{"id":5165,"date":"2024-04-27T12:27:37","date_gmt":"2024-04-27T09:27:37","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=5165"},"modified":"2024-06-19T09:00:23","modified_gmt":"2024-06-19T06:00:23","slug":"atmis-staff-officers-conclude-induction-training","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/","title":{"rendered":"Saraakiil Ka Tirsan Hawlwadeennada ATMIS oo Soo Gebbogabeeyay Tababbar Indho-Fur Ah"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 26-ka Abriil 2024 \u2013\u00a0<\/strong>Koorso indho-fur degdeg ah oo shan maalmood soconeysa loo qabtey 32 sarkaal oo dhowaan dalka la keenay oo ka hawlgalaya Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku soo idlaaday baaq loogu diray saraakiishaasi in ay si hufnaan iyo xirfadlenimo ku dheehan tahay ay ugu adeegaan hawlgalka.<\/p>\n<p>Codsiga ah in laga shaqeeyo sidii loo sii gaari lahaa waajibaadka Hawlgalka loo igmaday ayaa waxaa Jimcihii Muqdisho ka soo jeediyay Ku-simaha Taliye Ku-xigeenka Ciidanka ATMIS ee qaabilsan Saadka iyo Taageerada, G. Sare Jean Bosco Sibondavyi, xilli uu guddoominayay xafladda xiritaanka tababbarka, oo ujeeddadeedu ahayd in saraakiisha lagu baro habraacyada jaango&#8217;an ee Hawlgalka (SOPs)<\/p>\n<p>\u201cHabraacyada SOPs, iyo xeer-anshaxeedka waa in si dhab ah loo qaato inta aad waajibaadkiinna gudaneysaan sidoo kale waqti ku qaata in aad qiimeysaan dhaqanka, diinta iyo luuqadda Soomaalida,\u201d ayuu yiri G. Sare Sibondavyi.<\/p>\n<p>Wuxuu rajo ka muujiyay in tababbarku uu saraakiisha ku qalabeeyay khibradda lagama maarmaanka u ah si ay si hufan uga qayb qaataan guusha Hawlgalka.<\/p>\n<p>Tababbarka waajibka ah ayaa waxaa loogu talagalay in lagu hubiyo in saraakiishu ay fahmeen jawiga shaqada, caqabadaha la filayo iyo tallaabooyinka lagu yareynayo.<\/p>\n<p>\u201cTababbarkan ayaa muhiimad gaar ah u leh hawlwadeen kastoo cusub ee ku soo biirra Hawlgalka, si uu ula qabsado xaaladda goobta, iyo sidoo kale in uu ka caawiyo hawsha loo igmaday,\u201d ayuu yiri Sarkaalka Tababbarka Militeriga ATMIS ahna isuduwaha koorsada, G. Dhexe Samuel Kwesi Alemawor.<\/p>\n<p>Saraakiisha ayaa waxaa la barey mowduucyo kala duwan oo ay ku jiraan anshaxa saraakiisha, xeer anshaxeedka iyo habraacyada (SOPS) ee ATMIS, anshax-marinta iyo ka hortagga xadgudubka galmada iyo dhiig-miirashada, xeerka dagaalka iyo sharciga colaadaha hubeysan.<\/p>\n<p>Waxay kaloo ay barteen waajibaadka ATMIS iyo qaab-dhismeedka hawlgalka, raadaaca iyo ka warbixinta dhibbanayaasha shacabka ah, dhaqanka iyo diinta Soomaalida, qaabka guud ee hawlgalka militeriga ATMIS, amniga ICT iyo habka xilgudashada ugu wanaagsan iyo wacyigelinta khatarta waxyaabaha qarxa.<\/p>\n<p>Saraakiishu waxay qireen muhiimadda uu tababbarka u leeyahay fulinta waajibaadyadooda.<\/p>\n<p>Madaxa Hawlgallada Militeriga ATMIS (COO) G. Sare Michael Katambira, ayaa wuxuu sheegay in tababbarka uu faa&#8217;iido u lahaa fahamka xaaladda dhulka ka jirta.<\/p>\n<p>\u201cWuxuu sidoo kale iga caawiyay fahamka dhaqanka dadka aan la shaqeyn doonno. Sidoo kale, si loo fahmo waajibaadka Hawlgalka iyo waxyaabaha la sameeyo iyo waxyaabaha aan la sameyn,\u201d ayuu yiri G. Sare Katambira.<\/p>\n<p>Gaashaanle Vicky Achiro, ayaa ka mahad celiyay aqoonta ay barteen, isagoo hoosta ka xariiqay muhiimada ay u leedahay gudashada waajibaadkooda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan baraney waxyaabo badan oo na hagi doonno oo noo sahlaya in aan hawlaheenna gudano.\u201d","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 26-ka Abriil 2024 \u2013\u00a0Koorso indho-fur degdeg ah oo shan maalmood soconeysa loo qabtey 32 sarkaal oo dhowaan dalka la keenay oo ka hawlgalaya Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":5166,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-5165","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Saraakiil Ka Tirsan Hawlwadeennada ATMIS oo Soo Gebbogabeeyay Tababbar Indho-Fur Ah - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 26 April 2024 - An intense five-day induction course for 32 newly deployed staff officers serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) ended with a call on the officers to serve with dedication and professionalism.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saraakiil Ka Tirsan Hawlwadeennada ATMIS oo Soo Gebbogabeeyay Tababbar Indho-Fur Ah - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 26 April 2024 - An intense five-day induction course for 32 newly deployed staff officers serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) ended with a call on the officers to serve with dedication and professionalism.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-04-27T09:27:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-06-19T06:00:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53680494500_b0417cf882_k-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Saraakiil Ka Tirsan Hawlwadeennada ATMIS oo Soo Gebbogabeeyay Tababbar Indho-Fur Ah\",\"datePublished\":\"2024-04-27T09:27:37+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-19T06:00:23+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/\"},\"wordCount\":1226,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53680494500_b0417cf882_k-1.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/\",\"name\":\"Saraakiil Ka Tirsan Hawlwadeennada ATMIS oo Soo Gebbogabeeyay Tababbar Indho-Fur Ah - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53680494500_b0417cf882_k-1.jpg\",\"datePublished\":\"2024-04-27T09:27:37+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-19T06:00:23+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 26 April 2024 - An intense five-day induction course for 32 newly deployed staff officers serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) ended with a call on the officers to serve with dedication and professionalism.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53680494500_b0417cf882_k-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53680494500_b0417cf882_k-1.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Saraakiil Ka Tirsan Hawlwadeennada ATMIS oo Soo Gebbogabeeyay Tababbar Indho-Fur Ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saraakiil Ka Tirsan Hawlwadeennada ATMIS oo Soo Gebbogabeeyay Tababbar Indho-Fur Ah - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 26 April 2024 - An intense five-day induction course for 32 newly deployed staff officers serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) ended with a call on the officers to serve with dedication and professionalism.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Saraakiil Ka Tirsan Hawlwadeennada ATMIS oo Soo Gebbogabeeyay Tababbar Indho-Fur Ah - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 26 April 2024 - An intense five-day induction course for 32 newly deployed staff officers serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) ended with a call on the officers to serve with dedication and professionalism.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2024-04-27T09:27:37+00:00","article_modified_time":"2024-06-19T06:00:23+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53680494500_b0417cf882_k-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Saraakiil Ka Tirsan Hawlwadeennada ATMIS oo Soo Gebbogabeeyay Tababbar Indho-Fur Ah","datePublished":"2024-04-27T09:27:37+00:00","dateModified":"2024-06-19T06:00:23+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/"},"wordCount":1226,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53680494500_b0417cf882_k-1.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/","name":"Saraakiil Ka Tirsan Hawlwadeennada ATMIS oo Soo Gebbogabeeyay Tababbar Indho-Fur Ah - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53680494500_b0417cf882_k-1.jpg","datePublished":"2024-04-27T09:27:37+00:00","dateModified":"2024-06-19T06:00:23+00:00","description":"Mogadishu, 26 April 2024 - An intense five-day induction course for 32 newly deployed staff officers serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) ended with a call on the officers to serve with dedication and professionalism.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53680494500_b0417cf882_k-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/53680494500_b0417cf882_k-1.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-staff-officers-conclude-induction-training\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Saraakiil Ka Tirsan Hawlwadeennada ATMIS oo Soo Gebbogabeeyay Tababbar Indho-Fur Ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5165","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5165"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5165\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5383,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5165\/revisions\/5383"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5166"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5165"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5165"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5165"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}