, sida lagu qeexay Fikradda Hawlgallada Wadajirka ah (CONOPs) iyo Qorshaha Kala-guurka Soomaaliya.<br \/>\n<div class='photonic-flickr-stream photonic-stream ' id='photonic-flickr-stream-2'>\n\n\t<div id='photonic-flickr-stream-2-container' class='title-display-none photonic-level-1-container sizes-present photonic-random-layout photonic-thumbnail-effect-none' data-photonic-platform=\"flickr\" data-photonic-gallery-columns=\"auto\" data-photonic-query=\"columns=auto&amp;layout=random&amp;display=local&amp;popup=hide&amp;filter=&amp;filter_type=include&amp;more=&amp;panel=&amp;custom_classes=&amp;alignment=&amp;photo_layout=square&amp;caption=none&amp;thumb_size=s&amp;main_size=z&amp;tile_size=same&amp;video_size=Video Original&amp;privacy_filter=&amp;count=500&amp;page=1&amp;paginate=&amp;collections_display=expanded&amp;user_id=195242906@N08&amp;collection_id=&amp;photoset_id=72177720318077572&amp;gallery_id=&amp;photo_id=&amp;media=photos&amp;type=flickr&amp;style=default&amp;view=photosets&amp;headers=none&amp;title_position=none&amp;iterate_level_3=1&amp;per_page=500&amp;photo_count=500&amp;overlay_size=s&amp;overlay_video_size=Video Original\" style='--tile-min-height: 200px'>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53803954496_359ebcda99_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53803954496\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53803954496\/in\/set-72177720318077572&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Jowhar Town military base to Somali Security Forces' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53803954496_359ebcda99_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804390830_6d6a6d6c62_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53804390830\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53804390830\/in\/set-72177720318077572&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Jowhar Town military base to Somali Security Forces' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804390830_6d6a6d6c62_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804197353_8255c0c64d_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53804197353\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53804197353\/in\/set-72177720318077572&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Jowhar Town military base to Somali Security Forces' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804197353_8255c0c64d_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804196698_493b0434f2_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53804196698\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53804196698\/in\/set-72177720318077572&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Jowhar Town military base to Somali Security Forces' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804196698_493b0434f2_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53803016122_aa21598f75_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53803016122\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53803016122\/in\/set-72177720318077572&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Jowhar Town military base to Somali Security Forces' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53803016122_aa21598f75_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804277009_a38912b96d_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53804277009\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53804277009\/in\/set-72177720318077572&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Jowhar Town military base to Somali Security Forces' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804277009_a38912b96d_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804277129_d2ef82639a_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53804277129\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53804277129\/in\/set-72177720318077572&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Jowhar Town military base to Somali Security Forces' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804277129_d2ef82639a_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804386925_ae25cd5229_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53804386925\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53804386925\/in\/set-72177720318077572&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Jowhar Town military base to Somali Security Forces' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804386925_ae25cd5229_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804385620_dd32fc0446_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53804385620\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53804385620\/in\/set-72177720318077572&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Jowhar Town military base to Somali Security Forces' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804385620_dd32fc0446_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 468'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804273919_7192a7d4f9_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53804273919\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53804273919\/in\/set-72177720318077572&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Jowhar Town military base to Somali Security Forces' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804273919_7192a7d4f9_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='468' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804274344_0269cb6532_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53804274344\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53804274344\/in\/set-72177720318077572&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Jowhar Town military base to Somali Security Forces' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804274344_0269cb6532_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804188508_96f729aff4_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53804188508\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53804188508\/in\/set-72177720318077572&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Jowhar Town military base to Somali Security Forces' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804188508_96f729aff4_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804379950_a19b172cb2_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53804379950\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53804379950\/in\/set-72177720318077572&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Jowhar Town military base to Somali Security Forces' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804379950_a19b172cb2_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804378855_deb63fb20d_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53804378855\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53804378855\/in\/set-72177720318077572&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Jowhar Town military base to Somali Security Forces' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804378855_deb63fb20d_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53803007392_26150ecb9c_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53803007392\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53803007392\/in\/set-72177720318077572&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Jowhar Town military base to Somali Security Forces' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53803007392_26150ecb9c_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804270984_3a28fd3f97_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53804270984\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53804270984\/in\/set-72177720318077572&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Jowhar Town military base to Somali Security Forces' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53804270984_3a28fd3f97_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53803945326_e3a47a275a_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53803945326\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53803945326\/in\/set-72177720318077572&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS hands over Jowhar Town military base to Somali Security Forces' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53803945326_e3a47a275a_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\n\t<\/div> <!-- .\/photonic-level-1-container -->\n\t<span id='photonic-flickr-stream-2-container-end'><\/span>\n<\/div><!-- .photonic-stream or .photonic-panel -->\n\n<p class=\"p1\">&#8220;<\/p>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar, 21 Juun 2024 \u2013\u00a0Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maalintii Khamiista ahayd Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (CQS) ku wareejiyay gacan ku haynta Saldhiga Furiimaha Hore ee&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5399,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-5398","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS oo Saldhiga Militeriga Magaalada Jowhar Ku Wareejisay Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS oo Saldhiga Militeriga Magaalada Jowhar Ku Wareejisay Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jowhar, 21 Juun 2024 \u2013\u00a0Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maalintii Khamiista ahayd Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (CQS) ku wareejiyay gacan ku haynta Saldhiga Furiimaha Hore ee&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-06-21T13:02:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-06-25T11:46:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53804385620_3f791bb8c1_o-scaled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1706\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS oo Saldhiga Militeriga Magaalada Jowhar Ku Wareejisay Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed\",\"datePublished\":\"2024-06-21T13:02:39+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-25T11:46:29+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/\"},\"wordCount\":1820,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53804385620_3f791bb8c1_o-scaled.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/\",\"name\":\"ATMIS oo Saldhiga Militeriga Magaalada Jowhar Ku Wareejisay Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53804385620_3f791bb8c1_o-scaled.jpg\",\"datePublished\":\"2024-06-21T13:02:39+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-25T11:46:29+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53804385620_3f791bb8c1_o-scaled.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53804385620_3f791bb8c1_o-scaled.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1706},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS oo Saldhiga Militeriga Magaalada Jowhar Ku Wareejisay Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS oo Saldhiga Militeriga Magaalada Jowhar Ku Wareejisay Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS oo Saldhiga Militeriga Magaalada Jowhar Ku Wareejisay Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Jowhar, 21 Juun 2024 \u2013\u00a0Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maalintii Khamiista ahayd Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (CQS) ku wareejiyay gacan ku haynta Saldhiga Furiimaha Hore ee&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-06-21T13:02:39+00:00","article_modified_time":"2024-06-25T11:46:29+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1706,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53804385620_3f791bb8c1_o-scaled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS oo Saldhiga Militeriga Magaalada Jowhar Ku Wareejisay Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed","datePublished":"2024-06-21T13:02:39+00:00","dateModified":"2024-06-25T11:46:29+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/"},"wordCount":1820,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53804385620_3f791bb8c1_o-scaled.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/","name":"ATMIS oo Saldhiga Militeriga Magaalada Jowhar Ku Wareejisay Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53804385620_3f791bb8c1_o-scaled.jpg","datePublished":"2024-06-21T13:02:39+00:00","dateModified":"2024-06-25T11:46:29+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53804385620_3f791bb8c1_o-scaled.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53804385620_3f791bb8c1_o-scaled.jpg","width":2560,"height":1706},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-jowhar-town-military-base-to-somali-national-armed-forces\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS oo Saldhiga Militeriga Magaalada Jowhar Ku Wareejisay Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5398","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5398"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5398\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5420,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5398\/revisions\/5420"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5399"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5398"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5398"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5398"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}