{"id":5340,"date":"2024-06-16T00:13:39","date_gmt":"2024-06-15T21:13:39","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=5340"},"modified":"2024-06-19T08:35:17","modified_gmt":"2024-06-19T05:35:17","slug":"atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/","title":{"rendered":"ATMIS ayaa Bilaabay Wajigii Saddexaad ee Dhimista Ciidamada"},"content":{"rendered":"<strong>Bariire, 15-ka Juun 2024 \u2013\u00a0<\/strong>Iyadoo ah guul muhiim u ah kala-guurka Amniga Soomaaliya, Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (CQS) ku wareejiyay Saldhiga Furiimaha Hore (FOB) ee Bariire, taas oo muujinaysa wajiga saddexaad ee dhimista ciidamada.<\/p>\n<p>Saldhigan oo ku yaalla gobola Shabeellaha Hoose wuxuu hoos imaanayay Ciidamada Difaaca Shacabka ee Uganda tan iyo 2019, Saldhiga Furiimaha Hore (FOB) ee Bariire waxaa uu leeyahay muhiimad istiraatiijiyadeed maadaama uu yahay soohdin dhexdhexaad ah oo ku taalla 60 km galbeedka caasimada, Muqdisho.<\/p>\n<p>Magaalada hodonka ku ah beeraha ee Bariire waxaa xoreeyay ciidamada Midowga Afrika iyo Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed. Xilligaasi ka hor, magaaladu waxay ahayd mid ka mid ah shan magaalo oo istiraatiijig ah oo buundo leh kuna yaalla Webiga Shabeelle, oo ahaa bar muhiim ah oo ay ka soo gudbaan xagjiriinta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Taliyaha Guutada Ciidamada Ugandha ee ATMIS, Sarreeye Guuto Anthony Lukwago Mbuusi, ayaa Saldhiga ku wareejiyay Gaashaanle Muxudiin Axmed, oo ka wakiil ahaa Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed intii lagu guda jiray munaasabad ay ka soo qaybgaleen saraakiil sare oo ka tirsan ATMIS iyo CQS.<\/p>\n<p>\u201cWareejintan (Saldhiga Bariire) ma ahan oo kaliya wareejinta hanti la taaban karo, laakiinse waxay astaan u tahay horumarka aan si wadajir ah uga gaarney hawlgalka aan wadaagno,\u201d ayuu yiri Sarreeye Guuto Mbuusi.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan si wadajir ah, u sii wadi doonnaa in aan ka shaqeyno sidii ay Soomaaliya u heli lahayd mustaqbal wanaagsan, mid ku dhisan iskaashi, is ixtiraamid iyo yool guud oo lagu helayo nabad waarta.\u201d ayuu hadalkiisa ku darey. Munaasabadda waxaa sidoo kale joogay Gaashaanle Sare Suleymaan Ibraahim, oo metelayay Taliye Ku-xigeenka Ciidamada ATMIS ee Ka Mas&#8217;uulka ah Saadka iyo Taageerada, Taliya Saldhiga ATMIS<\/p>\n<p>, Gaashaanle Bruhan Nsamba, iyo taliyaha Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ee la wareegaya Saldiga Saddex Xidigle Cabdisalaam Jaamac. Korneel Ibraahim ayaa ciidamada ku ammaanay ballanqaadkooda wuxuunna ku nuuxnuuxsaday taageerada joogtada ah ee Hawlgalka Midowga Afrika uu siinayo CQS inta lagu guda jiro muddada kala-guurka ah.<\/p>\n<p>\u201cWareejinta Saldhigan waxay muujinaysaa rabitaanka iyo kartida ciidamada qaranka Soomaaliyeed in ay la wadeegaan amniga Soomaaliya iyadoo ATMIS-na ay qaadanayso kaalin taageero,\u201d ayuu yiri G. Sare Suleymaan.<\/p>\n<p>Wuxuu kalsooni ku muujiyay in CQS ay sii wadi doonaan sugidda amniga magaalada Bariire iyo dadka ku dhaqan iyagoo ka difaacaya weerarrada Al-Shabaab iyo kooxaha kale ee hubeysan ee sharci-darrada ah.<\/p>\n<p>Wakiilka CQS, Gaashaanle Muxudiin, wuxuu hadalladiisa ku ammaanay ciidamada Uganda ee ATMIS sida ay uga go&#8217;an tahay kala-guurka iyo nafhurnimada ay ku xaqiijinayaan in ay Soomaaliya nabad noqoto.<\/p>\n<p>\u201cWaxaad noogu imaateen walaalo ahaan waxaadna noo hurteen nafahiinna. Qaarkiin waxay dhinteen iyagoo gudanayo waajibaadkooda shaqo si ay nabad ugu soo dabaalaan Soomaaliya, waan idinkaaga mahadcelinaynaa maxaa yeelay qof walba sidaa ma sameyn karo,\u201d ayuu yiri","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bariire, 15-ka Juun 2024 \u2013\u00a0Iyadoo ah guul muhiim u ah kala-guurka Amniga Soomaaliya, Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (CQS) ku wareejiyay Saldhiga&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5345,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-5340","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS ayaa Bilaabay Wajigii Saddexaad ee Dhimista Ciidamada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS ayaa Bilaabay Wajigii Saddexaad ee Dhimista Ciidamada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Bariire, 15-ka Juun 2024 \u2013\u00a0Iyadoo ah guul muhiim u ah kala-guurka Amniga Soomaaliya, Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (CQS) ku wareejiyay Saldhiga&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-06-15T21:13:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-06-19T05:35:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53792675056_e30bde2c3e_k-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS ayaa Bilaabay Wajigii Saddexaad ee Dhimista Ciidamada\",\"datePublished\":\"2024-06-15T21:13:39+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-19T05:35:17+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/\"},\"wordCount\":1690,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53792675056_e30bde2c3e_k-3.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/\",\"name\":\"ATMIS ayaa Bilaabay Wajigii Saddexaad ee Dhimista Ciidamada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53792675056_e30bde2c3e_k-3.jpg\",\"datePublished\":\"2024-06-15T21:13:39+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-19T05:35:17+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53792675056_e30bde2c3e_k-3.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53792675056_e30bde2c3e_k-3.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS ayaa Bilaabay Wajigii Saddexaad ee Dhimista Ciidamada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS ayaa Bilaabay Wajigii Saddexaad ee Dhimista Ciidamada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS ayaa Bilaabay Wajigii Saddexaad ee Dhimista Ciidamada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Bariire, 15-ka Juun 2024 \u2013\u00a0Iyadoo ah guul muhiim u ah kala-guurka Amniga Soomaaliya, Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (CQS) ku wareejiyay Saldhiga&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-06-15T21:13:39+00:00","article_modified_time":"2024-06-19T05:35:17+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53792675056_e30bde2c3e_k-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS ayaa Bilaabay Wajigii Saddexaad ee Dhimista Ciidamada","datePublished":"2024-06-15T21:13:39+00:00","dateModified":"2024-06-19T05:35:17+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/"},"wordCount":1690,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53792675056_e30bde2c3e_k-3.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/","name":"ATMIS ayaa Bilaabay Wajigii Saddexaad ee Dhimista Ciidamada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53792675056_e30bde2c3e_k-3.jpg","datePublished":"2024-06-15T21:13:39+00:00","dateModified":"2024-06-19T05:35:17+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53792675056_e30bde2c3e_k-3.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/53792675056_e30bde2c3e_k-3.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kickstarts-third-phase-of-troop-drawdown\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS ayaa Bilaabay Wajigii Saddexaad ee Dhimista Ciidamada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5340","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5340"}],"version-history":[{"count":10,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5340\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5371,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5340\/revisions\/5371"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5345"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5340"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5340"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5340"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}