{"id":5172,"date":"2024-05-05T16:30:29","date_gmt":"2024-05-05T13:30:29","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=5172"},"modified":"2024-06-19T09:02:01","modified_gmt":"2024-06-19T06:02:01","slug":"au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/","title":{"rendered":"Midowga Afrika (UA) oo Soomaaliya Dib-Ugu-Xaqiijiyey Taageero Ka Hor Bixitaanka ATMIS"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 5 Maajo 2024 \u2013\u00a0<\/strong>Wafdi heer-sare ah oo ka socda Guddiga Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxa Qaybta Hawlgallada Taageerada Nabadda (PSOD), Sarreeye Guud Cheick Dembele, ayaa shacabka Soomaaliyeed u xaqiijiyay in uusan amniga gacanta ka bixi doonin, ka-dib marka hawlgalka ciidamada nabad-ilaalinta Midowga Afrika uu ka baxo Soomaaliya dhamaadka sanadkan.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa sheegay in Guddi Saddex-geesood ah, oo ka kooban Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), uu xaqiijin doonno in si habsami la&#8217;aan ah mas\u2019uuliyadda amniga loogu wareejin doonno Ciidamada Amniga ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaa in aan u sameynaa si xirfadaysan oo habaysan si amniga uusan gacanta uga bixin, oo aan loo lumin guulihii la kasbaday 17kii sano ee aan halkan joognay,\u201d ayuu yiri Sarreeye Guud Dembele intii lagu guda jiray booqasho uu dhowaan ku tagey Saldhigyada Furumaha Hore ee Xawaadleey iyo Qoryooley oo ku kala yaalla gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeelaha Hoose.<\/p>\n<p>Ujeeddada laga lahaa booqashada wafdiga ayaa ahayd in la sameeyo qiimeyn istiraatiijig ah si loo muujiyo qaababka kala-guurka habsami la&#8217;aanta ah ee mas&#8217;uuliyadaha amniga \u00a0uu hawlgalka ATMIS ku wareejinayo Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya iyo dhismaha hawlgalka taageerada nabadda ee uu hoggaamiyo Midowga Afrika ATMIS ka-dib.<\/p>\n<p>ATMIS waxaa la filayaa in uu Soomaaliya ka baxo dhammaadka bisha Disembar 2024, sida ku cad Qaraarka Golaha Ammaanka ee tirsigiisu yahay 2710 (2023) Si kastaba ha ahaatee, waxaa jira qorsheyaal lagu dhisayo ciidan ATMIS ka-dib si uu gacan uga geysto ilaalinta xarumaha dadweynaha ee istiraatiijiga ah, xarumaha QM iyo dhismayaasha dowladda ee muhiimka ah.<\/p>\n<p>Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (SRCC) ee Soomaaliya, Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa wafdiga ku wehliyay safarkii ay ku tageen magaalada Baydhabo halkaasi oo ay wadahadal kula yeesheen Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed \u2018Laftagareen\u2019.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ka wadahadalnay arrimo la xiriira ilaalinta shacabka iyo waxqabadka ciidamadeenna iyo sidoo kale qabanqaabooyinka amniga iyo kulamada dabagalka ee joogtada ah ee ku saabsan ATMIS ka-dib 2025,\u201d ayuu yiri Danjire Souef, oo bogaadinaya doorka ciidamada Itoobiya ay ka qaadanayaan wiiqidda awoodda Al-Shabaab ee gobolka.<\/p>\n<p>Sarreeye Guud Dembele ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay fahamka xaaladda ka jirta degaanka iyo raadinta aragtiyada dadka si ay uga caawiyaan sameynta qorshe hawleed taabogal ah.<\/p>\n<p>\u201cSi aynu u keensano qalab hawl-qabad leh oo wax ka qabanaya xaaladda dhabta ah ee ku salaysan xaqiiqada, ayaa waxa loo baahan yahay in aan u dhawaanno dadka oo aan raadinno aragtiyadooda,\u201d ayuu xusay.<\/p>\n<p>Wafdiga waxaa la filayaa in uu u gudbiyo warbixinta qiimeynta iyo qorsheynta oo dhammeystiran Golaha Amaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika taas oo muujinaysa qaabka guud ee qabanqaabada amniga ee ATMIS ka-dib.","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 5 Maajo 2024 \u2013\u00a0Wafdi heer-sare ah oo ka socda Guddiga Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxa Qaybta Hawlgallada Taageerada Nabadda (PSOD), Sarreeye Guud Cheick Dembele, ayaa shacabka Soomaaliyeed u&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5173,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-5172","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Midowga Afrika (UA) oo Soomaaliya Dib-Ugu-Xaqiijiyey Taageero Ka Hor Bixitaanka ATMIS - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Midowga Afrika (UA) oo Soomaaliya Dib-Ugu-Xaqiijiyey Taageero Ka Hor Bixitaanka ATMIS - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdisho, 5 Maajo 2024 \u2013\u00a0Wafdi heer-sare ah oo ka socda Guddiga Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxa Qaybta Hawlgallada Taageerada Nabadda (PSOD), Sarreeye Guud Cheick Dembele, ayaa shacabka Soomaaliyeed u&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-05-05T13:30:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-06-19T06:02:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/53685100841_21673add03_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Midowga Afrika (UA) oo Soomaaliya Dib-Ugu-Xaqiijiyey Taageero Ka Hor Bixitaanka ATMIS\",\"datePublished\":\"2024-05-05T13:30:29+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-19T06:02:01+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/\"},\"wordCount\":1365,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/53685100841_21673add03_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/\",\"name\":\"Midowga Afrika (UA) oo Soomaaliya Dib-Ugu-Xaqiijiyey Taageero Ka Hor Bixitaanka ATMIS - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/53685100841_21673add03_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-05-05T13:30:29+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-19T06:02:01+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/53685100841_21673add03_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/53685100841_21673add03_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Midowga Afrika (UA) oo Soomaaliya Dib-Ugu-Xaqiijiyey Taageero Ka Hor Bixitaanka ATMIS\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Midowga Afrika (UA) oo Soomaaliya Dib-Ugu-Xaqiijiyey Taageero Ka Hor Bixitaanka ATMIS - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Midowga Afrika (UA) oo Soomaaliya Dib-Ugu-Xaqiijiyey Taageero Ka Hor Bixitaanka ATMIS - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdisho, 5 Maajo 2024 \u2013\u00a0Wafdi heer-sare ah oo ka socda Guddiga Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxa Qaybta Hawlgallada Taageerada Nabadda (PSOD), Sarreeye Guud Cheick Dembele, ayaa shacabka Soomaaliyeed u&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-05-05T13:30:29+00:00","article_modified_time":"2024-06-19T06:02:01+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/53685100841_21673add03_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Midowga Afrika (UA) oo Soomaaliya Dib-Ugu-Xaqiijiyey Taageero Ka Hor Bixitaanka ATMIS","datePublished":"2024-05-05T13:30:29+00:00","dateModified":"2024-06-19T06:02:01+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/"},"wordCount":1365,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/53685100841_21673add03_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/","name":"Midowga Afrika (UA) oo Soomaaliya Dib-Ugu-Xaqiijiyey Taageero Ka Hor Bixitaanka ATMIS - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/53685100841_21673add03_k.jpg","datePublished":"2024-05-05T13:30:29+00:00","dateModified":"2024-06-19T06:02:01+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/53685100841_21673add03_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/53685100841_21673add03_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-reassures-somalia-of-support-ahead-of-atmis-exit\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Midowga Afrika (UA) oo Soomaaliya Dib-Ugu-Xaqiijiyey Taageero Ka Hor Bixitaanka ATMIS"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5172","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5172"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5172\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5384,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5172\/revisions\/5384"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5173"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5172"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5172"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5172"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}