{"id":5229,"date":"2024-05-17T14:20:49","date_gmt":"2024-05-17T11:20:49","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=5229"},"modified":"2024-06-19T08:46:14","modified_gmt":"2024-06-19T05:46:14","slug":"somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/","title":{"rendered":"Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ayaa bartey sida looga hortago khatarta Walxaha Qarxa"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 17 Maajo 2024<\/strong> \u2013 Siddeetan askari oo ka kala socday ciidamada Amaanka Soomaaliya (SSF) iyo kuwa hawlgalka kumeelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayuu usoo dhamaadey tababar saddex maalmood socday oo ku saabsanaa ka hortagga walxaha qarxa kuwaas oo ay adeegsadaan kooxaha hubeysan ee sharci darrada ah oo ay ku jiraan Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Tababarkan oo ay fududeeyeen Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Miino baarista (UNMAS) iyo Kooxda Taageerada Hawlgalka ee Boqortooyada Ingiriiska (UK-MST) ayaa ujeedadiisu ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa hufnaanta hawlgalada CXDS \u00a0ee wax ka qabashada khatarta walxaha qarxa ee ka jirta Dawladaha xubinta ka ah Dawladda Federaalka (FMS). Barnaamijkan waxaa lagu bartey dhinacyo kala duwan oo ay ka midyihiin ogaanshaha walxaha qarxa, qarxintooda, iyo farsamooyinka lagu baarayo marka uu qaraxa dhaco ka dib.<\/p>\n<p>\u201cTababarkan waxa uu laf-dhabar u noqon doonaa fulinta waajibaadka ATMIS si hoos loogu dhigo khatarta Al-Shabaab iyadoo lataageerayo hannaanka nabadda iyo amniga ee ay Soomaalidu hormuudka ka tahay,\u201d ayuu yiri \u00a0Madaxa Shaqaalaha\u00a0 Ciidamada Milatariga ATMIS, Sareeyo Guuto. Kindu Gezu.<\/p>\n<p>Sareeyo Guuto. Gezu waxa uu ku nuuxnuuxsaday muhiimadda ay leedahay in la sii wado feejignaanta si looga hortago khataraha ka iman kara qaraxyada, kuwaas oo ah hubka ugu horreeya ee ay Al-Shabaab u dooratey dagaalka ay ku jirto.<\/p>\n<p>Madaxa Hay\u2019adda UNMAS, Justin Smith, ayaa tilmaamay guulaha laga gaarey wada shaqeyntii u dhaxeysay ATMIS, CXDS iyo UNMAS, taasi oo sahashay in ciidamadu ay ogaadaan oo ayna kala furaan tiro badan oo walxaha qarxa ah oo ay Al-Shabaab ku aaseen qeybo kala duwan oo dalka ah.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in \u00a0ilaa 2017, kooxaha ATMIS ee ka hortaga walxaha qarxa ay ku guulaysteen in ay ogaadaan oo ay si badqab leh u kala furaan 439 walxaha qarxo ah iyaga oo ka hortagay qasaare lagu qiyaasey 1,756 khasaare.<\/p>\n<p>\u201cSanadka 2023dii oo kaliya, kooxaha ATMIS ee Baarista iyo Ka-hortagga Walxaha Qarxa (EOD) waxay heleen oo ay nadiifiyeen 74 boqolkiiba aaladaha lagu sameeyey baarista taasoo lagu bartilmaameedsanayey ciidamada ATMIS, kana hortagay khasaare dhaawac oo gareyey 150 oo gaari lahaa ciidamada ATMIS-ka,\u201d ayuu yiri Madaxa UNMAS ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxa injineerada Milliteriga ATMIS G\/sare Suleymaan Ibraahim, ayaa ku boorriyay bahwadaagta inay si wax ku ool ah wax uga qabtaan halista walxaha qarxa si loo yareeyo khataraha ku wajahan nolosha, kaabayaasha, iyo dadaallada gargaarka bini\u2019aadminimo.<\/p>\n<p>&#8220;Dadaalada ka-hortagga walxaha qarxa waxey u baahanyahiin deganaan, laqabsi iyo ku-dhaqanka mabaadi&#8217;da aasaasiga ah. La-dagaalanka khatarta walxaha qarxa ma aha mid fudud oo waxey u baahantahey\u00a0 dadaallo wadajir ah oo ay sameeyaan dhammaan dhinacyada ay khusayso,\u201d ayuu G\/sare Ibraahim ka sheegay xafladdii xiritaanka ee Khamiistii.<\/p>\n<p>Madaxa injineerada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed G\/sare. Aadan Cabdullaahi Cali ayaa aad ugu mahadcelinayo ATMIS, UNMAS, iyo UK-MST sida ay Ciidanka Amaanka Soomaaliya (SSF) usiinayaan xirfaddaha iyo agabka ay u baahan yihiin si loo xaqiijiyo nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya.<\/p>\n<p>Halku-dhaga tababarka sannadkan ayaa ahaa \u2018Ka shaqaynta sidii si joogto loogu horumarin lahaa awoodda ka-hortagga walxaha qarxa ee CXDS si loogu diyaargaroobo hanaanka kala-guurka amniga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Intii uu socday tababarka, ka qeybgalayaashu waxay ka doodeen khataraha walxaha qarxa ee Soomaaliya, qiimeynta khatarta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyo howlgallada ka dhanka ah walxaha qarxa ee socda.<\/p>\n<p>UNMAS iyo ATMIS waxay ka wada shaqaynayeen sidii kor loogu qaadi lahaa tayada askarta CXDS, iyaga oo ku qalabaynaya xirfadaha iyo tas-hiilaadka lagama maarmaanka u ah inay ogaadaan oo ay burburiyaan walxaha qarxa oo khatarta ku ah nabadgelyada rayidka ah.<\/p>\n<div class='photonic-flickr-stream photonic-stream ' id='photonic-flickr-stream-2'>\n\n\t<div id='photonic-flickr-stream-2-container' class='title-display-none photonic-level-1-container sizes-present photonic-random-layout photonic-thumbnail-effect-none' data-photonic-platform=\"flickr\" data-photonic-gallery-columns=\"auto\" data-photonic-query=\"columns=auto&amp;layout=random&amp;display=local&amp;popup=hide&amp;filter=&amp;filter_type=include&amp;more=&amp;panel=&amp;custom_classes=&amp;alignment=&amp;photo_layout=square&amp;caption=none&amp;thumb_size=s&amp;main_size=z&amp;tile_size=same&amp;video_size=Video Original&amp;privacy_filter=&amp;count=500&amp;page=1&amp;paginate=&amp;collections_display=expanded&amp;user_id=195242906@N08&amp;collection_id=&amp;photoset_id=72177720316960433&amp;gallery_id=&amp;photo_id=&amp;media=photos&amp;type=flickr&amp;style=default&amp;view=photosets&amp;headers=none&amp;title_position=none&amp;iterate_level_3=1&amp;per_page=500&amp;photo_count=500&amp;overlay_size=s&amp;overlay_video_size=Video Original\" style='--tile-min-height: 200px'>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53719399057_d06868411e_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53719399057\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53719399057\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53719399057_d06868411e_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53720639979_78affdcd60_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53720639979\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53720639979\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53720639979_78affdcd60_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53720632269_5fdd690e48_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53720632269\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53720632269\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53720632269_5fdd690e48_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53720505818_a5966e05e4_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53720505818\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53720505818\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53720505818_a5966e05e4_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53720293776_18a0a93764_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53720293776\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53720293776\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53720293776_18a0a93764_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53719391557_80b39c4e50_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53719391557\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53719391557\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53719391557_80b39c4e50_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53720293721_e1a3354444_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53720293721\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53720293721\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53720293721_e1a3354444_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53720505673_62755924dc_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53720505673\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53720505673\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53720505673_62755924dc_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53720632039_65304dab64_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53720632039\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53720632039\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53720632039_65304dab64_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53720632004_4ec5e276ff_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53720632004\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53720632004\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53720632004_4ec5e276ff_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53720505518_c845afb8b7_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53720505518\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53720505518\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53720505518_c845afb8b7_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53719391367_c3f19ed794_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53719391367\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53719391367\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53719391367_c3f19ed794_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53720505603_fde919ae90_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53720505603\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53720505603\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53720505603_fde919ae90_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53725334191_8f996df621_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53725334191\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53725334191\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude workshop on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53725334191_8f996df621_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53724433172_b350fc2c9e_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53724433172\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53724433172\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53724433172_b350fc2c9e_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53725334206_b02c04f9fb_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53725334206\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53725334206\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53725334206_b02c04f9fb_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53725550578_0f6521a978_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53725550578\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53725550578\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53725550578_0f6521a978_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53724433297_f8dffa0f00_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53724433297\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53724433297\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53724433297_f8dffa0f00_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53725550618_87ae322d34_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53725550618\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53725550618\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53725550618_87ae322d34_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53725682919_444efe3126_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53725682919\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53725682919\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53725682919_444efe3126_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53725550728_7b190c911a_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53725550728\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53725550728\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53725550728_7b190c911a_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53725334561_e067bdb896_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53725334561\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53725334561\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53725334561_e067bdb896_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53725550903_d16517e40a_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53725550903\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53725550903\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53725550903_d16517e40a_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53724433792_b80741b220_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53724433792\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53724433792\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53724433792_b80741b220_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\t\t<figure class='photonic-level-1 photonic-thumb' style='--dw: 640;--dh: 427'>\n\t\t\t<a href='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53725334841_8e3548dc53_z.jpg' title='' rel='lightbox-photonic-flickr-stream-2' class='photonic-lb photonic-baguettebox baguettebox' data-photonic-media-type=\"image\" data-content-type=\"image\" data-photonic-deep=\"gallery[photonic-flickr-set-2]\/53725334841\/\" data-title=\"&lt;a href=&#039;https:\/\/www.flickr.com\/photos\/195242906@N08\/53725334841\/in\/set-72177720316960433&#039; &gt;View&lt;\/a&gt;\">\n\t\t\t\t<img alt='ATMIS, SSF personnel conclude training on countering IEDS' class='random' data-src='https:\/\/live.staticflickr.com\/65535\/53725334841_8e3548dc53_z.jpg' loading='lazy' width='640' height='427' \/>\n\t\t\t<\/a>\n\t\t<\/figure>\n\n\t<\/div> <!-- .\/photonic-level-1-container -->\n\t<span id='photonic-flickr-stream-2-container-end'><\/span>\n<\/div><!-- .photonic-stream or .photonic-panel -->","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 17 Maajo 2024 \u2013 Siddeetan askari oo ka kala socday ciidamada Amaanka Soomaaliya (SSF) iyo kuwa hawlgalka kumeelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayuu usoo dhamaadey tababar&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5232,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-5229","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ayaa bartey sida looga hortago khatarta Walxaha Qarxa - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 17 May 2024 - Eighty officers from the Somali Security Forces (SSF) and the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have concluded a three-day training on countering Improvised Explosive Devices (IEDs) used by illegal armed groups, including Al Shabaab.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ayaa bartey sida looga hortago khatarta Walxaha Qarxa - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 17 May 2024 - Eighty officers from the Somali Security Forces (SSF) and the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have concluded a three-day training on countering Improvised Explosive Devices (IEDs) used by illegal armed groups, including Al Shabaab.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-17T11:20:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-06-19T05:46:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/53720505603_3f3dfe833a_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2047\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ayaa bartey sida looga hortago khatarta Walxaha Qarxa\",\"datePublished\":\"2024-05-17T11:20:49+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-19T05:46:14+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/\"},\"wordCount\":1754,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/53720505603_3f3dfe833a_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/\",\"name\":\"Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ayaa bartey sida looga hortago khatarta Walxaha Qarxa - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/53720505603_3f3dfe833a_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-05-17T11:20:49+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-19T05:46:14+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 17 May 2024 - Eighty officers from the Somali Security Forces (SSF) and the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have concluded a three-day training on countering Improvised Explosive Devices (IEDs) used by illegal armed groups, including Al Shabaab.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/53720505603_3f3dfe833a_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/53720505603_3f3dfe833a_k.jpg\",\"width\":2047,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"LES FORCES SOMALIENNES ET CELLE DE L&rsquo;UNION AFRICAINE S&rsquo;ENTRAINENT A LUTTER CONTRE LA MENACE DES EEI\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ayaa bartey sida looga hortago khatarta Walxaha Qarxa - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 17 May 2024 - Eighty officers from the Somali Security Forces (SSF) and the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have concluded a three-day training on countering Improvised Explosive Devices (IEDs) used by illegal armed groups, including Al Shabaab.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ayaa bartey sida looga hortago khatarta Walxaha Qarxa - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 17 May 2024 - Eighty officers from the Somali Security Forces (SSF) and the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have concluded a three-day training on countering Improvised Explosive Devices (IEDs) used by illegal armed groups, including Al Shabaab.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-05-17T11:20:49+00:00","article_modified_time":"2024-06-19T05:46:14+00:00","og_image":[{"width":2047,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/53720505603_3f3dfe833a_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ayaa bartey sida looga hortago khatarta Walxaha Qarxa","datePublished":"2024-05-17T11:20:49+00:00","dateModified":"2024-06-19T05:46:14+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/"},"wordCount":1754,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/53720505603_3f3dfe833a_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/","name":"Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ayaa bartey sida looga hortago khatarta Walxaha Qarxa - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/53720505603_3f3dfe833a_k.jpg","datePublished":"2024-05-17T11:20:49+00:00","dateModified":"2024-06-19T05:46:14+00:00","description":"Mogadishu, 17 May 2024 - Eighty officers from the Somali Security Forces (SSF) and the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) have concluded a three-day training on countering Improvised Explosive Devices (IEDs) used by illegal armed groups, including Al Shabaab.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/53720505603_3f3dfe833a_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/53720505603_3f3dfe833a_k.jpg","width":2047,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somali-and-african-union-forces-train-to-tackle-ied-threat\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"LES FORCES SOMALIENNES ET CELLE DE L&rsquo;UNION AFRICAINE S&rsquo;ENTRAINENT A LUTTER CONTRE LA MENACE DES EEI"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5229","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5229"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5376,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5229\/revisions\/5376"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5232"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}