{"id":5306,"date":"2024-06-10T11:22:02","date_gmt":"2024-06-10T08:22:02","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=5306"},"modified":"2024-06-20T10:21:58","modified_gmt":"2024-06-20T07:21:58","slug":"atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/","title":{"rendered":"ATMIS, QM oo ballanqaaday horumarinta arrimaha deegaanka ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<div>\n<p><strong>Muqdisho, 9 Juun 2024<\/strong> \u2013 Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Qaramada Midoobay (QM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa ballanqaaday horumarinta dhawrista deegaanka si wax looga qabto isbeddelka cimilada ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa ballanqaadkan sameeyey Ku Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Sivuyile Thandikhaya Bam, Ku Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Raisedon Zenenga, Agaasimaha UNSOS u qaabilsan Taageerada, Qurat-ul-Ain Sadozai iyo wakiil ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu magacaabo Cabdiraxiim Barre Maxamed mar ay ka qaybgaleen munaasabad lagu xusayay maalinta deegaanka adduunka oo lagu qabtay Muqdisho.<\/p>\n<p>Mudane Bam oo ka hadlay munaasabadda ayaa ku nuuxnuuxsaday muhiimadda dhawrista deegaanka Soomaaliya, gaar ahaan inta lagu hawlan yahay dhimista ciidanka ATMIS.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan garowsannahay ahmiyadda arrimaha deegaanka gaar ahaan marka aan saldhigyada muhiimka ah ku wareejineynno Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo muddada ay socoto dhimista ciidanka ATMIS, sidaas awgeed waa inaan sii wadnaa dadaallada lagu dhawrayo deegaanka ee saldhigyadeenna hore iyo bulshooyinka,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Sanadkii hore, ATMIS waxay ballanqaadday inay 30,000 geed ku beeri doonto 58 saldhigyada militari ee hore dhammaadka 2024 si ay u taageerto hindisaha Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee \u201cCagaareynta Soomaaliya\u201d, kaas oo ujeedkiisu yahay in la beero 10 milyan oo geed si kor loogu qaado adkaysiga cimilada iyo ka hortagga abaarta.<\/p>\n<p>Mudane Maxamed, oo ah mas\u2019uul ka tirsan Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, ayaa carrabka ku adkeeyay sida ay dowladda uga go\u2019an tahay ilaalinta kheyraadka dabiiciga ah iyo horumarinta adkeysiga cimilada.<\/p>\n<p>\u201cIsbeddelka cimilada, xaalufinta dhirta iyo wasakhaynta hawada ayaa ah arrimo halis ku ah deegaankeenna iyo hab-nololeedkeenna. Waa muhiim in aan qaadno tallaabo go&#8217;aan leh si aan wax uga qabanno caqabadahaas, ma ahan mid aan u qabanaynno nolosheenna oo kali ah balse jiilalka mustaqbalka,&#8221; ayuu yiri.<\/p>\n<p>Mudane Zenenga, ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa bogaadiyay sida ay Soomaaliya uga go\u2019an tahay ilaalinta deegaanka iyadoo loo marayo Hindisaha Afrikaanka ee La Dagaallanka Nabaadguurka (Great Green Wall Initiative), kaas oo looga gol leeyahay in dhul beereed lagu kordhiyo gobolka Saaxil.<\/p>\n<p>&#8220;Dhaqdhaqaaqyada guusha leh ee ay bulshada hormuudka ka tahay ee Soomaaliya, sida ka qeybgalka Hindisaha Afrikaanka ee La Dagaallanka Nabaadguurka si wax looga qabto xaalufka, isbeddelka cimilada, iyo luminta noolaha ayaa caddayn u ah sida ay uga go&#8217;an tahay ilaalinta deegaanka,&#8221; ayuu xusay.<\/p>\n<p>Waxa uu ku celceliyay sida ATMIS iyo Qaramada Midoobay uga go\u2019an tahay inay sii wadaan taageerada ay Soomaaliya ka siiyaan horumarinta iyo hirgelinta tallaabooyinka lagu yareynayo isbeddelka cimilada.<\/p>\n<p>Iyada oo qayb ka ah xuska, UNSOS ayaa deeq geed miroodyo ku wareejisay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada oo loogu talagalay barnaamijyada dib-u-soo-kabashada kaymaha.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan xuseynnaa munaasabaddan annagoo ugu deeqeynno geed miroodyo Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada si ay uga qayb-qaataan dadaallada dhiraynta Soomaaliya,&#8221; ayay tiri Sadozai, Agaasimaha Taageerada ee UNSOS.<\/p>\n<p>Sidoo kale intii uu socday dabaaldedga ayaa waxaa goob joog ka ahaa ku-simaha taliyaha ciidamada ATMIS Sareeye Gaas Marius Ngendabanka, taliyaha booliska ee ATMIS Hillary Sao Kanu, iyo saraakiil kale oo ka tirsan QM, DFS, iyo ATMIS.<\/p>\n<p>Munaasabadan ayaa lagu soo gabagabeeyey nadiifin xeebeed, geedo abuur iyo kormeer mas\u2019uuliyiintu ku tageen Warshadda sifeysa biyaha la isticmaalay ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Munaasabado noocaan oo kale ah oo ay soo qabanqaabiyeen ATMIS iyo QM ayaa ka dhacay Jowhar (Dowlad Goboleedka Hirshabeelle) iyo Baydhabo (Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed).<\/p>\n<p>Golaha Ammaanka ee QM ayaa 5-ta Juun u aqoonsaday Maalinta Deegaanka Adduunka si loo fuliyo wacygelin ku saabsan deegaanka loona dhiirrigeliyo xal loo raadiyo caqabadaha taagan. Dabbaaldegga sanadkan ayaa diiradda saaraya hal-ku-dhegga, \u201cdib u nooleynta dhulka, la dagaallanka nabaadguurka iyo u adkaysiga abaarta.\u201d<\/p>\n<\/div>\n<div class='photonic-flickr-stream photonic-stream ' id='photonic-flickr-stream-2'>\n\n\t<div id='photonic-flickr-stream-2-container' class='title-display-none photonic-level-1-container sizes-present photonic-random-layout photonic-thumbnail-effect-none' data-photonic-platform=\"flickr\" data-photonic-gallery-columns=\"auto\" data-photonic-query=\"columns=auto&amp;layout=random&amp;display=local&amp;popup=hide&amp;filter=&amp;filter_type=include&amp;more=&amp;panel=&amp;custom_classes=&amp;alignment=&amp;photo_layout=square&amp;caption=none&amp;thumb_size=s&amp;main_size=z&amp;tile_size=same&amp;video_size=Video Original&amp;privacy_filter=&amp;count=500&amp;page=1&amp;paginate=&amp;collections_display=expanded&amp;user_id=195242906@N08&amp;collection_id=&amp;photoset_id=72177720317631011&amp;gallery_id=&amp;photo_id=&amp;media=photos&amp;type=flickr&amp;style=default&amp;view=photosets&amp;headers=none&amp;title_position=none&amp;iterate_level_3=1&amp;per_page=500&amp;photo_count=500&amp;overlay_size=s&amp;overlay_video_size=Video Original\" style='--tile-min-height: 200px'>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771159763_b62e005ca4_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53771159763\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53771159763\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771159763_b62e005ca4_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771159753_f511a88469_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53771159753\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53771159753\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771159753_f511a88469_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771373040_43d41990df_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53771373040\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53771373040\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771373040_43d41990df_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770042047_b409a18f74_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53770042047\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53770042047\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770042047_b409a18f74_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771373155_bb919e911d_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53771373155\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53771373155\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771373155_bb919e911d_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771159868_b35962d529_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53771159868\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53771159868\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771159868_b35962d529_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771399175_7343766daa_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53771399175\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53771399175\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771399175_7343766daa_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770068757_0d6a4a51f7_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53770068757\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53770068757\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770068757_0d6a4a51f7_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770979771_2b8bea31f9_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53770979771\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53770979771\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770979771_2b8bea31f9_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770069567_767ca1e06b_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53770069567\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53770069567\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770069567_767ca1e06b_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771309929_ae77ff0f56_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53771309929\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53771309929\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771309929_ae77ff0f56_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771186753_3bea0e9e75_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53771186753\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53771186753\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771186753_3bea0e9e75_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771309609_b62940cb28_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53771309609\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53771309609\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771309609_b62940cb28_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771309499_717372d63f_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53771309499\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53771309499\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771309499_717372d63f_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770068932_14305a184b_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53770068932\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53770068932\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770068932_14305a184b_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770068737_37ff11bca2_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53770068737\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53770068737\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770068737_37ff11bca2_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770069092_cf40f6492e_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53770069092\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53770069092\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770069092_cf40f6492e_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770069072_32be06c11b_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53770069072\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53770069072\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770069072_32be06c11b_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771186223_f6cbe202a8_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53771186223\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53771186223\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771186223_f6cbe202a8_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771399430_ecdf5bb95f_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53771399430\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53771399430\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771399430_ecdf5bb95f_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771399465_f630d69c3c_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53771399465\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53771399465\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771399465_f630d69c3c_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771309789_2d383c45f4_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53771309789\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53771309789\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771309789_2d383c45f4_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770980521_f63b379130_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53770980521\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53770980521\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770980521_f63b379130_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771309944_d5313cddbf_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53771309944\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53771309944\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771309944_d5313cddbf_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771186513_b13d79c2d6_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53771186513\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53771186513\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771186513_b13d79c2d6_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771399885_0c1e18610b_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53771399885\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53771399885\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771399885_0c1e18610b_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771309679_9f0fc8bc60_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53771309679\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53771309679\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53771309679_9f0fc8bc60_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770069432_1e372747db_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53770069432\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53770069432\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770069432_1e372747db_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770980246_e2ee38fa7d_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53770980246\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53770980246\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53770980246_e2ee38fa7d_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53773831179_93b420c3bd_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53773831179\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53773831179\/in\/set-72177720317631011&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS celebrates World Environment Day' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53773831179_93b420c3bd_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\n\t<\/div> <!-- .\/photonic-level-1-container -->\n\t<span id='photonic-flickr-stream-2-container-end'><\/span>\n<\/div><!-- .photonic-stream or .photonic-panel -->","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 9 Juun 2024 \u2013 Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Qaramada Midoobay (QM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa ballanqaaday horumarinta dhawrista deegaanka si wax looga qabto isbeddelka cimilada&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5307,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-5306","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS, QM oo ballanqaaday horumarinta arrimaha deegaanka ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS, QM oo ballanqaaday horumarinta arrimaha deegaanka ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdisho, 9 Juun 2024 \u2013 Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Qaramada Midoobay (QM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa ballanqaaday horumarinta dhawrista deegaanka si wax looga qabto isbeddelka cimilada&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-06-10T08:22:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-06-20T07:21:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/download-2-1024x682.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"682\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS, QM oo ballanqaaday horumarinta arrimaha deegaanka ee Soomaaliya\",\"datePublished\":\"2024-06-10T08:22:02+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-20T07:21:58+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/\"},\"wordCount\":1889,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/download-2.png\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/\",\"name\":\"ATMIS, QM oo ballanqaaday horumarinta arrimaha deegaanka ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/download-2.png\",\"datePublished\":\"2024-06-10T08:22:02+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-20T07:21:58+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/download-2.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/download-2.png\",\"width\":1920,\"height\":1279},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"L&rsquo;ATMIS ET L&rsquo;ONU S&rsquo;ENGAGENT \u00c0 PROMOUVOIR UN ENVIRONNEMENT DURABLE EN SOMALIE\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS, QM oo ballanqaaday horumarinta arrimaha deegaanka ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS, QM oo ballanqaaday horumarinta arrimaha deegaanka ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdisho, 9 Juun 2024 \u2013 Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Qaramada Midoobay (QM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa ballanqaaday horumarinta dhawrista deegaanka si wax looga qabto isbeddelka cimilada&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-06-10T08:22:02+00:00","article_modified_time":"2024-06-20T07:21:58+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":682,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/download-2-1024x682.png","type":"image\/png"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS, QM oo ballanqaaday horumarinta arrimaha deegaanka ee Soomaaliya","datePublished":"2024-06-10T08:22:02+00:00","dateModified":"2024-06-20T07:21:58+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/"},"wordCount":1889,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/download-2.png","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/","name":"ATMIS, QM oo ballanqaaday horumarinta arrimaha deegaanka ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/download-2.png","datePublished":"2024-06-10T08:22:02+00:00","dateModified":"2024-06-20T07:21:58+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/download-2.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/download-2.png","width":1920,"height":1279},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-un-pledge-to-promote-sustainable-environment-in-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"L&rsquo;ATMIS ET L&rsquo;ONU S&rsquo;ENGAGENT \u00c0 PROMOUVOIR UN ENVIRONNEMENT DURABLE EN SOMALIE"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5306","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5306"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5306\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5388,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5306\/revisions\/5388"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5307"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5306"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5306"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5306"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}