{"id":5247,"date":"2024-05-19T19:41:46","date_gmt":"2024-05-19T16:41:46","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=5247"},"modified":"2024-06-19T08:50:55","modified_gmt":"2024-06-19T05:50:55","slug":"burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/","title":{"rendered":"Askarta Burundi oo lagu maamusay geesinimada iyo sida ay ugu heellan yihiin hawlgalka ATMIS ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<strong>Jowhar, 19-ka Maajo 2024<\/strong>\u00a0\u2013\u00a0Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo Sabtidii la soo dhaafay ka dhacday Garoonka Diyaaradaha magaalada Jowhar ee xarunta Maamul-goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu maamuusay Ciidamada Difaaca Qaranka Burundi (BNDF) ee qaybta ka ah Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).<\/p>\n<p>Munaasabadan oo ay ka soo qayb-galeen Mas&#8217;uulka Gobolka u qaabilsan Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) Gagan Banjara iyo Mas&#8217;uuliyiin Sarsare oo ka tirsan ATMIS iyo QM ayaa waxaa guddoominayay Taliyaha Qaybta Shanaad ee ATMIS G\/Sare Oscar Hatungimana.<\/p>\n<p>Guutada baxaysa ee Ciidamada Burundi ka tirsan, ee waqtigoodii hawlgalka ee halka-sano ahaa dhammeystay, ayaa lagu maamusay dadaalkooda iyo wax-ka-qabashada waajibaadka hawlgalka ATMIS, oo ay ku jiraan hawlgallo ay si wadajir ah ula soo fuliyeen ciidamada ammaanka Soomaaliya si looga adkaado Al-Shabaab, sugidda xarumaha dadweynaha iyo Waddooyinka ay Sahayda soo marka ee ugu muhiimsan (MSRs) ee gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>G\/Sare Hatungimana ayaa ciidamada ku ammaanay sida ay ugu heellan yihiin in ay Soomaaliya ka dhaliyaan nabad iyo xasilooni.<\/p>\n<p>\u201cSaraakiishan ayaa si geesinimo leh u shaqeeyay waxayna si hufan u guteen waajibaadkooda shaqo. Waxaan ku ammaanayaa geesinnimada, edebta, iyo adeegga ku dayashada leh ee ay u hayeen ATMIS iyo dadka Soomaaliyeed,\u201d ayuu yiri G\/Sare Hatungimana.<\/p>\n<p>Wuxuu soo dhaweeyay ciidamada cusub ee beddelaya, wuxuunna kula dar-daarmay in ay meeshoodii ka sii wadaan dhaxalka guutadii hore.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan soo dhaweynaynaa kuwa hawsha la wareegaya waxaanna ugu qaabeynaa in ay hufnaan muujiyaan. Waxaad mas&#8217;uul ka tihiin in ciidamada ammaanka ee Soomaaliya ku taageertaan in ay si wax-ku-ool ah ula wareegaan mas&#8217;uuliyadda amniga dalkooda,\u201d ayuu yiri G\/Sare Hatungimana.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uulka Gobolka u qaabilsan UNSOS, Gagan Banjara, oo metelaya QM, ayaa ku ammaanay ciidamada Burundi ee hawlgalka ka tagaya sida wanaagsan ee ay ugu adeegeen hawlgallada taageerada nabadda iyo sida ay u sugeen ammaanka hay&#8217;adaha samafalka.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada Burundi ee ka tirsan hawlgalka ATMIS ayaa waxay shaqo lagu ammaani karo ka qabtey Goobta ay Mas&#8217;uulka ka yihiin\/Area of Responsibility (AoR). Waxaan ku bogaadinaynaa geesinimadooda, dadaalkooda, iyo xirfadlenimada ay ku muujiyeen gudashada waajibaadkooda ee gobolkan. Kooxda Qaramada Midoobay waxay uga mahadcelinaysaa iyaga iyo hoggaankoodaba shaqada wanaagsan ee ay ka qabteen taageerada hay&#8217;adaha Qaramada Midoobay iyo kuwa kale ee samafalka ka shaqeeya,\u201d ayuu yiri Mr. Banjara.<\/p>\n<p>Ciidamada BNDF ee dalka ka baxaya ayaa waxaa Soomaaliya hawlgalka loo keenay bishii Maajo 2023.","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar, 19-ka Maajo 2024\u00a0\u2013\u00a0Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo Sabtidii la soo dhaafay ka dhacday Garoonka Diyaaradaha magaalada Jowhar ee xarunta Maamul-goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu maamuusay Ciidamada&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5248,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-5247","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Askarta Burundi oo lagu maamusay geesinimada iyo sida ay ugu heellan yihiin hawlgalka ATMIS ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Askarta Burundi oo lagu maamusay geesinimada iyo sida ay ugu heellan yihiin hawlgalka ATMIS ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jowhar, 19-ka Maajo 2024\u00a0\u2013\u00a0Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo Sabtidii la soo dhaafay ka dhacday Garoonka Diyaaradaha magaalada Jowhar ee xarunta Maamul-goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu maamuusay Ciidamada&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-19T16:41:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-06-19T05:50:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/download-1024x683.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Askarta Burundi oo lagu maamusay geesinimada iyo sida ay ugu heellan yihiin hawlgalka ATMIS ee Soomaaliya\",\"datePublished\":\"2024-05-19T16:41:46+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-19T05:50:55+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/\"},\"wordCount\":1265,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/download.png\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/\",\"name\":\"Askarta Burundi oo lagu maamusay geesinimada iyo sida ay ugu heellan yihiin hawlgalka ATMIS ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/download.png\",\"datePublished\":\"2024-05-19T16:41:46+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-19T05:50:55+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/download.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/download.png\",\"width\":1920,\"height\":1280},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Askarta Burundi oo lagu maamusay geesinimada iyo sida ay ugu heellan yihiin hawlgalka ATMIS ee Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Askarta Burundi oo lagu maamusay geesinimada iyo sida ay ugu heellan yihiin hawlgalka ATMIS ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Askarta Burundi oo lagu maamusay geesinimada iyo sida ay ugu heellan yihiin hawlgalka ATMIS ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Jowhar, 19-ka Maajo 2024\u00a0\u2013\u00a0Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo Sabtidii la soo dhaafay ka dhacday Garoonka Diyaaradaha magaalada Jowhar ee xarunta Maamul-goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu maamuusay Ciidamada&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-05-19T16:41:46+00:00","article_modified_time":"2024-06-19T05:50:55+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/download-1024x683.png","type":"image\/png"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Askarta Burundi oo lagu maamusay geesinimada iyo sida ay ugu heellan yihiin hawlgalka ATMIS ee Soomaaliya","datePublished":"2024-05-19T16:41:46+00:00","dateModified":"2024-06-19T05:50:55+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/"},"wordCount":1265,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/download.png","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/","name":"Askarta Burundi oo lagu maamusay geesinimada iyo sida ay ugu heellan yihiin hawlgalka ATMIS ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/download.png","datePublished":"2024-05-19T16:41:46+00:00","dateModified":"2024-06-19T05:50:55+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/download.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/download.png","width":1920,"height":1280},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-soldiers-honoured-for-courage-and-commitment-to-atmis-somalia-mission\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Askarta Burundi oo lagu maamusay geesinimada iyo sida ay ugu heellan yihiin hawlgalka ATMIS ee Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5247","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5247"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5247\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5379,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5247\/revisions\/5379"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5248"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5247"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5247"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5247"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}